{"id":177541,"date":"2023-03-09T12:24:24","date_gmt":"2023-03-09T09:24:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177541"},"modified":"2023-03-09T12:24:24","modified_gmt":"2023-03-09T09:24:24","slug":"mahad-xaaji-oo-xil-sare-looga-magacaabay-maxkamadda-caalamiga-ee-icc","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-xaaji-oo-xil-sare-looga-magacaabay-maxkamadda-caalamiga-ee-icc\/","title":{"rendered":"Mahad Xaaji oo xil sare looga magacaabay maxkamadda Caalamiga ee ICC"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-177542\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/mahdi.webp\" alt=\"\" width=\"508\" height=\"602\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/mahdi.webp 468w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/mahdi-253x300.webp 253w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/mahdi-354x420.webp 354w\" sizes=\"(max-width: 508px) 100vw, 508px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Maamulka ugu sareeya ee Maxkamadda dambiyada caalamiga ee ICC Marwo Silvia Fernandez De Gurmendi ayaa u magacowdey la taliyaheed qaaska ee Soomaaliya Mudane Mahad Axmad Xaaji.<\/p>\n<p>Mudane Mahad Xaaji ayaa sidoo kale noqonaya lataliyaha gaarka ah ee ku biirista Soomaaliya ee Heshiiska Roma ee maxkamadda dambiya caalamiga ah ee ICC oo muhiimad gaar ah u leh Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mahad ayaa horay u ahaa lataliyaha gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aaadan Maxamed Nuur (Madoobe) ee Baarlamaanka Adduunka.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee lCC ay qof Soomaali u magacowdo xil aad u sareeya, taas oo taariikhda dhicin, wuxuuna Mahad ka shaqeyn doonaa Arrimaha Soomaaliya, iyo la xisaabtanka shaqsiyaadka iyo kooxaha Soomaaliya ka galay dambiyada dagaal.<\/p>\n<p>Waxaa la joogaa waqtigii ay Soomaaliya ku soo biiri laheyd maxkamada addunnka hadii aynan taas dhicin, waxaa dhici karta in sidee Libya oo maxkamadaaan ka mid aheyn iyo Sudan ee dhacdey 2004 iyo 2014 in Golaha Amaanka loo diro tixraac oo toos ay u soo faro geliso Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxey magacaabista Mahad Xaaji ee ICC ku tuseysaa in maxkamadda ku soo socto baaritaankeeda arrimaha Soomaaliya oo dad badan oo xilal haya iyo kuwa horay usoo qabtay lala xisaabtami doono.<\/p>\n<p>Si taas loo gaaro Dowladda Soomaaliya waxaa kaga bixi kartaa in Baarlamaanka uu codeyooyo in ay ku biiraan ICC si ay Soomaaliya iyada u gaarto go\u2019aankeed sida uu qabo Dastuurka ICC ee Roma Statute in hadii dalka ku soo biiro uu isaga awood u leeyahey in soo dalbado baarista ICC.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe ayaa hambalyo u diray Mahad Xaaji waxaana uu ku tilmaamay shaqsi howlkar ah oo kasoo dhalaali kara mas\u2019uuliyadda culus ee lagu aaminay.<\/p>\n<p>Mudane Mahad Axmad Xaaji ayaa horay ula soo shaqeeyay hay\u2019ado caalami ah oo Midowyga Yurub kamid yahay waana aqoon yahan Soomaaliyeed oo arrimaha Geeska Afrika aad uga faalooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamulka ugu sareeya ee Maxkamadda dambiyada caalamiga ee ICC Marwo Silvia Fernandez De Gurmendi ayaa u magacowdey la taliyaheed qaaska ee Soomaaliya Mudane Mahad Axmad Xaaji. Mudane Mahad Xaaji ayaa sidoo kale noqonaya lataliyaha gaarka ah ee ku biirista Soomaaliya ee Heshiiska Roma ee maxkamadda dambiya caalamiga ah ee ICC oo muhiimad gaar ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177542,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177541","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mahad Xaaji oo xil sare looga magacaabay maxkamadda Caalamiga ee ICC - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-xaaji-oo-xil-sare-looga-magacaabay-maxkamadda-caalamiga-ee-icc\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mahad Xaaji oo xil sare looga magacaabay maxkamadda Caalamiga ee ICC - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Maamulka ugu sareeya ee Maxkamadda dambiyada caalamiga ee ICC Marwo Silvia Fernandez De Gurmendi ayaa u magacowdey la taliyaheed qaaska ee Soomaaliya Mudane Mahad Axmad Xaaji. Mudane Mahad Xaaji ayaa sidoo kale noqonaya lataliyaha gaarka ah ee ku biirista Soomaaliya ee Heshiiska Roma ee maxkamadda dambiya caalamiga ah ee ICC oo muhiimad gaar ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-xaaji-oo-xil-sare-looga-magacaabay-maxkamadda-caalamiga-ee-icc\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-09T09:24:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/mahdi.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"468\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"555\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-xaaji-oo-xil-sare-looga-magacaabay-maxkamadda-caalamiga-ee-icc\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-xaaji-oo-xil-sare-looga-magacaabay-maxkamadda-caalamiga-ee-icc\/\",\"name\":\"Mahad Xaaji oo xil sare looga magacaabay maxkamadda Caalamiga ee ICC - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-xaaji-oo-xil-sare-looga-magacaabay-maxkamadda-caalamiga-ee-icc\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-xaaji-oo-xil-sare-looga-magacaabay-maxkamadda-caalamiga-ee-icc\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/mahdi.webp\",\"datePublished\":\"2023-03-09T09:24:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-xaaji-oo-xil-sare-looga-magacaabay-maxkamadda-caalamiga-ee-icc\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-xaaji-oo-xil-sare-looga-magacaabay-maxkamadda-caalamiga-ee-icc\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-xaaji-oo-xil-sare-looga-magacaabay-maxkamadda-caalamiga-ee-icc\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/mahdi.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/mahdi.webp\",\"width\":468,\"height\":555},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-xaaji-oo-xil-sare-looga-magacaabay-maxkamadda-caalamiga-ee-icc\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mahad Xaaji oo xil sare looga magacaabay maxkamadda Caalamiga ee ICC\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mahad Xaaji oo xil sare looga magacaabay maxkamadda Caalamiga ee ICC - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-xaaji-oo-xil-sare-looga-magacaabay-maxkamadda-caalamiga-ee-icc\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mahad Xaaji oo xil sare looga magacaabay maxkamadda Caalamiga ee ICC - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Maamulka ugu sareeya ee Maxkamadda dambiyada caalamiga ee ICC Marwo Silvia Fernandez De Gurmendi ayaa u magacowdey la taliyaheed qaaska ee Soomaaliya Mudane Mahad Axmad Xaaji. Mudane Mahad Xaaji ayaa sidoo kale noqonaya lataliyaha gaarka ah ee ku biirista Soomaaliya ee Heshiiska Roma ee maxkamadda dambiya caalamiga ah ee ICC oo muhiimad gaar ah [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-xaaji-oo-xil-sare-looga-magacaabay-maxkamadda-caalamiga-ee-icc\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-09T09:24:24+00:00","og_image":[{"width":468,"height":555,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/mahdi.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-xaaji-oo-xil-sare-looga-magacaabay-maxkamadda-caalamiga-ee-icc\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-xaaji-oo-xil-sare-looga-magacaabay-maxkamadda-caalamiga-ee-icc\/","name":"Mahad Xaaji oo xil sare looga magacaabay maxkamadda Caalamiga ee ICC - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-xaaji-oo-xil-sare-looga-magacaabay-maxkamadda-caalamiga-ee-icc\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-xaaji-oo-xil-sare-looga-magacaabay-maxkamadda-caalamiga-ee-icc\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/mahdi.webp","datePublished":"2023-03-09T09:24:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-xaaji-oo-xil-sare-looga-magacaabay-maxkamadda-caalamiga-ee-icc\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-xaaji-oo-xil-sare-looga-magacaabay-maxkamadda-caalamiga-ee-icc\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-xaaji-oo-xil-sare-looga-magacaabay-maxkamadda-caalamiga-ee-icc\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/mahdi.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/mahdi.webp","width":468,"height":555},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-xaaji-oo-xil-sare-looga-magacaabay-maxkamadda-caalamiga-ee-icc\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mahad Xaaji oo xil sare looga magacaabay maxkamadda Caalamiga ee ICC"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177541"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177541"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177541\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177543,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177541\/revisions\/177543"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177542"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177541"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177541"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177541"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}