{"id":178827,"date":"2023-08-25T12:59:25","date_gmt":"2023-08-25T09:59:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=178827"},"modified":"2023-08-25T12:59:25","modified_gmt":"2023-08-25T09:59:25","slug":"ciidamada-dowlada-oo-gaaray-ceelbuur-iyo-al-shabaab-oo-kacarartay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-gaaray-ceelbuur-iyo-al-shabaab-oo-kacarartay\/","title":{"rendered":"Ciidamada dowlada oo gaaray Ceelbuur iyo Al-Shabaab oo kacarartay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-178754\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023820638280939175134244.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023820638280939175134244.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023820638280939175134244-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka oo isgarabsanaya ayaa kaabiga ku haya degmada taariikhiga ah ee Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada huwanta ah ay ku jiraan diyaar garowgii u dambeeyay ee howl-galka ballaaran ee lagu xoreynayo Ceelbuur, xilli ay xalay ku hoydeen duleedka degmada.<\/p>\n<p>Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ayaa shalay waxay si buuxda ula wareegeen tuulada Dac oo qiyaastii 17 KM u jirta degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud, halkaasi oo laga cayriyay dagaal-yahaanadii halkaas ku sugnayd mudada dheer.<\/p>\n<p>Ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ayaa sidan oo kale maalmihii lasoo dhaafay la wareegay deegaano muhiim ah oo ay kamid yihiin Wabxo iyo Coosweyne ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Sidoo kale ciidamada huwanta ayaa sidan oo kale maalmihii lasoo dhaafay la wareegay deegaano muhiim ah oo ay kamid yihiin Wabxo iyo Coosweyne ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ayaa saddex jiho ka kulaalaya Ceelbuur, iyada oo qorshuhu yahay in saacadaha soo socda gudaha loo galo magaaladaas.<br \/>\nCeelbuur ayaa kamid aheyd magaalooyinkii lagu qabtay howl-galkii Badweynta Hindiya ee muddo xileedkii hore ee Madaxweyne Xasan Sheekh oo qeyb ka ahaayeen AMISOM, waxaana bishii March 2014 la wareegay ciidanka AMISOM iyo kuwa dowladda oo is garabsanaya.<\/p>\n<p>Hase ahaatee, Al-Shabaab ayaa dib ula wareegay April 2017, markii ay ka baxeen ciidanka AMISOM ee Itoobiya ka socday iyo ciidanka dowladda. Waxaana xusid mudan in sagaal sano kadib gulufka lagu qabanayo Ceelbuur iyo deegaanada kale ay keli ku yihiin ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo iska kaashanaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka oo isgarabsanaya ayaa kaabiga ku haya degmada taariikhiga ah ee Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada huwanta ah ay ku jiraan diyaar garowgii u dambeeyay ee howl-galka ballaaran ee lagu xoreynayo Ceelbuur, xilli ay xalay ku hoydeen duleedka degmada. Ciidamada dowladda iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178754,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-178827","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamada dowlada oo gaaray Ceelbuur iyo Al-Shabaab oo kacarartay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-gaaray-ceelbuur-iyo-al-shabaab-oo-kacarartay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada dowlada oo gaaray Ceelbuur iyo Al-Shabaab oo kacarartay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka oo isgarabsanaya ayaa kaabiga ku haya degmada taariikhiga ah ee Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada huwanta ah ay ku jiraan diyaar garowgii u dambeeyay ee howl-galka ballaaran ee lagu xoreynayo Ceelbuur, xilli ay xalay ku hoydeen duleedka degmada. Ciidamada dowladda iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-gaaray-ceelbuur-iyo-al-shabaab-oo-kacarartay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-25T09:59:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023820638280939175134244.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-gaaray-ceelbuur-iyo-al-shabaab-oo-kacarartay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-gaaray-ceelbuur-iyo-al-shabaab-oo-kacarartay\/\",\"name\":\"Ciidamada dowlada oo gaaray Ceelbuur iyo Al-Shabaab oo kacarartay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-gaaray-ceelbuur-iyo-al-shabaab-oo-kacarartay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-gaaray-ceelbuur-iyo-al-shabaab-oo-kacarartay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023820638280939175134244.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-08-25T09:59:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-gaaray-ceelbuur-iyo-al-shabaab-oo-kacarartay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-gaaray-ceelbuur-iyo-al-shabaab-oo-kacarartay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-gaaray-ceelbuur-iyo-al-shabaab-oo-kacarartay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023820638280939175134244.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023820638280939175134244.jpeg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-gaaray-ceelbuur-iyo-al-shabaab-oo-kacarartay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada dowlada oo gaaray Ceelbuur iyo Al-Shabaab oo kacarartay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada dowlada oo gaaray Ceelbuur iyo Al-Shabaab oo kacarartay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-gaaray-ceelbuur-iyo-al-shabaab-oo-kacarartay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamada dowlada oo gaaray Ceelbuur iyo Al-Shabaab oo kacarartay - Wardoon","og_description":"Ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka oo isgarabsanaya ayaa kaabiga ku haya degmada taariikhiga ah ee Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada huwanta ah ay ku jiraan diyaar garowgii u dambeeyay ee howl-galka ballaaran ee lagu xoreynayo Ceelbuur, xilli ay xalay ku hoydeen duleedka degmada. Ciidamada dowladda iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-gaaray-ceelbuur-iyo-al-shabaab-oo-kacarartay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-25T09:59:25+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023820638280939175134244.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-gaaray-ceelbuur-iyo-al-shabaab-oo-kacarartay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-gaaray-ceelbuur-iyo-al-shabaab-oo-kacarartay\/","name":"Ciidamada dowlada oo gaaray Ceelbuur iyo Al-Shabaab oo kacarartay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-gaaray-ceelbuur-iyo-al-shabaab-oo-kacarartay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-gaaray-ceelbuur-iyo-al-shabaab-oo-kacarartay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023820638280939175134244.jpeg","datePublished":"2023-08-25T09:59:25+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-gaaray-ceelbuur-iyo-al-shabaab-oo-kacarartay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-gaaray-ceelbuur-iyo-al-shabaab-oo-kacarartay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-gaaray-ceelbuur-iyo-al-shabaab-oo-kacarartay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023820638280939175134244.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/2023820638280939175134244.jpeg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-dowlada-oo-gaaray-ceelbuur-iyo-al-shabaab-oo-kacarartay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada dowlada oo gaaray Ceelbuur iyo Al-Shabaab oo kacarartay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178827"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=178827"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178827\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":178828,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/178827\/revisions\/178828"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178754"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=178827"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=178827"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=178827"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}