{"id":177732,"date":"2023-03-18T13:04:15","date_gmt":"2023-03-18T10:04:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177732"},"modified":"2023-03-18T13:30:33","modified_gmt":"2023-03-18T10:30:33","slug":"daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-laascaanood-iyo-maxabiis-lakala-qabsaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-laascaanood-iyo-maxabiis-lakala-qabsaday\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Dagaal xooggan oo saakay ka qarxay Laascaanood iyo maxabiis lakala qabsaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177733\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-18-at-10.03.35.png\" alt=\"\" width=\"1442\" height=\"722\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-18-at-10.03.35.png 1442w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-18-at-10.03.35-300x150.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-18-at-10.03.35-1024x513.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-18-at-10.03.35-768x385.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-18-at-10.03.35-696x348.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-18-at-10.03.35-1068x535.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-18-at-10.03.35-839x420.png 839w\" sizes=\"(max-width: 1442px) 100vw, 1442px\" \/><\/p>\n<p>Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC ayaa saakay ka billowday dhowr jiho oo magaalada Laascaanood ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dagaalkan oo aad u culus ayaa la sheegayaa inay qeyb ka yihiin duqaymo lagu garacaayo magaalada Laaacaanood. Waxaana ka dhashay khasaare dhimasho, dhaawac ah iyo burbur isugu jira.<\/p>\n<p>Dagaalkaan ayaa kusoo beegmay ku dhawaad labo todobaad oo aanay jirin wax dagaal ah oo u dhaxeeya dhinacyada ku dagaalamayay magaalada Laascaanood ee caasimadda gobolka Sool.<\/p>\n<p>Waxay kusoo beegmaysaa xilli xalay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh uu soo dhoweeyay xabbad joojinta ka dhaqan gashay Laascaanood, isagoo ku bogaadiyay labada dhinac.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, afhayeenka SSC Cabdirisaaq Falaalug ayaa ku eedeeyay ciidamada Somaliland inay masuul ka yihiin dagaalka maanta ka socda magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Afhayeenka SSC wuxuu sheegay inay Somaliland isku dayeen inay dhinaca bari kasoo galaan magaalada Laascaanood. Wuxuu sidoo kale ku eedeeyay inay masuul ka yihiin waxyeelada ka dhalatay dagaalada iyo duqaymaha socda.<\/p>\n<p>Hadalka afhayeenka SSC ayaa kusoo aaday xilli Somaliland ay sheegtay in saakay dagaal lagusoo qaaday saldhigyadeeda kuyaala Laascaanood.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FHalbeegsool%2Fvideos%2F898029891309584%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FVOStv24%2Fvideos%2F601155428588405%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC ayaa saakay ka billowday dhowr jiho oo magaalada Laascaanood ah. &nbsp; Dagaalkan oo aad u culus ayaa la sheegayaa inay qeyb ka yihiin duqaymo lagu garacaayo magaalada Laaacaanood. Waxaana ka dhashay khasaare dhimasho, dhaawac ah iyo burbur isugu jira. Dagaalkaan ayaa kusoo beegmay ku dhawaad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177733,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177732","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Dagaal xooggan oo saakay ka qarxay Laascaanood iyo maxabiis lakala qabsaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-laascaanood-iyo-maxabiis-lakala-qabsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Dagaal xooggan oo saakay ka qarxay Laascaanood iyo maxabiis lakala qabsaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC ayaa saakay ka billowday dhowr jiho oo magaalada Laascaanood ah. &nbsp; Dagaalkan oo aad u culus ayaa la sheegayaa inay qeyb ka yihiin duqaymo lagu garacaayo magaalada Laaacaanood. Waxaana ka dhashay khasaare dhimasho, dhaawac ah iyo burbur isugu jira. Dagaalkaan ayaa kusoo beegmay ku dhawaad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-laascaanood-iyo-maxabiis-lakala-qabsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-18T10:04:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-18T10:30:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-18-at-10.03.35.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1442\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"722\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-laascaanood-iyo-maxabiis-lakala-qabsaday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-laascaanood-iyo-maxabiis-lakala-qabsaday\/\",\"name\":\"DAAWO:-Dagaal xooggan oo saakay ka qarxay Laascaanood iyo maxabiis lakala qabsaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-laascaanood-iyo-maxabiis-lakala-qabsaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-laascaanood-iyo-maxabiis-lakala-qabsaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-18-at-10.03.35.png\",\"datePublished\":\"2023-03-18T10:04:15+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-18T10:30:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-laascaanood-iyo-maxabiis-lakala-qabsaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-laascaanood-iyo-maxabiis-lakala-qabsaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-laascaanood-iyo-maxabiis-lakala-qabsaday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-18-at-10.03.35.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-18-at-10.03.35.png\",\"width\":1442,\"height\":722},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-laascaanood-iyo-maxabiis-lakala-qabsaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Dagaal xooggan oo saakay ka qarxay Laascaanood iyo maxabiis lakala qabsaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Dagaal xooggan oo saakay ka qarxay Laascaanood iyo maxabiis lakala qabsaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-laascaanood-iyo-maxabiis-lakala-qabsaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Dagaal xooggan oo saakay ka qarxay Laascaanood iyo maxabiis lakala qabsaday - Wardoon","og_description":"Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC ayaa saakay ka billowday dhowr jiho oo magaalada Laascaanood ah. &nbsp; Dagaalkan oo aad u culus ayaa la sheegayaa inay qeyb ka yihiin duqaymo lagu garacaayo magaalada Laaacaanood. Waxaana ka dhashay khasaare dhimasho, dhaawac ah iyo burbur isugu jira. Dagaalkaan ayaa kusoo beegmay ku dhawaad [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-laascaanood-iyo-maxabiis-lakala-qabsaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-03-18T10:04:15+00:00","article_modified_time":"2023-03-18T10:30:33+00:00","og_image":[{"width":1442,"height":722,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-18-at-10.03.35.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-laascaanood-iyo-maxabiis-lakala-qabsaday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-laascaanood-iyo-maxabiis-lakala-qabsaday\/","name":"DAAWO:-Dagaal xooggan oo saakay ka qarxay Laascaanood iyo maxabiis lakala qabsaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-laascaanood-iyo-maxabiis-lakala-qabsaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-laascaanood-iyo-maxabiis-lakala-qabsaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-18-at-10.03.35.png","datePublished":"2023-03-18T10:04:15+00:00","dateModified":"2023-03-18T10:30:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-laascaanood-iyo-maxabiis-lakala-qabsaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-laascaanood-iyo-maxabiis-lakala-qabsaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-laascaanood-iyo-maxabiis-lakala-qabsaday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-18-at-10.03.35.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Screenshot-2023-03-18-at-10.03.35.png","width":1442,"height":722},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-laascaanood-iyo-maxabiis-lakala-qabsaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Dagaal xooggan oo saakay ka qarxay Laascaanood iyo maxabiis lakala qabsaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177732"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177732"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177732\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177735,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177732\/revisions\/177735"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177733"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177732"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177732"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177732"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}