{"id":178172,"date":"2023-05-20T11:33:23","date_gmt":"2023-05-20T08:33:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178172"},"modified":"2023-05-20T11:38:56","modified_gmt":"2023-05-20T08:38:56","slug":"daawo-koox-yar-oo-riyoonaysa-ayaa-diidan-dimuqraadiyadda-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koox-yar-oo-riyoonaysa-ayaa-diidan-dimuqraadiyadda-puntland\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Koox yar oo riyoonaysa ayaa diidan dimuqraadiyadda Puntland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178173\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023520638201508801103930.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"401\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023520638201508801103930.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023520638201508801103930-300x182.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay koox yar kasoo horjeedaan doorashooyinka dimuqraadiyadda, isagoo kooxdaas ku tilmaamay kuwo riyoonaya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hadalka madaxweyne Deni ayaa u muuqday mid adkaynaya mowqifkiisa ku aadan qabsoomidda doorashada golayaasha deegaanka Puntland, xilli siyaasiyiinta mucaaradka ay diidan yihiin.<\/p>\n<p>&#8220;Koox yar oo riyo ku jira ayaa diidan dowladnimada iyo dimuqraadiyadda Puntland. Waxaa la arki jiray dad habeenkii riyooda. hadda waxaa soo baxay kuwa maalintii riyoonaya. Waxaan rajeynayaa inay riyadaas kasoo kacaan oo runta usoo daadegaan,&#8221; ayuu yiri madaxweyne Deni.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni waxa uu sheegay dadku inay isbeddeleen, ayna diyaar u yihiin inay codkooda wax ku doortaan, isagoo sheegay in lasoo gudbay heer dadka dhegta wax loogu sheegi jiray.<\/p>\n<p>Hadalkan ayuu madaxweye Deni ka sheegay isagoo safar ku marayay degaanada bariga Puntland, iskuna diyaarinaya doorashooyinka dowladaha hoose.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, siyaasiyiinta mucaaradka Puntland ayaa isku dayaya inay cunaqabatayn ku sameeyaan qalabka doorashada inuu ka baxo magaalada Garowe, iyadoo la sheegayo inay abaabuleen maleyshiyaad kasoo horjeeda doorashada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fplstatehouseofficial%2Fvideos%2F1280114205947606%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay koox yar kasoo horjeedaan doorashooyinka dimuqraadiyadda, isagoo kooxdaas ku tilmaamay kuwo riyoonaya. &nbsp; Hadalka madaxweyne Deni ayaa u muuqday mid adkaynaya mowqifkiisa ku aadan qabsoomidda doorashada golayaasha deegaanka Puntland, xilli siyaasiyiinta mucaaradka ay diidan yihiin. &#8220;Koox yar oo riyo ku jira ayaa diidan dowladnimada iyo dimuqraadiyadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178173,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178172","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Koox yar oo riyoonaysa ayaa diidan dimuqraadiyadda Puntland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koox-yar-oo-riyoonaysa-ayaa-diidan-dimuqraadiyadda-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Koox yar oo riyoonaysa ayaa diidan dimuqraadiyadda Puntland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay koox yar kasoo horjeedaan doorashooyinka dimuqraadiyadda, isagoo kooxdaas ku tilmaamay kuwo riyoonaya. &nbsp; Hadalka madaxweyne Deni ayaa u muuqday mid adkaynaya mowqifkiisa ku aadan qabsoomidda doorashada golayaasha deegaanka Puntland, xilli siyaasiyiinta mucaaradka ay diidan yihiin. &#8220;Koox yar oo riyo ku jira ayaa diidan dowladnimada iyo dimuqraadiyadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koox-yar-oo-riyoonaysa-ayaa-diidan-dimuqraadiyadda-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-05-20T08:33:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-05-20T08:38:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023520638201508801103930.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"401\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koox-yar-oo-riyoonaysa-ayaa-diidan-dimuqraadiyadda-puntland\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koox-yar-oo-riyoonaysa-ayaa-diidan-dimuqraadiyadda-puntland\/\",\"name\":\"DAAWO:-Koox yar oo riyoonaysa ayaa diidan dimuqraadiyadda Puntland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koox-yar-oo-riyoonaysa-ayaa-diidan-dimuqraadiyadda-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koox-yar-oo-riyoonaysa-ayaa-diidan-dimuqraadiyadda-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023520638201508801103930.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-05-20T08:33:23+00:00\",\"dateModified\":\"2023-05-20T08:38:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koox-yar-oo-riyoonaysa-ayaa-diidan-dimuqraadiyadda-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koox-yar-oo-riyoonaysa-ayaa-diidan-dimuqraadiyadda-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koox-yar-oo-riyoonaysa-ayaa-diidan-dimuqraadiyadda-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023520638201508801103930.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023520638201508801103930.jpeg\",\"width\":660,\"height\":401},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koox-yar-oo-riyoonaysa-ayaa-diidan-dimuqraadiyadda-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Koox yar oo riyoonaysa ayaa diidan dimuqraadiyadda Puntland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Koox yar oo riyoonaysa ayaa diidan dimuqraadiyadda Puntland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koox-yar-oo-riyoonaysa-ayaa-diidan-dimuqraadiyadda-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Koox yar oo riyoonaysa ayaa diidan dimuqraadiyadda Puntland - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay koox yar kasoo horjeedaan doorashooyinka dimuqraadiyadda, isagoo kooxdaas ku tilmaamay kuwo riyoonaya. &nbsp; Hadalka madaxweyne Deni ayaa u muuqday mid adkaynaya mowqifkiisa ku aadan qabsoomidda doorashada golayaasha deegaanka Puntland, xilli siyaasiyiinta mucaaradka ay diidan yihiin. &#8220;Koox yar oo riyo ku jira ayaa diidan dowladnimada iyo dimuqraadiyadda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koox-yar-oo-riyoonaysa-ayaa-diidan-dimuqraadiyadda-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-05-20T08:33:23+00:00","article_modified_time":"2023-05-20T08:38:56+00:00","og_image":[{"width":660,"height":401,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023520638201508801103930.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koox-yar-oo-riyoonaysa-ayaa-diidan-dimuqraadiyadda-puntland\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koox-yar-oo-riyoonaysa-ayaa-diidan-dimuqraadiyadda-puntland\/","name":"DAAWO:-Koox yar oo riyoonaysa ayaa diidan dimuqraadiyadda Puntland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koox-yar-oo-riyoonaysa-ayaa-diidan-dimuqraadiyadda-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koox-yar-oo-riyoonaysa-ayaa-diidan-dimuqraadiyadda-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023520638201508801103930.jpeg","datePublished":"2023-05-20T08:33:23+00:00","dateModified":"2023-05-20T08:38:56+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koox-yar-oo-riyoonaysa-ayaa-diidan-dimuqraadiyadda-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koox-yar-oo-riyoonaysa-ayaa-diidan-dimuqraadiyadda-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koox-yar-oo-riyoonaysa-ayaa-diidan-dimuqraadiyadda-puntland\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023520638201508801103930.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023520638201508801103930.jpeg","width":660,"height":401},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-koox-yar-oo-riyoonaysa-ayaa-diidan-dimuqraadiyadda-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Koox yar oo riyoonaysa ayaa diidan dimuqraadiyadda Puntland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178172"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178172"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178172\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178174,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178172\/revisions\/178174"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178173"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178172"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178172"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178172"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}