{"id":177860,"date":"2023-04-23T19:32:46","date_gmt":"2023-04-23T16:32:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=177860"},"modified":"2023-04-23T19:32:46","modified_gmt":"2023-04-23T16:32:46","slug":"daawo-muuse-biixi-iyo-rajiim-kiisa-waanu-iska-celinaynaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-rajiim-kiisa-waanu-iska-celinaynaa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Muuse Biixi iyo rajiim kiisa waanu iska celinaynaa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177861\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2023423638178364952549644.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"382\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2023423638178364952549644.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2023423638178364952549644-300x174.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo kamid ah isimada SSC ayaa sheegay in ay iska dicaafacayaan ciidamada Somaliland.<\/p>\n<p>Garaadka ayaa sheegay in anay dulaan ku ahayn beel gaar ah lakiin ay iska difaacayaan xukuumada Muuse Biixi, waxaanu sheegay in ciidamada Somaliland ay wali magaalada madaafiic kusoo garaacayaan.<\/p>\n<p>&#8220;Anagu Isaaq duulaan kuma nihin lakiin Muuse Biixi iyo rajiim kiisa waanu iska celinaynaa, cidna duulaan kuma nihin, cidna dal kuma haysano, Muuse Biixi saaka oo ugu danbaysay madaafiic ayuu soo ridayay, maalintii ciidana madaafiic ayuu masaajidka kusoo riday&#8221; ayuu yidhi Garaad Ismaaciil.<\/p>\n<p>Waxa uu ugu baaqay madaxweyne Biixi in uu ciidamada Somaliland ka saaro magaalada Laascaanood, waxaanu ku hanjabay in hadii ay bixi waayaan xoog lagaga saari doono.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaanu leenahay Muuse iyo rajiim kiisa wakhti yar ayaad haysataaye adoo nabad qaba deegaanada iskaga bax, hadii aad ka bixi waydo taariikh xumo iyo anaga oo dhulkayaga xukuna indhahaaga oo shan ah ayaad arki doonta&#8221; ayuu yidhi Garaad Ismaaciil.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in uu difaacayo deegaankiisa iyo dadkiisa, isla markaana gobolada SSC isaga wax laga waydiiyo wuxuuna amar ku siiyay ciidamadiisa in ay iska caabiyaan cidkasta oo ka hor timaada halganka ay ku jiraan.<\/p>\n<p>Garaadku waxa uu sheegay in Muuse Biixi uu talada deegaankiisa waxba ka waydiin waayay markii hore imikana aanu isaga waxba ka waydiinayn waxa uu ugu talinayo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FHalbeegsool%2Fvideos%2F234809865878871%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo kamid ah isimada SSC ayaa sheegay in ay iska dicaafacayaan ciidamada Somaliland. Garaadka ayaa sheegay in anay dulaan ku ahayn beel gaar ah lakiin ay iska difaacayaan xukuumada Muuse Biixi, waxaanu sheegay in ciidamada Somaliland ay wali magaalada madaafiic kusoo garaacayaan. &#8220;Anagu Isaaq duulaan kuma nihin lakiin Muuse Biixi iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177861,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-177860","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Muuse Biixi iyo rajiim kiisa waanu iska celinaynaa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-rajiim-kiisa-waanu-iska-celinaynaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Muuse Biixi iyo rajiim kiisa waanu iska celinaynaa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo kamid ah isimada SSC ayaa sheegay in ay iska dicaafacayaan ciidamada Somaliland. Garaadka ayaa sheegay in anay dulaan ku ahayn beel gaar ah lakiin ay iska difaacayaan xukuumada Muuse Biixi, waxaanu sheegay in ciidamada Somaliland ay wali magaalada madaafiic kusoo garaacayaan. &#8220;Anagu Isaaq duulaan kuma nihin lakiin Muuse Biixi iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-rajiim-kiisa-waanu-iska-celinaynaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-04-23T16:32:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2023423638178364952549644.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"382\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-rajiim-kiisa-waanu-iska-celinaynaa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-rajiim-kiisa-waanu-iska-celinaynaa\/\",\"name\":\"DAAWO:-Muuse Biixi iyo rajiim kiisa waanu iska celinaynaa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-rajiim-kiisa-waanu-iska-celinaynaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-rajiim-kiisa-waanu-iska-celinaynaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2023423638178364952549644.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-04-23T16:32:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-rajiim-kiisa-waanu-iska-celinaynaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-rajiim-kiisa-waanu-iska-celinaynaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-rajiim-kiisa-waanu-iska-celinaynaa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2023423638178364952549644.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2023423638178364952549644.jpeg\",\"width\":660,\"height\":382},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-rajiim-kiisa-waanu-iska-celinaynaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Muuse Biixi iyo rajiim kiisa waanu iska celinaynaa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Muuse Biixi iyo rajiim kiisa waanu iska celinaynaa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-rajiim-kiisa-waanu-iska-celinaynaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Muuse Biixi iyo rajiim kiisa waanu iska celinaynaa - Wardoon","og_description":"Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo kamid ah isimada SSC ayaa sheegay in ay iska dicaafacayaan ciidamada Somaliland. Garaadka ayaa sheegay in anay dulaan ku ahayn beel gaar ah lakiin ay iska difaacayaan xukuumada Muuse Biixi, waxaanu sheegay in ciidamada Somaliland ay wali magaalada madaafiic kusoo garaacayaan. &#8220;Anagu Isaaq duulaan kuma nihin lakiin Muuse Biixi iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-rajiim-kiisa-waanu-iska-celinaynaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-04-23T16:32:46+00:00","og_image":[{"width":660,"height":382,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2023423638178364952549644.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-rajiim-kiisa-waanu-iska-celinaynaa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-rajiim-kiisa-waanu-iska-celinaynaa\/","name":"DAAWO:-Muuse Biixi iyo rajiim kiisa waanu iska celinaynaa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-rajiim-kiisa-waanu-iska-celinaynaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-rajiim-kiisa-waanu-iska-celinaynaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2023423638178364952549644.jpeg","datePublished":"2023-04-23T16:32:46+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-rajiim-kiisa-waanu-iska-celinaynaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-rajiim-kiisa-waanu-iska-celinaynaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-rajiim-kiisa-waanu-iska-celinaynaa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2023423638178364952549644.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2023423638178364952549644.jpeg","width":660,"height":382},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-iyo-rajiim-kiisa-waanu-iska-celinaynaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Muuse Biixi iyo rajiim kiisa waanu iska celinaynaa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177860"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=177860"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177860\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177862,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/177860\/revisions\/177862"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177861"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=177860"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=177860"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=177860"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}