{"id":177856,"date":"2023-04-23T11:32:34","date_gmt":"2023-04-23T08:32:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177856"},"modified":"2023-04-23T19:25:26","modified_gmt":"2023-04-23T16:25:26","slug":"al-shabaab-oo-malaayiin-dollar-ku-bixinaysa-xilka-ka-qaadista-cali-jeyte","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-malaayiin-dollar-ku-bixinaysa-xilka-ka-qaadista-cali-jeyte\/","title":{"rendered":"Al-shabaab oo Malaayiin Dollar ku bixinaysa xilka ka qaadista Cali Jeyte"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177857\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2022123638056329290015773.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"330\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2022123638056329290015773.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2022123638056329290015773-300x150.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan xasillinta iyo arrimaha rayidka degaanada laga saaray Al-Shabaab ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay waddo qorshe lagu bedelayo guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan.<\/p>\n<p>Qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa Twitterka ayuu ku sheegay in Al-Shabaab ay malaayiin dollar ku bixineyso sidii meesha looga saari lahaa guddoomiye Cali Jayte Cismaan.<\/p>\n<p>Waxaa uu tilmamay in beddelaada Cali Jeyte ay ay tahay mid dan u ah Al-Shabaab, isla-markaana hoos u dhigeyso howlgallada ka dhanka ah kooxdaas.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan helnay xog lagu kalsoon yahay oo sheegeysa in Al-shabaab ay malaayiin lacag ah ku bixineyso sidii guddoomiye Cali Jeyte loo bedeli lahaa\u201d ayaa yiri Waare.<\/p>\n<p>Madaxweyne Cali Guudlaawe ayuu ugu baaqay inuusan ku fududaan xilka ka qaadisya Cali Jeyte xiligan xasaasiga ah.<\/p>\n<p>\u201cBedelka Guddoomiye Jeyte ayaa ah mid gurmad iyo nasteexo siinaysa Shabaab. Madaxweyne Guudlaawe Xuseen iska daa Guddoomiye Jeyte!\u201d ayuu intaas ku daray Waare.<\/p>\n<p>Hadalka Waare ayaa ku soo beegmaya xili uu khilaaf xoogan soo kala dhex galay Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo Guddoomiye Cali Jeyte kaasoo salka ku haya qaabka loo maareynayo canshuuraha ka soo xerooda gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Hadalka Waare ayaa dhinaca kale muujinaya inuu isla xiriirinayo Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo kooxda Al-shabaab taasoo ah eedeyn halis ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan xasillinta iyo arrimaha rayidka degaanada laga saaray Al-Shabaab ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay waddo qorshe lagu bedelayo guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan. Qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa Twitterka ayuu ku sheegay in Al-Shabaab ay malaayiin dollar ku bixineyso sidii meesha looga saari [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177857,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177856","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Al-shabaab oo Malaayiin Dollar ku bixinaysa xilka ka qaadista Cali Jeyte - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-malaayiin-dollar-ku-bixinaysa-xilka-ka-qaadista-cali-jeyte\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Al-shabaab oo Malaayiin Dollar ku bixinaysa xilka ka qaadista Cali Jeyte - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan xasillinta iyo arrimaha rayidka degaanada laga saaray Al-Shabaab ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay waddo qorshe lagu bedelayo guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan. Qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa Twitterka ayuu ku sheegay in Al-Shabaab ay malaayiin dollar ku bixineyso sidii meesha looga saari [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-malaayiin-dollar-ku-bixinaysa-xilka-ka-qaadista-cali-jeyte\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-04-23T08:32:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-04-23T16:25:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2022123638056329290015773.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"330\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-malaayiin-dollar-ku-bixinaysa-xilka-ka-qaadista-cali-jeyte\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-malaayiin-dollar-ku-bixinaysa-xilka-ka-qaadista-cali-jeyte\/\",\"name\":\"Al-shabaab oo Malaayiin Dollar ku bixinaysa xilka ka qaadista Cali Jeyte - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-malaayiin-dollar-ku-bixinaysa-xilka-ka-qaadista-cali-jeyte\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-malaayiin-dollar-ku-bixinaysa-xilka-ka-qaadista-cali-jeyte\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2022123638056329290015773.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-04-23T08:32:34+00:00\",\"dateModified\":\"2023-04-23T16:25:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-malaayiin-dollar-ku-bixinaysa-xilka-ka-qaadista-cali-jeyte\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-malaayiin-dollar-ku-bixinaysa-xilka-ka-qaadista-cali-jeyte\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-malaayiin-dollar-ku-bixinaysa-xilka-ka-qaadista-cali-jeyte\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2022123638056329290015773.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2022123638056329290015773.jpeg\",\"width\":660,\"height\":330},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-malaayiin-dollar-ku-bixinaysa-xilka-ka-qaadista-cali-jeyte\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Al-shabaab oo Malaayiin Dollar ku bixinaysa xilka ka qaadista Cali Jeyte\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Al-shabaab oo Malaayiin Dollar ku bixinaysa xilka ka qaadista Cali Jeyte - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-malaayiin-dollar-ku-bixinaysa-xilka-ka-qaadista-cali-jeyte\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Al-shabaab oo Malaayiin Dollar ku bixinaysa xilka ka qaadista Cali Jeyte - Wardoon","og_description":"Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan xasillinta iyo arrimaha rayidka degaanada laga saaray Al-Shabaab ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay waddo qorshe lagu bedelayo guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan. Qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa Twitterka ayuu ku sheegay in Al-Shabaab ay malaayiin dollar ku bixineyso sidii meesha looga saari [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-malaayiin-dollar-ku-bixinaysa-xilka-ka-qaadista-cali-jeyte\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-04-23T08:32:34+00:00","article_modified_time":"2023-04-23T16:25:26+00:00","og_image":[{"width":660,"height":330,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2022123638056329290015773.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-malaayiin-dollar-ku-bixinaysa-xilka-ka-qaadista-cali-jeyte\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-malaayiin-dollar-ku-bixinaysa-xilka-ka-qaadista-cali-jeyte\/","name":"Al-shabaab oo Malaayiin Dollar ku bixinaysa xilka ka qaadista Cali Jeyte - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-malaayiin-dollar-ku-bixinaysa-xilka-ka-qaadista-cali-jeyte\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-malaayiin-dollar-ku-bixinaysa-xilka-ka-qaadista-cali-jeyte\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2022123638056329290015773.jpeg","datePublished":"2023-04-23T08:32:34+00:00","dateModified":"2023-04-23T16:25:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-malaayiin-dollar-ku-bixinaysa-xilka-ka-qaadista-cali-jeyte\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-malaayiin-dollar-ku-bixinaysa-xilka-ka-qaadista-cali-jeyte\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-malaayiin-dollar-ku-bixinaysa-xilka-ka-qaadista-cali-jeyte\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2022123638056329290015773.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2022123638056329290015773.jpeg","width":660,"height":330},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-malaayiin-dollar-ku-bixinaysa-xilka-ka-qaadista-cali-jeyte\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Al-shabaab oo Malaayiin Dollar ku bixinaysa xilka ka qaadista Cali Jeyte"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177856"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177856"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177856\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177858,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177856\/revisions\/177858"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177857"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177856"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177856"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177856"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}