{"id":178327,"date":"2023-06-03T17:11:13","date_gmt":"2023-06-03T14:11:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178327"},"modified":"2023-06-03T17:11:13","modified_gmt":"2023-06-03T14:11:13","slug":"dowlada-soomaaliya-oo-sheegtay-iney-ka-hortageyso-wararka-been-abuurka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-sheegtay-iney-ka-hortageyso-wararka-been-abuurka-ah\/","title":{"rendered":"Dowlada Soomaaliya oo sheegtay iney ka hortageyso  wararka been abuurka ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178328\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/202363638213818390283350.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"320\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/202363638213818390283350.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/202363638213818390283350-300x145.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Raysal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo Maanta Muqdisho ka furay Shirweynaha Aragti wadaagga xakameynta faafinta wararka been abuurka ah iyo saameynta Taban oo ay bulshada ku leeyihiin ayaa sheegay in Xukuumadiisa ay ka go&#8217;an tahay la dagaalanka wararka been abuurka ah ee ka dhanka ah Amniga Qaranka iyo sumcadda Bulshada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Raysal wasaaraha ayaa shirkaan oo socon doona mudo laba maalmood ah ka sheegay in shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dhalinyarada looga baahan yahay iney si xilkasnimo leh ugu istaagaan ka hortaga dhibaatooyinka iyo faafitaanka wararka ka fog xaqiiqada ee sumcad dilaya dhaqanka wanaagsan iyo dowladnimada.<\/p>\n<p>&#8220;Ra&#8217;iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in faafinta wararka aan sugneyn ay khatar weyn ku yihiin amniga qaranka, nabadgelyada iyo wadajirka ummadda, gaar ahaan marka ay faafiyaan argagixisada iyo kuwa lamidka ah ay noqon karto hub wax burburiya. Xukuumadda DanQaran ayuu xusay Ra&#8217;iisul Wasaaruhu in ay qaadi doonto tallaabooyin sharci ah oo lagula xisaabtamayo kooxaha lagu helo in ay si ula kac ah u faafiyaan wararka been abuur ah, gaar ahaanna kuwa la xiriira amniga qaranka iyo kala qeybinta bulshada&#8221; ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaaraha.<\/p>\n<p>Shirweynahan uu Maanta Muqdisho ka daahfuray Raysal wasaare Xamse oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa inta uu socdo la isku waydaarsan doonaa doodo cilmiyaysan oo ay ka qayb qaadanayaan hawlwadeeno ka kala socda hay&#8217;adaha dowladda, warbaahinta gudaha dalka, bulshada rayidka, culimada iyo khuburo caalami ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo Maanta Muqdisho ka furay Shirweynaha Aragti wadaagga xakameynta faafinta wararka been abuurka ah iyo saameynta Taban oo ay bulshada ku leeyihiin ayaa sheegay in Xukuumadiisa ay ka go&#8217;an tahay la dagaalanka wararka been abuurka ah ee ka dhanka ah Amniga Qaranka iyo sumcadda Bulshada. &nbsp; Raysal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178328,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178327","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowlada Soomaaliya oo sheegtay iney ka hortageyso wararka been abuurka ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-sheegtay-iney-ka-hortageyso-wararka-been-abuurka-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowlada Soomaaliya oo sheegtay iney ka hortageyso wararka been abuurka ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Raysal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo Maanta Muqdisho ka furay Shirweynaha Aragti wadaagga xakameynta faafinta wararka been abuurka ah iyo saameynta Taban oo ay bulshada ku leeyihiin ayaa sheegay in Xukuumadiisa ay ka go&#8217;an tahay la dagaalanka wararka been abuurka ah ee ka dhanka ah Amniga Qaranka iyo sumcadda Bulshada. &nbsp; Raysal [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-sheegtay-iney-ka-hortageyso-wararka-been-abuurka-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-06-03T14:11:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/202363638213818390283350.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"320\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-sheegtay-iney-ka-hortageyso-wararka-been-abuurka-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-sheegtay-iney-ka-hortageyso-wararka-been-abuurka-ah\/\",\"name\":\"Dowlada Soomaaliya oo sheegtay iney ka hortageyso wararka been abuurka ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-sheegtay-iney-ka-hortageyso-wararka-been-abuurka-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-sheegtay-iney-ka-hortageyso-wararka-been-abuurka-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/202363638213818390283350.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-06-03T14:11:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-sheegtay-iney-ka-hortageyso-wararka-been-abuurka-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-sheegtay-iney-ka-hortageyso-wararka-been-abuurka-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-sheegtay-iney-ka-hortageyso-wararka-been-abuurka-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/202363638213818390283350.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/202363638213818390283350.jpeg\",\"width\":660,\"height\":320},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-sheegtay-iney-ka-hortageyso-wararka-been-abuurka-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowlada Soomaaliya oo sheegtay iney ka hortageyso wararka been abuurka ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowlada Soomaaliya oo sheegtay iney ka hortageyso wararka been abuurka ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-sheegtay-iney-ka-hortageyso-wararka-been-abuurka-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowlada Soomaaliya oo sheegtay iney ka hortageyso wararka been abuurka ah - Wardoon","og_description":"Raysal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo Maanta Muqdisho ka furay Shirweynaha Aragti wadaagga xakameynta faafinta wararka been abuurka ah iyo saameynta Taban oo ay bulshada ku leeyihiin ayaa sheegay in Xukuumadiisa ay ka go&#8217;an tahay la dagaalanka wararka been abuurka ah ee ka dhanka ah Amniga Qaranka iyo sumcadda Bulshada. &nbsp; Raysal [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-sheegtay-iney-ka-hortageyso-wararka-been-abuurka-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-06-03T14:11:13+00:00","og_image":[{"width":660,"height":320,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/202363638213818390283350.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-sheegtay-iney-ka-hortageyso-wararka-been-abuurka-ah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-sheegtay-iney-ka-hortageyso-wararka-been-abuurka-ah\/","name":"Dowlada Soomaaliya oo sheegtay iney ka hortageyso wararka been abuurka ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-sheegtay-iney-ka-hortageyso-wararka-been-abuurka-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-sheegtay-iney-ka-hortageyso-wararka-been-abuurka-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/202363638213818390283350.jpeg","datePublished":"2023-06-03T14:11:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-sheegtay-iney-ka-hortageyso-wararka-been-abuurka-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-sheegtay-iney-ka-hortageyso-wararka-been-abuurka-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-sheegtay-iney-ka-hortageyso-wararka-been-abuurka-ah\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/202363638213818390283350.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/202363638213818390283350.jpeg","width":660,"height":320},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-sheegtay-iney-ka-hortageyso-wararka-been-abuurka-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowlada Soomaaliya oo sheegtay iney ka hortageyso wararka been abuurka ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178327"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178327"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178327\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178329,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178327\/revisions\/178329"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178328"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178327"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178327"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178327"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}