{"id":177598,"date":"2023-03-10T13:16:23","date_gmt":"2023-03-10T10:16:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177598"},"modified":"2023-03-10T13:16:23","modified_gmt":"2023-03-10T10:16:23","slug":"dalkii-ugu-horeeyay-oo-somalia-usoo-diray-ciidamo-aanan-ahayn-atmis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dalkii-ugu-horeeyay-oo-somalia-usoo-diray-ciidamo-aanan-ahayn-atmis\/","title":{"rendered":"Dalkii ugu horeeyay oo Somalia usoo diray ciidamo aanan ahayn ATMIS"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177600\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/52220326373_f4b18646d8_k.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/52220326373_f4b18646d8_k.jpeg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/52220326373_f4b18646d8_k-300x200.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/52220326373_f4b18646d8_k-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/52220326373_f4b18646d8_k-768x512.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/52220326373_f4b18646d8_k-1536x1024.jpeg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/52220326373_f4b18646d8_k-696x464.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/52220326373_f4b18646d8_k-1068x712.jpeg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/52220326373_f4b18646d8_k-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Magaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay gaaray ciidan cusub oo Itoobiyaan ah, kuwaasi oo ka madax-banaan howl-galka Midowga Afrika ee ATMIS (ex-AMISOM).<\/p>\n<p>Ciidamadan ayaa sidoo kale waxaa la socday Madaxa hawl-galinta ciidanka militariga dowladda Itoobiya General Tasfaye Ayalew iyo Taliyaha guud ee ciidanka xoogga gaarka ee dowlad deegaanka Soomaalida iyo Sarakiil kale oo ka socotay dowladda Itoobiya.<\/p>\n<p>Masuuliyiintan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Doolow kusoo dhaweeyay saraakiisha ciidamada, guddoomiyaha degmada Maxamed Lafeey iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.<\/p>\n<p>Ciidankan ayaa waxay fariisimo cusub ka sameysteen aagga garoonka diyaaradaha magaalada, waxayna qeyb ka yihiin fulinta howl-gal wada-jir ah oo go\u2019aankiisa madaxda dalalka safka hore ku gaareen magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa socda qorshe lagu doonayo in ciidankan aan ka tirsaneyn howl-galka ATMIS ee Itoobiyaanka ah lagu geynayo degmada Baardheere ee gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Hoggaamiyayaasha Itoobiya, Jabuuti iyo Kenya ayaa 1-dii Febraayo ka qeyb-galay kulan madaxeed uu Muqdisho ku marti-geliyey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>War-murtiyeed kasoo baxay kulankaas ayey ku sheegeen inay isku raaceen inay si wadajir ah u qorsheeyaan una abaabulaan olole howlgal \u201coo lagu raadinayo laguna burburinayo\u201d Al-Shabaab, kaasi oo ah dhowr jiho.<\/p>\n<p>Itoobiya ayaa noqotay dalkii ugu horeeyay ee si rasmi ah u fuliya heshiiskaasi. Jabuuti iyo Kenya ayaa sidoo kale ciidamo dheeraad ah kusoo dari doona ciidamada horey dalka ugu sugnaa ee qeybta ka ah howl-galka ATMIS.<\/p>\n<p>Ciidamadan ayaa qeyb ka noqonaya howl-galka dalalka safka hore ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, kaasi oo lagu xoojinayo dagaalka ka socda dalka, oo deegaano horleh looga xoreeyay kooxda.<\/p>\n<p>La-taliyaha amniga qaranka ee madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali oo dhawaan shaaciyay in ciidamadan soo gaari doonaan dalka ayaa waxa uu yiri \u201cKaalintooda waa inay si wadajir ah u qorsheeyaan uguna howlgalaan taliska ciidamada amniga Soomaaliya. Sidaas darteed, waxay la dagaalami doonaan Al-Shabaab, ayaga oo garab taagan ciidamada Soomaaliya. Waa sidaas qorshaha.\u201d<\/p>\n<p>Matt Bryden, oo ah khabiir amniga Geeska Afrika ah ayaa sheegay in ciidamada dheeraadka ah, ee aan qeybta ka aheyn ATMIS \u201cay dedejin karaan dadaalalda lagu wiiqayo loogana adkaanayo Al-Shabaab.\u201d<\/p>\n<p>\u201cTan iyo markii dowladda federaalka iyo saaxiibadeeda ay ku dhowaaqeen damacooda, Al-Shabaab waxay u badan tahay inay kala dirtay dagaal-yahannadeeda si ay uga fogaato dagaal militari oo toos ah,\u201d ayuu yiri.<br \/>\nBryden ayaa ka digay in guusha wejiga labaad ee duulaanka ay ku xirnaan doonto laba arrin oo muhiim ah.<\/p>\n<p>\u201cKan koowaad waa qorsheyn,\u201d ayuu yiri<\/p>\n<p>\u201cHowl-gallada ka hortagga argagixisada waa inay noqdeen kuwa ay sirdoonka hoggaamiyaan oo leh ujeedooyin cad, sida burburinta saldhigyada la yaqaan ee Al-Shabaab iyo dilka hoggaamiyayaasha sare.\u201d<br \/>\nArirnta labaad ayuu ku sheegay in la helo ciidamo xaqiijiya oo gacanta ku haya deegaanada laga qabsado kooxda, ayuu yiri.<\/p>\n<p>\u201cHowl-galladii ugu dambeeyey ee dowladda ee ka dhanka ahaa Al-Shabaab ee gobollada dhexe, waxay muujiyeen maqnaanshaha ciidamada awood u leh inay sii hayaan deegaanada,\u201d ayuu yir Bryden.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay gaaray ciidan cusub oo Itoobiyaan ah, kuwaasi oo ka madax-banaan howl-galka Midowga Afrika ee ATMIS (ex-AMISOM). Ciidamadan ayaa sidoo kale waxaa la socday Madaxa hawl-galinta ciidanka militariga dowladda Itoobiya General Tasfaye Ayalew iyo Taliyaha guud ee ciidanka xoogga gaarka ee dowlad deegaanka Soomaalida iyo Sarakiil [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177600,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177598","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dalkii ugu horeeyay oo Somalia usoo diray ciidamo aanan ahayn ATMIS - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dalkii-ugu-horeeyay-oo-somalia-usoo-diray-ciidamo-aanan-ahayn-atmis\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dalkii ugu horeeyay oo Somalia usoo diray ciidamo aanan ahayn ATMIS - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay gaaray ciidan cusub oo Itoobiyaan ah, kuwaasi oo ka madax-banaan howl-galka Midowga Afrika ee ATMIS (ex-AMISOM). Ciidamadan ayaa sidoo kale waxaa la socday Madaxa hawl-galinta ciidanka militariga dowladda Itoobiya General Tasfaye Ayalew iyo Taliyaha guud ee ciidanka xoogga gaarka ee dowlad deegaanka Soomaalida iyo Sarakiil [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dalkii-ugu-horeeyay-oo-somalia-usoo-diray-ciidamo-aanan-ahayn-atmis\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-10T10:16:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/52220326373_f4b18646d8_k.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dalkii-ugu-horeeyay-oo-somalia-usoo-diray-ciidamo-aanan-ahayn-atmis\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dalkii-ugu-horeeyay-oo-somalia-usoo-diray-ciidamo-aanan-ahayn-atmis\/\",\"name\":\"Dalkii ugu horeeyay oo Somalia usoo diray ciidamo aanan ahayn ATMIS - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dalkii-ugu-horeeyay-oo-somalia-usoo-diray-ciidamo-aanan-ahayn-atmis\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dalkii-ugu-horeeyay-oo-somalia-usoo-diray-ciidamo-aanan-ahayn-atmis\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/52220326373_f4b18646d8_k.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-03-10T10:16:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dalkii-ugu-horeeyay-oo-somalia-usoo-diray-ciidamo-aanan-ahayn-atmis\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dalkii-ugu-horeeyay-oo-somalia-usoo-diray-ciidamo-aanan-ahayn-atmis\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dalkii-ugu-horeeyay-oo-somalia-usoo-diray-ciidamo-aanan-ahayn-atmis\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/52220326373_f4b18646d8_k.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/52220326373_f4b18646d8_k.jpeg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dalkii-ugu-horeeyay-oo-somalia-usoo-diray-ciidamo-aanan-ahayn-atmis\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dalkii ugu horeeyay oo Somalia usoo diray ciidamo aanan ahayn ATMIS\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dalkii ugu horeeyay oo Somalia usoo diray ciidamo aanan ahayn ATMIS - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dalkii-ugu-horeeyay-oo-somalia-usoo-diray-ciidamo-aanan-ahayn-atmis\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dalkii ugu horeeyay oo Somalia usoo diray ciidamo aanan ahayn ATMIS - Wardoon","og_description":"Magaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay gaaray ciidan cusub oo Itoobiyaan ah, kuwaasi oo ka madax-banaan howl-galka Midowga Afrika ee ATMIS (ex-AMISOM). Ciidamadan ayaa sidoo kale waxaa la socday Madaxa hawl-galinta ciidanka militariga dowladda Itoobiya General Tasfaye Ayalew iyo Taliyaha guud ee ciidanka xoogga gaarka ee dowlad deegaanka Soomaalida iyo Sarakiil [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dalkii-ugu-horeeyay-oo-somalia-usoo-diray-ciidamo-aanan-ahayn-atmis\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-10T10:16:23+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/52220326373_f4b18646d8_k.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dalkii-ugu-horeeyay-oo-somalia-usoo-diray-ciidamo-aanan-ahayn-atmis\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dalkii-ugu-horeeyay-oo-somalia-usoo-diray-ciidamo-aanan-ahayn-atmis\/","name":"Dalkii ugu horeeyay oo Somalia usoo diray ciidamo aanan ahayn ATMIS - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dalkii-ugu-horeeyay-oo-somalia-usoo-diray-ciidamo-aanan-ahayn-atmis\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dalkii-ugu-horeeyay-oo-somalia-usoo-diray-ciidamo-aanan-ahayn-atmis\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/52220326373_f4b18646d8_k.jpeg","datePublished":"2023-03-10T10:16:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dalkii-ugu-horeeyay-oo-somalia-usoo-diray-ciidamo-aanan-ahayn-atmis\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dalkii-ugu-horeeyay-oo-somalia-usoo-diray-ciidamo-aanan-ahayn-atmis\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dalkii-ugu-horeeyay-oo-somalia-usoo-diray-ciidamo-aanan-ahayn-atmis\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/52220326373_f4b18646d8_k.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/52220326373_f4b18646d8_k.jpeg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dalkii-ugu-horeeyay-oo-somalia-usoo-diray-ciidamo-aanan-ahayn-atmis\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dalkii ugu horeeyay oo Somalia usoo diray ciidamo aanan ahayn ATMIS"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177598"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177598"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177598\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177601,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177598\/revisions\/177601"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177600"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177598"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177598"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177598"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}