{"id":178349,"date":"2023-06-05T15:27:29","date_gmt":"2023-06-05T12:27:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178349"},"modified":"2023-06-05T15:27:29","modified_gmt":"2023-06-05T12:27:29","slug":"daawo-qaar-kamid-ah-xildhibaannada-baarlamanka-oo-mushaarka-laga-jarayo-iyo-sababta-keentay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-xildhibaannada-baarlamanka-oo-mushaarka-laga-jarayo-iyo-sababta-keentay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Qaar kamid ah Xildhibaannada Baarlamanka oo mushaarka laga jarayo iyo Sababta keentay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178350\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-13.26.50.png\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"800\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-13.26.50.png 1200w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-13.26.50-300x200.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-13.26.50-1024x683.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-13.26.50-768x512.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-13.26.50-696x464.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-13.26.50-1068x712.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-13.26.50-630x420.png 630w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa maanta kooram la\u2019aan u baaqday kulan lagu waday in ay yeeshaan xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka , kaddib markii kulanka ay soo xaadiri waayeen tiradii uu kulanka ku furmi lahaa.<\/p>\n<p>Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Abshiroow ayaa sheegay in uu maanta baaqday kulankii baarlamaanka, waxa uuna wax laga xumaado ku tilmaamay in kulanka kooram la\u2019aan maanta u baaqdo.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay guddoomiye Abshirow in tallaabo laga qaadi doono xildhibaannada aan soo xaadirin kulamada baarlamaanka, waxa uuna cadeeyay in aysan isku xaquuq noqon doonin xildhibaannada kulamada soo xaadira iyo kuwa fasax la\u2019aanta ku maqan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa sheegay in lacago laga jari doono xildhibaannada kulamada baarlamaanka ee fasax la\u2019aanta ku maqan, waxa uuna digniin adag u diray xildhibaannada aan soo xaadirin kulamada.<\/p>\n<p>Kulanka baarlamaanka ayaa maanta laga hor aqriyay magacyada xildhibaannada kulanka soo xaadiray, xildhibaannada fasaxa la ogyahay ku maqan iyo sidoo kale xildhibaannada fasax la\u2019aanta ku maqnaa kulanka maanta.<\/p>\n<p>Guddoonka golaha shacabka ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin in xildhibaannada ka maqnaada kalfadhigan dhawwaan furmay, waxaana kulankan maanta baaqday imaanayaa xilli isbuucii hore xildhibaannada ka doodeen mooshinka muddo kordhinta.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fgoobjoognews%2Fvideos%2F788610052894149%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta kooram la\u2019aan u baaqday kulan lagu waday in ay yeeshaan xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka , kaddib markii kulanka ay soo xaadiri waayeen tiradii uu kulanka ku furmi lahaa. Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Abshiroow ayaa sheegay in uu maanta baaqday kulankii baarlamaanka, waxa uuna wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178350,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178349","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Qaar kamid ah Xildhibaannada Baarlamanka oo mushaarka laga jarayo iyo Sababta keentay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-xildhibaannada-baarlamanka-oo-mushaarka-laga-jarayo-iyo-sababta-keentay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Qaar kamid ah Xildhibaannada Baarlamanka oo mushaarka laga jarayo iyo Sababta keentay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa maanta kooram la\u2019aan u baaqday kulan lagu waday in ay yeeshaan xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka , kaddib markii kulanka ay soo xaadiri waayeen tiradii uu kulanka ku furmi lahaa. Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Abshiroow ayaa sheegay in uu maanta baaqday kulankii baarlamaanka, waxa uuna wax [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-xildhibaannada-baarlamanka-oo-mushaarka-laga-jarayo-iyo-sababta-keentay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-06-05T12:27:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-13.26.50.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-xildhibaannada-baarlamanka-oo-mushaarka-laga-jarayo-iyo-sababta-keentay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-xildhibaannada-baarlamanka-oo-mushaarka-laga-jarayo-iyo-sababta-keentay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Qaar kamid ah Xildhibaannada Baarlamanka oo mushaarka laga jarayo iyo Sababta keentay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-xildhibaannada-baarlamanka-oo-mushaarka-laga-jarayo-iyo-sababta-keentay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-xildhibaannada-baarlamanka-oo-mushaarka-laga-jarayo-iyo-sababta-keentay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-13.26.50.png\",\"datePublished\":\"2023-06-05T12:27:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-xildhibaannada-baarlamanka-oo-mushaarka-laga-jarayo-iyo-sababta-keentay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-xildhibaannada-baarlamanka-oo-mushaarka-laga-jarayo-iyo-sababta-keentay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-xildhibaannada-baarlamanka-oo-mushaarka-laga-jarayo-iyo-sababta-keentay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-13.26.50.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-13.26.50.png\",\"width\":1200,\"height\":800},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-xildhibaannada-baarlamanka-oo-mushaarka-laga-jarayo-iyo-sababta-keentay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Qaar kamid ah Xildhibaannada Baarlamanka oo mushaarka laga jarayo iyo Sababta keentay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Qaar kamid ah Xildhibaannada Baarlamanka oo mushaarka laga jarayo iyo Sababta keentay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-xildhibaannada-baarlamanka-oo-mushaarka-laga-jarayo-iyo-sababta-keentay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Qaar kamid ah Xildhibaannada Baarlamanka oo mushaarka laga jarayo iyo Sababta keentay - Wardoon","og_description":"Waxaa maanta kooram la\u2019aan u baaqday kulan lagu waday in ay yeeshaan xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka , kaddib markii kulanka ay soo xaadiri waayeen tiradii uu kulanka ku furmi lahaa. Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Abshiroow ayaa sheegay in uu maanta baaqday kulankii baarlamaanka, waxa uuna wax [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-xildhibaannada-baarlamanka-oo-mushaarka-laga-jarayo-iyo-sababta-keentay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-06-05T12:27:29+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":800,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-13.26.50.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-xildhibaannada-baarlamanka-oo-mushaarka-laga-jarayo-iyo-sababta-keentay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-xildhibaannada-baarlamanka-oo-mushaarka-laga-jarayo-iyo-sababta-keentay\/","name":"DAAWO:-Qaar kamid ah Xildhibaannada Baarlamanka oo mushaarka laga jarayo iyo Sababta keentay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-xildhibaannada-baarlamanka-oo-mushaarka-laga-jarayo-iyo-sababta-keentay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-xildhibaannada-baarlamanka-oo-mushaarka-laga-jarayo-iyo-sababta-keentay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-13.26.50.png","datePublished":"2023-06-05T12:27:29+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-xildhibaannada-baarlamanka-oo-mushaarka-laga-jarayo-iyo-sababta-keentay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-xildhibaannada-baarlamanka-oo-mushaarka-laga-jarayo-iyo-sababta-keentay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-xildhibaannada-baarlamanka-oo-mushaarka-laga-jarayo-iyo-sababta-keentay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-13.26.50.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/Screenshot-2023-06-05-at-13.26.50.png","width":1200,"height":800},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-xildhibaannada-baarlamanka-oo-mushaarka-laga-jarayo-iyo-sababta-keentay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Qaar kamid ah Xildhibaannada Baarlamanka oo mushaarka laga jarayo iyo Sababta keentay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178349"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178349"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178349\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178351,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178349\/revisions\/178351"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178350"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178349"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178349"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178349"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}