{"id":177723,"date":"2023-03-17T21:10:59","date_gmt":"2023-03-17T18:10:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177723"},"modified":"2023-03-18T13:00:43","modified_gmt":"2023-03-18T10:00:43","slug":"akhriso-war-murtiyieed-laga-soo-saaray-shirkii-baydhaba","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyieed-laga-soo-saaray-shirkii-baydhaba\/","title":{"rendered":"Akhriso:-War-murtiyieed  laga soo saaray shirkii Baydhaba"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177704\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335638562_683061610260881_5914655106947430481_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335638562_683061610260881_5914655106947430481_n.jpeg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335638562_683061610260881_5914655106947430481_n-300x200.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335638562_683061610260881_5914655106947430481_n-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335638562_683061610260881_5914655106947430481_n-768x512.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335638562_683061610260881_5914655106947430481_n-1536x1025.jpeg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335638562_683061610260881_5914655106947430481_n-696x464.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335638562_683061610260881_5914655106947430481_n-1068x712.jpeg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335638562_683061610260881_5914655106947430481_n-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>War-saxaafadeed ayaa laga soo saaray shirkii magaalada Baydhaba uga socday madaxda golaha wadatashiga qaranka, shirkaas oo Baydhaba ka socday labadii maalmood ee lasoo dhaafay waxaa shir guddoominayey madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso war-saxaafadeed oo dhameystiran<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka 5aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) kaas oo lagu qabtay Baydhabo 15\u201317 Maarso, 2023. Shirka waxaa ka soo qaybgalay Ra\u2019iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamza Cabdi Barre, Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdishu Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale). Golaha Wadatashiga Qaran ayaa kulankooda uga doodey ajandeyaashii lagu balansanaa ee Federaalaynta Maaliyadda dalka, Dimuqraadiyaynta iyo heshiiska Doorashooyinka labada heer ee Federaalka iyo DXDF, iyo Dhameystirka Heshiiska Qaab-dhismeedka Amniga Qaranka ee April 2017. Sidoo kale, Golaha ayaa iska xog wareystay xaaladda amni ee dalka, saameynta abaaraha iyo qodobo kale.<\/p>\n<p><strong>QODOBADA HESHIISKA EE SHIRKA KA SOO BAXAY<\/strong><\/p>\n<p>Iyada oo la tixraacayo heshiisyadii iyo warmurtiyeedyadii ka soo baxay shirarkii hore ee Golaha Wadatashiga Qaran, Goluhu marka laga reebo Puntland, wuxuu ka wada hadley kuna heshiiyey qodobada soo socda iyo lifaaqyada qodob kasta oo la socda war-murtiyeedkan:<\/p>\n<p><strong>1. FEDERAALAYNTA MAALIYADDA DALKA<\/strong><br \/>\nIyadoo la tixgelinayo heshiiskii Astaynta Awoodaha ee Golohu ku heshiiyay December 2022, Golaha wuxuu isku raacay in la qaato mabaadi\u2019da Federaaleynta Maaliyadda oo ka kooban; (1) Astaynta iyo cayimidda ilaha dakhliga, (2) Wadaagga Dakhliga. Sidoo kale, Goluhu wuxuu ku heshiiyay in la unko laba hey\u2019adood oo kala madaxbannaan oo aan looga maarmin hannaanka federaalaynta maaliyadda oo kala 3 noqonaya; (1) Hay\u2019adda Dakhliga Qaranka, (2) Guddiga Qoondeynta iyo Dardar-gelinta Dakhliga.<\/p>\n<p>\u2022 Golaha wuxuu isla qaatay jadwal qeexaya sida mas\u2019uuliyadda dejinta siyaasadda canshuuraha u kala leeyihiin Dowladda Federaalka iyo DXDF.<\/p>\n<p>\u2022 Goluhu wuxuu isla gartay in deymaha dalka uu mustaqbalka qaadanayo ay noqdaan deymo u adeegayo horumarinta dhaqaalaha dalka oo la gelinaayo mashaariic is bixin kara, loona qoondeeyo si isku dheelitiran, loona maamulo si hufan, isla markaasna aan culeys deymo saari doonin jiilalka Soomaaliyeed ee mustaqbalka.<\/p>\n<p>Goluhu waxa uu isku raacay in lagu sii dhaqmo heshiiyadii iyo isafgardyadii hore ee daadajinta maaliyadda dalka inta laga hawl-galinayo dhisidda labada hay\u2019dood ee kor ku xusan.<\/p>\n<p><strong>2. DIMUQRAADIYAYNTA IYO DOORASHOOYINKA<\/strong><\/p>\n<p>Goluhu wuxuu ka dooday arrimaha doorashooyinka gaar ahaan in dalka la gaarsiiyo doorasho qof iyo cod ah. Dood iyo falanqayn dheer ka dib, Goluhu wuxuu isku raacay in gorfaynta arrimaha doorashooyinka lagu dhameystiro kulanka xiga ee Golaha oo dhici doona May 2023.<\/p>\n<p><strong>3. DHAMAYSTIRKA HESHIISKA QAAB-DHISMEEDKA AMNIGA QARANKA<\/strong><\/p>\n<p>\u2022 Goluha waxa uu isku raacay meelmarinta iyo ansixinta dhammeystirka dib-u-eegista lagu sameeyay Heshiiska Qaabdhismeedka Amniga Qaranka ee April 2017, kaas oo mar labaad dib loogu heshiiyay October 2022, waxa uuna saldhig u noqonayaa:<\/p>\n<p>-Dib u habeynata laamaha amniga;<br \/>\n-Tirada ciidamada;<br \/>\n-Waajibaadka hay\u2019adaha amniga;<br \/>\n-Amarka iyo kala danbeynta; iyo<br \/>\n-Maareynta baahiyaha dhaqaale ee laamaha amniga.<\/p>\n<p>Goluhu wuxuu u soo jeedinayaa DXDF in ay soo dhameystiraan maamul u sameynta degmooyinka iyo deegaannada la xoreeyay iyo kuwa laga 4 xoreyn doono cadowga si ay iskula jaanqaadaan holwgalka dib u xoreynta dalka, barnaamijka xasilinta iyo daadajinta adeegga dowladnimada. \u2022 Golaha Wada-tashiga Qaran waxaa uu mar kale bogaadiyay guulaha isdaba joogga ah ee ay gaarayaan ciidanka qalabka-sida oo kaashanaya Shacabka Soomaaliyeed oo guud ahaan dalka lagaga ciribtirayo khawaarijta. Sidoo kale, Goluhu wuxuu mar kale isla qaatay in ciribtirka kooxaha khawaarijta la dardargeliyo, la iskuna dubarido dadaallada kala duwan ee ka socda qaybaha kala duwan ee dalka.<\/p>\n<p><strong>4. QODOBO KALE<\/strong><\/p>\n<p>\u2022 Goluhu wuxuu isla gartay in guddi ka kooban Xubno ka mid ah Golaha Wadatashiga Qaran oo kala ah Cabdiaziz Xasan Maxamed (Laftagareen), Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) loo diro Dowladda Puntland, si ay doorkooda uga qaataan wada-hadalada masiiriga u ah dhameystirka dowlad dhiska dalka.<\/p>\n<p>Goluhu wuxuu soo dhoweynayaa wadajir ka iyo isku-duubnida ay muujiyeen Culimada Soomaaliyeed. Goluhu wuxuu bogaadinayaa dedaalka hagar la\u2019aanta oo ay Culimadu ka sameeyeen la dagaalanka Xag-jirka iyo Fatwadii sida wada jirka ah ay uga soo saareen Shirweynihii Qaran ee Culimada Soomaaliyeed oo taarikhiga ahaa.<\/p>\n<p>\u2022 Goluhu wuxuu bogaadinayaa Baarlamaanka Federaalka iyo Xukuumada JFS xilkasnimadoodii iyo dedaaladoodii ku aadanaa meelmarinta shuruucyo laf-dhabar u ah dhamaystirka dowlad dhiska dalka muddo aad u kooban gudaheeda.<\/p>\n<p>\u2022 Goluhu wuxuu si gaar ah u amaanayaa Ciidamada Qalabka sida ee geesiyiinta ah, DXDF iyo bulshada Soomaaliyeed halganka iyo doorka ay ka qaateen la-dagaalanka joogtada ah iyo ciribtirka khawaarijta shabaab oo dhibaato ba\u2019an ku ah dadka iyo dalka.<\/p>\n<p>Goluhu wuxuu baaq nabadeed u dirayaa dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Laascaanood, wuxuuna cambaareynayaa cid kasta oo qayb ka ah hurinta dagaalka iyo sii socoshada colaadda. Goluhu wuxuu soo 5 jeedinayaa wadada keliya ee xalka mushkiladda taagan inay tahay wadahadal. Dawladda Federaalku waxay diyaar u tahay inay mar walba kaalinteeda ka qaadato nabadeynta.<\/p>\n<p>\u2022 Goluhu wuxuu si gaar ah u bogaadinayaa shacabka iyo dowladaha Galmudug iyo Hirshabeelle guulaha waaweyn ay ka gaareen la dagaalanka Khawaarijta iyo dib u xoreynta deegaanada Galmudug.iyo Hirshabeelle.<\/p>\n<p>\u2022 Goluhu wuxuu u mahadcelinayaa Madaxweynaha Dawladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), xukuumadiisa iyo shacabka Koonfur Galbeed Soomaaliya sida sharafta leh oo ay u soo dhoweyeen wafdigii balaarnaa ee labada heer dowladeed una martigaliyeen Shirka Golaha Wadatashiga Qaran. Lifaaqyo: Heshiisyada ay Golaha ku heshiiyeen: 1. Heshiiska Dhameystirka Qaab-dhismeedka Amniga Qaranka ee April 2017. 2. Federaalaynta Maaliyadda dalka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FVillaSomaliaOfficial%2Fvideos%2F969958747708575%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177724\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/FB_IMG_1679074311930.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"1018\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/FB_IMG_1679074311930.webp 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/FB_IMG_1679074311930-212x300.webp 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/FB_IMG_1679074311930-696x984.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/FB_IMG_1679074311930-297x420.webp 297w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-177725\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/FB_IMG_1679074313786.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"1018\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/FB_IMG_1679074313786.webp 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/FB_IMG_1679074313786-212x300.webp 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/FB_IMG_1679074313786-696x984.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/FB_IMG_1679074313786-297x420.webp 297w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-177726\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/FB_IMG_1679074316295.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"1018\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/FB_IMG_1679074316295.webp 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/FB_IMG_1679074316295-212x300.webp 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/FB_IMG_1679074316295-696x984.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/FB_IMG_1679074316295-297x420.webp 297w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-177727\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/FB_IMG_1679074307833.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"1018\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/FB_IMG_1679074307833.webp 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/FB_IMG_1679074307833-212x300.webp 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/FB_IMG_1679074307833-696x984.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/FB_IMG_1679074307833-297x420.webp 297w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-177728\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/FB_IMG_1679074310009.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"1018\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/FB_IMG_1679074310009.webp 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/FB_IMG_1679074310009-212x300.webp 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/FB_IMG_1679074310009-696x984.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/FB_IMG_1679074310009-297x420.webp 297w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War-saxaafadeed ayaa laga soo saaray shirkii magaalada Baydhaba uga socday madaxda golaha wadatashiga qaranka, shirkaas oo Baydhaba ka socday labadii maalmood ee lasoo dhaafay waxaa shir guddoominayey madaxweyne Xasan Sheekh. Hoos ka akhriso war-saxaafadeed oo dhameystiran Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka 5aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) kaas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177704,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177723","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso:-War-murtiyieed laga soo saaray shirkii Baydhaba - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyieed-laga-soo-saaray-shirkii-baydhaba\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso:-War-murtiyieed laga soo saaray shirkii Baydhaba - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"War-saxaafadeed ayaa laga soo saaray shirkii magaalada Baydhaba uga socday madaxda golaha wadatashiga qaranka, shirkaas oo Baydhaba ka socday labadii maalmood ee lasoo dhaafay waxaa shir guddoominayey madaxweyne Xasan Sheekh. Hoos ka akhriso war-saxaafadeed oo dhameystiran Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka 5aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) kaas oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyieed-laga-soo-saaray-shirkii-baydhaba\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-17T18:10:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-18T10:00:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335638562_683061610260881_5914655106947430481_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyieed-laga-soo-saaray-shirkii-baydhaba\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyieed-laga-soo-saaray-shirkii-baydhaba\/\",\"name\":\"Akhriso:-War-murtiyieed laga soo saaray shirkii Baydhaba - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyieed-laga-soo-saaray-shirkii-baydhaba\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyieed-laga-soo-saaray-shirkii-baydhaba\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335638562_683061610260881_5914655106947430481_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-03-17T18:10:59+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-18T10:00:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyieed-laga-soo-saaray-shirkii-baydhaba\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyieed-laga-soo-saaray-shirkii-baydhaba\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyieed-laga-soo-saaray-shirkii-baydhaba\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335638562_683061610260881_5914655106947430481_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335638562_683061610260881_5914655106947430481_n.jpeg\",\"width\":2048,\"height\":1366},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyieed-laga-soo-saaray-shirkii-baydhaba\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso:-War-murtiyieed laga soo saaray shirkii Baydhaba\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso:-War-murtiyieed laga soo saaray shirkii Baydhaba - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyieed-laga-soo-saaray-shirkii-baydhaba\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso:-War-murtiyieed laga soo saaray shirkii Baydhaba - Wardoon","og_description":"War-saxaafadeed ayaa laga soo saaray shirkii magaalada Baydhaba uga socday madaxda golaha wadatashiga qaranka, shirkaas oo Baydhaba ka socday labadii maalmood ee lasoo dhaafay waxaa shir guddoominayey madaxweyne Xasan Sheekh. Hoos ka akhriso war-saxaafadeed oo dhameystiran Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka 5aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) kaas oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyieed-laga-soo-saaray-shirkii-baydhaba\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-17T18:10:59+00:00","article_modified_time":"2023-03-18T10:00:43+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1366,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335638562_683061610260881_5914655106947430481_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyieed-laga-soo-saaray-shirkii-baydhaba\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyieed-laga-soo-saaray-shirkii-baydhaba\/","name":"Akhriso:-War-murtiyieed laga soo saaray shirkii Baydhaba - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyieed-laga-soo-saaray-shirkii-baydhaba\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyieed-laga-soo-saaray-shirkii-baydhaba\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335638562_683061610260881_5914655106947430481_n.jpeg","datePublished":"2023-03-17T18:10:59+00:00","dateModified":"2023-03-18T10:00:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyieed-laga-soo-saaray-shirkii-baydhaba\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyieed-laga-soo-saaray-shirkii-baydhaba\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyieed-laga-soo-saaray-shirkii-baydhaba\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335638562_683061610260881_5914655106947430481_n.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335638562_683061610260881_5914655106947430481_n.jpeg","width":2048,"height":1366},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyieed-laga-soo-saaray-shirkii-baydhaba\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso:-War-murtiyieed laga soo saaray shirkii Baydhaba"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177723"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177723"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177723\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177731,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177723\/revisions\/177731"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177704"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177723"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177723"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177723"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}