{"id":178330,"date":"2023-06-03T19:59:19","date_gmt":"2023-06-03T16:59:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178330"},"modified":"2023-06-05T11:50:58","modified_gmt":"2023-06-05T08:50:58","slug":"daawo-xildhibaannada-oo-dood-adag-ka-yeeshay-mooshinka-muddo-kororsiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-dood-adag-ka-yeeshay-mooshinka-muddo-kororsiga\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xildhibaannada oo dood adag ka yeeshay Mooshinka muddo kororsiga"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta dood adag ka yeeshay ,mooshinka muddo kororsiga loo sameenayo muddo xileedka madaxweynaha iyo baarlamaanka federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka xildhibaannada golaha shacabka maanta uga doodayeen mooshinka muddo kororsiga waxaa guddoominayay guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka xildhibaan Cabdullaahi Abshirow .<\/p>\n<p>Qaar kamid ah xildhibaannada golaha shacabka ayaana si adag uga dooday mooshinka muddo kororsiga, waxa ayna xildhibaannada isugu jireen kuwa taageersanaa mooshinka iyo xildhibaanno kale oo kasoo horjeeda muddo kororsiga.<\/p>\n<p>Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil ayaa mooshinka la horkeenay ku tilmaamay mid sharci darro ah oo horgal u ah muddo kororsi, waxa uuna cadeeyay in ay uga soo horjeedaan muddo kororsigan sidii ay u diideen kii dowladdii Farmaajo.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble oo isna mooshinkan ka hadlay ayaa sheegay haddii ay baarlamaanka aqbalaan muddo kororsiga uu magacooda ku ijaafoobayo, waxa uuna qalad ku tilmaamay habraaca loo maray mooshinkan oo waqtigiisu dhacay.<\/p>\n<p>\u201cMooshinkan maanta naloo keenay waxa uu yeelay afar bilood; waqtigiisu wuu dhacay mana mudna in maanta laga dooda, saxna ma ahan habraaca loo maray. Mooshinkan waxa uu horudhac u yahay waxyaabo la rabo in lagu ijaafeeyo Xildhibaanada oo laga dhigo in ay muddo kororsi raadinayaan\u201d ayuu yiri Xildhibaanka.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo isna kamid ah xildhibaannada mooshinkan ka dooday ayaa sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh isaga oo diidan muddo kororsi nafsadiisa halis u gashay, waxa uuna sheegay in Xasan laga yeeleyn waxii uu isagu horey u diiday.<\/p>\n<p>Xildhibaanno kale oo kulanka ka hadlay ayaa iyana si weyn u taageeray mooshinka muddo kororsiga, waxa ayna xildhibannadaasi qiil u sameenayeen in dalka laga hir-gelinayo doorasho dadweyne oo qof iyo cod ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F1270917223815949%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta dood adag ka yeeshay ,mooshinka muddo kororsiga loo sameenayo muddo xileedka madaxweynaha iyo baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Kulanka xildhibaannada golaha shacabka maanta uga doodayeen mooshinka muddo kororsiga waxaa guddoominayay guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka xildhibaan Cabdullaahi Abshirow . Qaar kamid ah xildhibaannada golaha shacabka ayaana si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178331,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178330","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xildhibaannada oo dood adag ka yeeshay Mooshinka muddo kororsiga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-dood-adag-ka-yeeshay-mooshinka-muddo-kororsiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xildhibaannada oo dood adag ka yeeshay Mooshinka muddo kororsiga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta dood adag ka yeeshay ,mooshinka muddo kororsiga loo sameenayo muddo xileedka madaxweynaha iyo baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Kulanka xildhibaannada golaha shacabka maanta uga doodayeen mooshinka muddo kororsiga waxaa guddoominayay guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka xildhibaan Cabdullaahi Abshirow . Qaar kamid ah xildhibaannada golaha shacabka ayaana si [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-dood-adag-ka-yeeshay-mooshinka-muddo-kororsiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-06-03T16:59:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-06-05T08:50:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/124178107_fd0768af-5440-4b2b-a404-b6ab769ba705.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-dood-adag-ka-yeeshay-mooshinka-muddo-kororsiga\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-dood-adag-ka-yeeshay-mooshinka-muddo-kororsiga\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xildhibaannada oo dood adag ka yeeshay Mooshinka muddo kororsiga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-dood-adag-ka-yeeshay-mooshinka-muddo-kororsiga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-dood-adag-ka-yeeshay-mooshinka-muddo-kororsiga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/124178107_fd0768af-5440-4b2b-a404-b6ab769ba705.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-06-03T16:59:19+00:00\",\"dateModified\":\"2023-06-05T08:50:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-dood-adag-ka-yeeshay-mooshinka-muddo-kororsiga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-dood-adag-ka-yeeshay-mooshinka-muddo-kororsiga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-dood-adag-ka-yeeshay-mooshinka-muddo-kororsiga\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/124178107_fd0768af-5440-4b2b-a404-b6ab769ba705.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/124178107_fd0768af-5440-4b2b-a404-b6ab769ba705.jpeg\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-dood-adag-ka-yeeshay-mooshinka-muddo-kororsiga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xildhibaannada oo dood adag ka yeeshay Mooshinka muddo kororsiga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xildhibaannada oo dood adag ka yeeshay Mooshinka muddo kororsiga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-dood-adag-ka-yeeshay-mooshinka-muddo-kororsiga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xildhibaannada oo dood adag ka yeeshay Mooshinka muddo kororsiga - Wardoon","og_description":"Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta dood adag ka yeeshay ,mooshinka muddo kororsiga loo sameenayo muddo xileedka madaxweynaha iyo baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Kulanka xildhibaannada golaha shacabka maanta uga doodayeen mooshinka muddo kororsiga waxaa guddoominayay guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka xildhibaan Cabdullaahi Abshirow . Qaar kamid ah xildhibaannada golaha shacabka ayaana si [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-dood-adag-ka-yeeshay-mooshinka-muddo-kororsiga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-06-03T16:59:19+00:00","article_modified_time":"2023-06-05T08:50:58+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/124178107_fd0768af-5440-4b2b-a404-b6ab769ba705.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-dood-adag-ka-yeeshay-mooshinka-muddo-kororsiga\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-dood-adag-ka-yeeshay-mooshinka-muddo-kororsiga\/","name":"DAAWO:-Xildhibaannada oo dood adag ka yeeshay Mooshinka muddo kororsiga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-dood-adag-ka-yeeshay-mooshinka-muddo-kororsiga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-dood-adag-ka-yeeshay-mooshinka-muddo-kororsiga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/124178107_fd0768af-5440-4b2b-a404-b6ab769ba705.jpeg","datePublished":"2023-06-03T16:59:19+00:00","dateModified":"2023-06-05T08:50:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-dood-adag-ka-yeeshay-mooshinka-muddo-kororsiga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-dood-adag-ka-yeeshay-mooshinka-muddo-kororsiga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-dood-adag-ka-yeeshay-mooshinka-muddo-kororsiga\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/124178107_fd0768af-5440-4b2b-a404-b6ab769ba705.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/124178107_fd0768af-5440-4b2b-a404-b6ab769ba705.jpeg","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaannada-oo-dood-adag-ka-yeeshay-mooshinka-muddo-kororsiga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xildhibaannada oo dood adag ka yeeshay Mooshinka muddo kororsiga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178330"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178330"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178330\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178332,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178330\/revisions\/178332"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178331"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178330"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178330"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178330"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}