{"id":177531,"date":"2023-03-08T18:51:45","date_gmt":"2023-03-08T15:51:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177531"},"modified":"2023-03-09T12:19:32","modified_gmt":"2023-03-09T09:19:32","slug":"daawo-barlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-sharciga-la-dagaalanka-argigixisada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-sharciga-la-dagaalanka-argigixisada\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Barlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay sharciga la dagaalanka argigixisada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177532\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202338638138576014539136.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"363\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202338638138576014539136.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202338638138576014539136-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Barlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay sharciga la dagalaanka Argigixisada, sharcigaas oo la sheegay inuu barlamaanku ku sameeyay dib u eegis.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Tiro 133 xildhibaan ah ayaa cod gacan taag ah ugu codeeyay sharcigan meel marintiisa, iyadoo saddex kalena ay diideen, halka 7 kalena ay ka aamuseen.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya, Sheikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo shir guddoominayay kulankan, ayaa sheegay, in sharcigaan laga beddelay qodobo u baahnaa in faafreeb lagu sameeyo, si loo kala saaro cidda ah argagaxiso.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA iyo wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya, ayaa ka mahad celiyay ansixinta hindise sharciyeedka La-dagaallanka Argagixisada.<\/p>\n<p>Waxay sheegeen inuu barlamaanka 11-aad meel mariyay sharci muhiim u ah ka hortagga iyo dabar goynta waxa loogu yeero kooxaha argagaxisada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa sheegay in Baarlamaanka 11aad uu ku aamananyahay ansixinta sharcigan maadama marar badan la horkeenay baarlamaanadii iyaga ka horreeyay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOfficialSomaliCable%2Fvideos%2F140785355577159%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Barlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay sharciga la dagalaanka Argigixisada, sharcigaas oo la sheegay inuu barlamaanku ku sameeyay dib u eegis. &nbsp; Tiro 133 xildhibaan ah ayaa cod gacan taag ah ugu codeeyay sharcigan meel marintiisa, iyadoo saddex kalena ay diideen, halka 7 kalena ay ka aamuseen. Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya, Sheikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo shir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177532,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177531","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Barlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay sharciga la dagaalanka argigixisada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-sharciga-la-dagaalanka-argigixisada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Barlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay sharciga la dagaalanka argigixisada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Barlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay sharciga la dagalaanka Argigixisada, sharcigaas oo la sheegay inuu barlamaanku ku sameeyay dib u eegis. &nbsp; Tiro 133 xildhibaan ah ayaa cod gacan taag ah ugu codeeyay sharcigan meel marintiisa, iyadoo saddex kalena ay diideen, halka 7 kalena ay ka aamuseen. Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya, Sheikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo shir [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-sharciga-la-dagaalanka-argigixisada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-08T15:51:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-09T09:19:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202338638138576014539136.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"363\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-sharciga-la-dagaalanka-argigixisada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-sharciga-la-dagaalanka-argigixisada\/\",\"name\":\"DAAWO:-Barlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay sharciga la dagaalanka argigixisada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-sharciga-la-dagaalanka-argigixisada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-sharciga-la-dagaalanka-argigixisada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202338638138576014539136.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-03-08T15:51:45+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-09T09:19:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-sharciga-la-dagaalanka-argigixisada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-sharciga-la-dagaalanka-argigixisada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-sharciga-la-dagaalanka-argigixisada\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202338638138576014539136.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202338638138576014539136.jpeg\",\"width\":660,\"height\":363},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-sharciga-la-dagaalanka-argigixisada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Barlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay sharciga la dagaalanka argigixisada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Barlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay sharciga la dagaalanka argigixisada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-sharciga-la-dagaalanka-argigixisada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Barlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay sharciga la dagaalanka argigixisada - Wardoon","og_description":"Barlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay sharciga la dagalaanka Argigixisada, sharcigaas oo la sheegay inuu barlamaanku ku sameeyay dib u eegis. &nbsp; Tiro 133 xildhibaan ah ayaa cod gacan taag ah ugu codeeyay sharcigan meel marintiisa, iyadoo saddex kalena ay diideen, halka 7 kalena ay ka aamuseen. Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya, Sheikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo shir [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-sharciga-la-dagaalanka-argigixisada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-08T15:51:45+00:00","article_modified_time":"2023-03-09T09:19:32+00:00","og_image":[{"width":660,"height":363,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202338638138576014539136.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-sharciga-la-dagaalanka-argigixisada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-sharciga-la-dagaalanka-argigixisada\/","name":"DAAWO:-Barlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay sharciga la dagaalanka argigixisada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-sharciga-la-dagaalanka-argigixisada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-sharciga-la-dagaalanka-argigixisada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202338638138576014539136.jpeg","datePublished":"2023-03-08T15:51:45+00:00","dateModified":"2023-03-09T09:19:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-sharciga-la-dagaalanka-argigixisada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-sharciga-la-dagaalanka-argigixisada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-sharciga-la-dagaalanka-argigixisada\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202338638138576014539136.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/202338638138576014539136.jpeg","width":660,"height":363},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-barlamaanka-soomaaliya-oo-ansixiyay-sharciga-la-dagaalanka-argigixisada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Barlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay sharciga la dagaalanka argigixisada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177531"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177531"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177531\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177535,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177531\/revisions\/177535"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177532"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177531"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177531"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177531"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}