{"id":178699,"date":"2023-08-17T01:02:20","date_gmt":"2023-08-16T22:02:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178699"},"modified":"2023-08-17T01:04:23","modified_gmt":"2023-08-16T22:04:23","slug":"abwaan-jaamac-kadiye-oo-ku-geeriyooday-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-jaamac-kadiye-oo-ku-geeriyooday-laascaanood\/","title":{"rendered":"Abwaan Jaamac Kadiye oo ku geeriyooday Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178700\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023816638277932268372867.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"404\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023816638277932268372867.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023816638277932268372867-300x184.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Abwaankii waynaa ee Soomaaliyeed Jaamac Kadiye Cilmi, ayaa galabta ku geeriyooday madaafiic la sheegay in ciidamada Somaliland ay la beegsadeen magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Abwaanku waxa uu kamid ahaa suugaanyahanada ugu caansan Soomaalida, isaga oo intii uu noolaa tiriyay suuggaan caan baxay oo taabanaysa dhamaanba qaybaha kala duwan ee nolosha, waxaana uu kamid ahaa dadka lagu xasuusto soo gudbinta silsilad suuggaanneedii Guba.<\/p>\n<p>Abwaanka ayaa ku dhashay magaalada Laascaanood, oo uu galabta ku xijaabtay isaga oo ku jira da&#8217;da todobbaatanaadka, Kadiye ayaa horaantii suuggaantiisa gabayada ka akhriyi jiray idaacadaha Radio Hargaysa iyo Radio Muqdisho.<\/p>\n<p>Abwaanka ayaa aad usoo caanbaxay sannadadii todobbaatanaadkii, intii uu socday dagaalkii Soomaalida iyo Itoobiya, xiligaas oo uu suuggaan uu ku dhiirigalinayo ciidamada Soomaalida uu ka tirin jiray raadiyaha.<\/p>\n<p>Abwaanku wuxuu kamid ahaa dadka kasoo horjeeday joogitaanka Somaliland ee magaalada Laascaanood. Wuxuu hadda qeyb ka ahaa dhaqdhaqaaqyada lagu dhisay SSC- Khaatumo.<\/p>\n<p>AUN. Abwaan Jaamac Kediye waxaa dilkiisa lagu eedeeyay inay ka dambeeyaan ciidamada Somaliland, kuwaas oo galabta duqeymo aan loo meel dayin ku garaacay magaalada Laasaacnood.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Abwaankii waynaa ee Soomaaliyeed Jaamac Kadiye Cilmi, ayaa galabta ku geeriyooday madaafiic la sheegay in ciidamada Somaliland ay la beegsadeen magaalada Laascaanood. &nbsp; Abwaanku waxa uu kamid ahaa suugaanyahanada ugu caansan Soomaalida, isaga oo intii uu noolaa tiriyay suuggaan caan baxay oo taabanaysa dhamaanba qaybaha kala duwan ee nolosha, waxaana uu kamid ahaa dadka lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178700,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178699","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Abwaan Jaamac Kadiye oo ku geeriyooday Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-jaamac-kadiye-oo-ku-geeriyooday-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Abwaan Jaamac Kadiye oo ku geeriyooday Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Abwaankii waynaa ee Soomaaliyeed Jaamac Kadiye Cilmi, ayaa galabta ku geeriyooday madaafiic la sheegay in ciidamada Somaliland ay la beegsadeen magaalada Laascaanood. &nbsp; Abwaanku waxa uu kamid ahaa suugaanyahanada ugu caansan Soomaalida, isaga oo intii uu noolaa tiriyay suuggaan caan baxay oo taabanaysa dhamaanba qaybaha kala duwan ee nolosha, waxaana uu kamid ahaa dadka lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-jaamac-kadiye-oo-ku-geeriyooday-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-16T22:02:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-08-16T22:04:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023816638277932268372867.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-jaamac-kadiye-oo-ku-geeriyooday-laascaanood\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-jaamac-kadiye-oo-ku-geeriyooday-laascaanood\/\",\"name\":\"Abwaan Jaamac Kadiye oo ku geeriyooday Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-jaamac-kadiye-oo-ku-geeriyooday-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-jaamac-kadiye-oo-ku-geeriyooday-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023816638277932268372867.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-08-16T22:02:20+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-16T22:04:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-jaamac-kadiye-oo-ku-geeriyooday-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-jaamac-kadiye-oo-ku-geeriyooday-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-jaamac-kadiye-oo-ku-geeriyooday-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023816638277932268372867.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023816638277932268372867.jpeg\",\"width\":660,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-jaamac-kadiye-oo-ku-geeriyooday-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Abwaan Jaamac Kadiye oo ku geeriyooday Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Abwaan Jaamac Kadiye oo ku geeriyooday Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-jaamac-kadiye-oo-ku-geeriyooday-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Abwaan Jaamac Kadiye oo ku geeriyooday Laascaanood - Wardoon","og_description":"Abwaankii waynaa ee Soomaaliyeed Jaamac Kadiye Cilmi, ayaa galabta ku geeriyooday madaafiic la sheegay in ciidamada Somaliland ay la beegsadeen magaalada Laascaanood. &nbsp; Abwaanku waxa uu kamid ahaa suugaanyahanada ugu caansan Soomaalida, isaga oo intii uu noolaa tiriyay suuggaan caan baxay oo taabanaysa dhamaanba qaybaha kala duwan ee nolosha, waxaana uu kamid ahaa dadka lagu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-jaamac-kadiye-oo-ku-geeriyooday-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-16T22:02:20+00:00","article_modified_time":"2023-08-16T22:04:23+00:00","og_image":[{"width":660,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023816638277932268372867.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-jaamac-kadiye-oo-ku-geeriyooday-laascaanood\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-jaamac-kadiye-oo-ku-geeriyooday-laascaanood\/","name":"Abwaan Jaamac Kadiye oo ku geeriyooday Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-jaamac-kadiye-oo-ku-geeriyooday-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-jaamac-kadiye-oo-ku-geeriyooday-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023816638277932268372867.jpeg","datePublished":"2023-08-16T22:02:20+00:00","dateModified":"2023-08-16T22:04:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-jaamac-kadiye-oo-ku-geeriyooday-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-jaamac-kadiye-oo-ku-geeriyooday-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-jaamac-kadiye-oo-ku-geeriyooday-laascaanood\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023816638277932268372867.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023816638277932268372867.jpeg","width":660,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-jaamac-kadiye-oo-ku-geeriyooday-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Abwaan Jaamac Kadiye oo ku geeriyooday Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178699"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178699"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178699\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178701,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178699\/revisions\/178701"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178700"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178699"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178699"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178699"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}