{"id":178203,"date":"2023-05-23T21:13:57","date_gmt":"2023-05-23T18:13:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178203"},"modified":"2023-05-24T09:53:36","modified_gmt":"2023-05-24T06:53:36","slug":"askar-laruqseeyay-oo-lashaaciyay-magacyadooda-iyo-sawiradooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-laruqseeyay-oo-lashaaciyay-magacyadooda-iyo-sawiradooda\/","title":{"rendered":"Askar laruqseeyay oo lashaaciyay magacyadooda iyo sawiradooda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178206\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-23-at-19.11.52.png\" alt=\"\" width=\"1250\" height=\"1232\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-23-at-19.11.52.png 1250w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-23-at-19.11.52-300x296.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-23-at-19.11.52-1024x1009.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-23-at-19.11.52-768x757.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-23-at-19.11.52-696x686.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-23-at-19.11.52-1068x1053.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-23-at-19.11.52-426x420.png 426w\" sizes=\"(max-width: 1250px) 100vw, 1250px\" \/><\/p>\n<p>Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta shaaciyay in ciidanka Booliska laga rusqeeyay laba askari, kadib markii ay ku kaceen anshax xumo.<\/p>\n<p>Labadan askari ayaa lagu kala magacaaba Cabdi-Saaq Aadan Calasoow iyo Cabdullahi Maxamed Axmed, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay taliska qeybta guud ee Booliska gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Taliska Booliska ayaa sidoo kale waxa uu soo bandhigay sawirada labadan askari, oo uu sheegay inay ku kaceen fal akhlaaq-daro iyo anshax xumo ah.<\/p>\n<p>\u201cWaxa ayna jabiyeen (labadan askari) waajib Diini ah kadib markii ay maalin soon ah bulshada dhaxdeeda balwad iyo cuno xaaraam ah ku dhex cuneen, iyaga ooo aysan jirin sabab caafimaad daro,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka Booliska.<\/p>\n<p>Ruqseynta askartaan ayaa waxa uu taliska ku wargeliyay hay\u2019adaha amaanka caasimadda iyo shacabka ku nool magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.<\/p>\n<p>Taliska ayaa sidoo kale waxa uu soo bandhigay sawirada labadan askari, si ay u fududaato inay aqoonsadaan bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa imanaysa xilli ay dowladda dib u habeyn ku wado ciidanka, gaar ahaan kuwa ka howl-gala caasimada, islamarkaana shaqada ciidanka laga saarayo guud ahaan kuwa daroogada isticmaala.<\/p>\n<p>Si kastaba, Madaxda sare ee dowladda ayaa hore u qirtay in askarta xoogga u isticmaasha daroogada ay qeyb ka yihiin amni darada, tan iyo markaas oo ay qaaday tallaabooyin wax ka taray amniga caasimada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178204\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/347226119_167785736233137_2607622857974366176_n.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/347226119_167785736233137_2607622857974366176_n.webp 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/347226119_167785736233137_2607622857974366176_n-225x300.webp 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/347226119_167785736233137_2607622857974366176_n-696x928.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/347226119_167785736233137_2607622857974366176_n-315x420.webp 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-178205\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/348994844_635073991811756_6936252733259557116_n.webp\" alt=\"\" width=\"810\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/348994844_635073991811756_6936252733259557116_n.webp 810w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/348994844_635073991811756_6936252733259557116_n-225x300.webp 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/348994844_635073991811756_6936252733259557116_n-768x1024.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/348994844_635073991811756_6936252733259557116_n-696x928.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/348994844_635073991811756_6936252733259557116_n-315x420.webp 315w\" sizes=\"(max-width: 810px) 100vw, 810px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta shaaciyay in ciidanka Booliska laga rusqeeyay laba askari, kadib markii ay ku kaceen anshax xumo. Labadan askari ayaa lagu kala magacaaba Cabdi-Saaq Aadan Calasoow iyo Cabdullahi Maxamed Axmed, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay taliska qeybta guud ee Booliska gobolka Banaadir. Taliska Booliska ayaa sidoo kale waxa uu soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178206,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178203","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Askar laruqseeyay oo lashaaciyay magacyadooda iyo sawiradooda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-laruqseeyay-oo-lashaaciyay-magacyadooda-iyo-sawiradooda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Askar laruqseeyay oo lashaaciyay magacyadooda iyo sawiradooda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta shaaciyay in ciidanka Booliska laga rusqeeyay laba askari, kadib markii ay ku kaceen anshax xumo. Labadan askari ayaa lagu kala magacaaba Cabdi-Saaq Aadan Calasoow iyo Cabdullahi Maxamed Axmed, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay taliska qeybta guud ee Booliska gobolka Banaadir. Taliska Booliska ayaa sidoo kale waxa uu soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-laruqseeyay-oo-lashaaciyay-magacyadooda-iyo-sawiradooda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-05-23T18:13:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-05-24T06:53:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-23-at-19.11.52.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1250\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1232\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-laruqseeyay-oo-lashaaciyay-magacyadooda-iyo-sawiradooda\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-laruqseeyay-oo-lashaaciyay-magacyadooda-iyo-sawiradooda\/\",\"name\":\"Askar laruqseeyay oo lashaaciyay magacyadooda iyo sawiradooda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-laruqseeyay-oo-lashaaciyay-magacyadooda-iyo-sawiradooda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-laruqseeyay-oo-lashaaciyay-magacyadooda-iyo-sawiradooda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-23-at-19.11.52.png\",\"datePublished\":\"2023-05-23T18:13:57+00:00\",\"dateModified\":\"2023-05-24T06:53:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-laruqseeyay-oo-lashaaciyay-magacyadooda-iyo-sawiradooda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-laruqseeyay-oo-lashaaciyay-magacyadooda-iyo-sawiradooda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-laruqseeyay-oo-lashaaciyay-magacyadooda-iyo-sawiradooda\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-23-at-19.11.52.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-23-at-19.11.52.png\",\"width\":1250,\"height\":1232},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-laruqseeyay-oo-lashaaciyay-magacyadooda-iyo-sawiradooda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Askar laruqseeyay oo lashaaciyay magacyadooda iyo sawiradooda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Askar laruqseeyay oo lashaaciyay magacyadooda iyo sawiradooda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-laruqseeyay-oo-lashaaciyay-magacyadooda-iyo-sawiradooda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Askar laruqseeyay oo lashaaciyay magacyadooda iyo sawiradooda - Wardoon","og_description":"Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta shaaciyay in ciidanka Booliska laga rusqeeyay laba askari, kadib markii ay ku kaceen anshax xumo. Labadan askari ayaa lagu kala magacaaba Cabdi-Saaq Aadan Calasoow iyo Cabdullahi Maxamed Axmed, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay taliska qeybta guud ee Booliska gobolka Banaadir. Taliska Booliska ayaa sidoo kale waxa uu soo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-laruqseeyay-oo-lashaaciyay-magacyadooda-iyo-sawiradooda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-05-23T18:13:57+00:00","article_modified_time":"2023-05-24T06:53:36+00:00","og_image":[{"width":1250,"height":1232,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-23-at-19.11.52.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-laruqseeyay-oo-lashaaciyay-magacyadooda-iyo-sawiradooda\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-laruqseeyay-oo-lashaaciyay-magacyadooda-iyo-sawiradooda\/","name":"Askar laruqseeyay oo lashaaciyay magacyadooda iyo sawiradooda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-laruqseeyay-oo-lashaaciyay-magacyadooda-iyo-sawiradooda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-laruqseeyay-oo-lashaaciyay-magacyadooda-iyo-sawiradooda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-23-at-19.11.52.png","datePublished":"2023-05-23T18:13:57+00:00","dateModified":"2023-05-24T06:53:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-laruqseeyay-oo-lashaaciyay-magacyadooda-iyo-sawiradooda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-laruqseeyay-oo-lashaaciyay-magacyadooda-iyo-sawiradooda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-laruqseeyay-oo-lashaaciyay-magacyadooda-iyo-sawiradooda\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-23-at-19.11.52.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Screenshot-2023-05-23-at-19.11.52.png","width":1250,"height":1232},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-laruqseeyay-oo-lashaaciyay-magacyadooda-iyo-sawiradooda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Askar laruqseeyay oo lashaaciyay magacyadooda iyo sawiradooda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178203"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178203"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178203\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178207,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178203\/revisions\/178207"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178206"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178203"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178203"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178203"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}