{"id":177445,"date":"2023-03-05T23:23:10","date_gmt":"2023-03-05T20:23:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177445"},"modified":"2023-03-05T23:23:10","modified_gmt":"2023-03-05T20:23:10","slug":"wasiir-kii-hore-ee-maaliyada-soomaaliya-oo-tagay-hargaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-kii-hore-ee-maaliyada-soomaaliya-oo-tagay-hargaysa\/","title":{"rendered":"Wasiir kii hore ee maaliyada Soomaaliya oo tagay Hargaysa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177446\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638136116442292570.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"390\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638136116442292570.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638136116442292570-300x177.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya Cabdiaraxmaan Du\u2019caale Bayle, ayaa galabta ka soo degay madaarka Cigaal ee Hargeysa kadib markii madaxweynaha Somaliland cafis u fidiyay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Bayle oo ahaa wasiirka maaliyada xiligii dowladii Farmaajo, ayaa la sheegay in uu cafis kasoo dalbaday madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, sida darteedna loo ogolaaday in uu kusoo laabto Somaliland oo uu kasoo jeedo.<\/p>\n<p>Wasiir Bayle ayaa kamid noqonaya madax iyo masuuliyiin Somaliland kasoo jeeda oo hore xilal uga soo qabtay xukuumada Soomaaliya, kuwaasi oo markii danbe isku soo dhiibay xukuumada Somaliland, kadib markii ay cafis soo dalbadeen.<\/p>\n<p>Maasuuliyiinta Somaliland dib ugu soo noqday waxa ugu danbeeyay ra&#8217;iisal wasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte iyo Mustafe Qodax oo ka tirsanaan jiray Aqalka Sare ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiir Bayle ayaa la sheegaa in uu hanti ku leeyahay magaalada Hargaysa, waraysi uu bixiyay kadib markii uu ka dhamaaday xilka wasiirka maaliyada, ayuu ku sheegay in uu rabo in uu Somaliland kusoo laabto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya Cabdiaraxmaan Du\u2019caale Bayle, ayaa galabta ka soo degay madaarka Cigaal ee Hargeysa kadib markii madaxweynaha Somaliland cafis u fidiyay. &nbsp; Bayle oo ahaa wasiirka maaliyada xiligii dowladii Farmaajo, ayaa la sheegay in uu cafis kasoo dalbaday madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, sida darteedna loo ogolaaday in uu kusoo laabto Somaliland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177446,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177445","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir kii hore ee maaliyada Soomaaliya oo tagay Hargaysa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-kii-hore-ee-maaliyada-soomaaliya-oo-tagay-hargaysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir kii hore ee maaliyada Soomaaliya oo tagay Hargaysa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya Cabdiaraxmaan Du\u2019caale Bayle, ayaa galabta ka soo degay madaarka Cigaal ee Hargeysa kadib markii madaxweynaha Somaliland cafis u fidiyay. &nbsp; Bayle oo ahaa wasiirka maaliyada xiligii dowladii Farmaajo, ayaa la sheegay in uu cafis kasoo dalbaday madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, sida darteedna loo ogolaaday in uu kusoo laabto Somaliland [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-kii-hore-ee-maaliyada-soomaaliya-oo-tagay-hargaysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-05T20:23:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638136116442292570.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"390\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-kii-hore-ee-maaliyada-soomaaliya-oo-tagay-hargaysa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-kii-hore-ee-maaliyada-soomaaliya-oo-tagay-hargaysa\/\",\"name\":\"Wasiir kii hore ee maaliyada Soomaaliya oo tagay Hargaysa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-kii-hore-ee-maaliyada-soomaaliya-oo-tagay-hargaysa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-kii-hore-ee-maaliyada-soomaaliya-oo-tagay-hargaysa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638136116442292570.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-03-05T20:23:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-kii-hore-ee-maaliyada-soomaaliya-oo-tagay-hargaysa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-kii-hore-ee-maaliyada-soomaaliya-oo-tagay-hargaysa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-kii-hore-ee-maaliyada-soomaaliya-oo-tagay-hargaysa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638136116442292570.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638136116442292570.jpeg\",\"width\":660,\"height\":390},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-kii-hore-ee-maaliyada-soomaaliya-oo-tagay-hargaysa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir kii hore ee maaliyada Soomaaliya oo tagay Hargaysa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir kii hore ee maaliyada Soomaaliya oo tagay Hargaysa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-kii-hore-ee-maaliyada-soomaaliya-oo-tagay-hargaysa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir kii hore ee maaliyada Soomaaliya oo tagay Hargaysa - Wardoon","og_description":"Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya Cabdiaraxmaan Du\u2019caale Bayle, ayaa galabta ka soo degay madaarka Cigaal ee Hargeysa kadib markii madaxweynaha Somaliland cafis u fidiyay. &nbsp; Bayle oo ahaa wasiirka maaliyada xiligii dowladii Farmaajo, ayaa la sheegay in uu cafis kasoo dalbaday madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, sida darteedna loo ogolaaday in uu kusoo laabto Somaliland [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-kii-hore-ee-maaliyada-soomaaliya-oo-tagay-hargaysa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-05T20:23:10+00:00","og_image":[{"width":660,"height":390,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638136116442292570.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-kii-hore-ee-maaliyada-soomaaliya-oo-tagay-hargaysa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-kii-hore-ee-maaliyada-soomaaliya-oo-tagay-hargaysa\/","name":"Wasiir kii hore ee maaliyada Soomaaliya oo tagay Hargaysa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-kii-hore-ee-maaliyada-soomaaliya-oo-tagay-hargaysa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-kii-hore-ee-maaliyada-soomaaliya-oo-tagay-hargaysa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638136116442292570.jpeg","datePublished":"2023-03-05T20:23:10+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-kii-hore-ee-maaliyada-soomaaliya-oo-tagay-hargaysa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-kii-hore-ee-maaliyada-soomaaliya-oo-tagay-hargaysa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-kii-hore-ee-maaliyada-soomaaliya-oo-tagay-hargaysa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638136116442292570.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202335638136116442292570.jpeg","width":660,"height":390},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-kii-hore-ee-maaliyada-soomaaliya-oo-tagay-hargaysa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir kii hore ee maaliyada Soomaaliya oo tagay Hargaysa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177445"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177445"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177445\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177447,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177445\/revisions\/177447"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177446"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177445"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177445"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177445"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}