{"id":179016,"date":"2023-08-31T11:59:08","date_gmt":"2023-08-31T08:59:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179016"},"modified":"2023-08-31T12:06:21","modified_gmt":"2023-08-31T09:06:21","slug":"daawo-taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-ka-hadlay-sababta-ciidanka-uga-soo-baxeen-furumaha-dagaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-ka-hadlay-sababta-ciidanka-uga-soo-baxeen-furumaha-dagaalka\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga oo ka hadlay Sababta Ciidanka uga soo baxeen furumaha Dagaalka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179017\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-31-at-09.57.36.png\" alt=\"\" width=\"1322\" height=\"766\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-31-at-09.57.36.png 1322w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-31-at-09.57.36-300x174.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-31-at-09.57.36-1024x593.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-31-at-09.57.36-768x445.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-31-at-09.57.36-696x403.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-31-at-09.57.36-1068x619.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-31-at-09.57.36-725x420.png 725w\" sizes=\"(max-width: 1322px) 100vw, 1322px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa markii ugu horeysay hadlay tan iyo markii ay ciidamada xoogga dalka soo baneeyeen furimaha dagaalka Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow oo ku sugan degmada Aadan-Yabaal.<\/p>\n<p>Taliyaha oo inta badan hadal jeedintiisa ku dalbanayey in la hor mariyo degmada uu ka soo jeedo ee Aadan-Yabaal ayaa si kooban uga hadlay sababta ay ciidamadu uga soo baxeen furimaha dagaalka.<\/p>\n<p>\u201cSidaa ogtihiin ciidamadu waxay ka soo baxeen aagaggii, farsamo ayey uga soo baxeen, dadka reer Aadan-yabaal waxaa laga rabaa inay is abaabulaan oo Macawiisley ay banaanka ka difaacdo magaalada,\u201d ayuu yiri Taliyaha xoogga.<\/p>\n<p>Sidoo kale dadka reer Aadan-yabaal ku baqdin geliyey in magaaladoodu ay demi doonto hadii Al-Shabaab ay dib ugu soo laabtaan, \u201cMagaaladaan indhaha ayey isku sii qabsa doontaa hadii maanta lasoo galo,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Taliyaha oo ku faanay inuu ka soo jeedo degmada Aadan-yabaal ayaa Ra\u2019iisul Wasaaraha ka codsaday in xukuumadiisu ay muhiimad gaar ah siiso hormarinta degmadaan.<\/p>\n<p>\u201cDegmada Aadan Yabaal ragga ka dagaalamay waa ragga ugu waxtarka badan dagaalka lagula jiro kooxda Khawaarijta ah R\/Wasaare, marka waxaan kaa codsaneynaa inaad gadaal u soo fiiriso reer Aadan-Yabaal,\u201d ayuu yiri Taliyaha xoogga dalka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maanta safar ku tegay degmada Aadan-Yabaal ayaa halkaas kula hadlay saraakiil iyo geesiyaal ka tirsan ciidanka xoogga dalka, isagoo u sheegay in aan la aqbali doonin wax walba oo xagal-daacinaya halganka uu dhiigga badan ku soo daatay ee dalka looga sifeynayo Khawaarijta Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Inkastoo ay dowladdu weli qarineyso sababta rasmiga ah ee ka dambeysa in ciidamadu ay ka soo baxaan deegaano waqti hore laga xoreeyey Al-Shabaab, hadana waxay dadka qaar aad u dhowrayeen hadalka ka soo yeeri doona Taliyaha xoogga, balse markii uu maanta hadlay wuxuu ka badi waayey in Ra\u2019iisul Wasaaraha uu ka codsado in degmada Aadan-Yabaal uu ka qeyb qaato hormarinteeda.<\/p>\n<p>Waxaa taagan qadiyad adag oo Taliyaha looga baahnaa inuu bulshada u iftiimiyo, ciidan badan ayaa lagu dilay dagaalka, halka ciidanka intii hartay ay soo baneeyeen furimaha dagaalka, si toos ah iyo si dadban intaba Taliyuhu muhiimad uma siin arrimahaan taagan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F1449810085806696%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa markii ugu horeysay hadlay tan iyo markii ay ciidamada xoogga dalka soo baneeyeen furimaha dagaalka Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow oo ku sugan degmada Aadan-Yabaal. Taliyaha oo inta badan hadal jeedintiisa ku dalbanayey in la hor mariyo degmada uu ka soo jeedo ee Aadan-Yabaal ayaa si kooban uga hadlay sababta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179017,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179016","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga oo ka hadlay Sababta Ciidanka uga soo baxeen furumaha Dagaalka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-ka-hadlay-sababta-ciidanka-uga-soo-baxeen-furumaha-dagaalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga oo ka hadlay Sababta Ciidanka uga soo baxeen furumaha Dagaalka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa markii ugu horeysay hadlay tan iyo markii ay ciidamada xoogga dalka soo baneeyeen furimaha dagaalka Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow oo ku sugan degmada Aadan-Yabaal. Taliyaha oo inta badan hadal jeedintiisa ku dalbanayey in la hor mariyo degmada uu ka soo jeedo ee Aadan-Yabaal ayaa si kooban uga hadlay sababta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-ka-hadlay-sababta-ciidanka-uga-soo-baxeen-furumaha-dagaalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-31T08:59:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-08-31T09:06:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-31-at-09.57.36.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1322\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"766\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-ka-hadlay-sababta-ciidanka-uga-soo-baxeen-furumaha-dagaalka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-ka-hadlay-sababta-ciidanka-uga-soo-baxeen-furumaha-dagaalka\/\",\"name\":\"DAAWO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga oo ka hadlay Sababta Ciidanka uga soo baxeen furumaha Dagaalka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-ka-hadlay-sababta-ciidanka-uga-soo-baxeen-furumaha-dagaalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-ka-hadlay-sababta-ciidanka-uga-soo-baxeen-furumaha-dagaalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-31-at-09.57.36.png\",\"datePublished\":\"2023-08-31T08:59:08+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-31T09:06:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-ka-hadlay-sababta-ciidanka-uga-soo-baxeen-furumaha-dagaalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-ka-hadlay-sababta-ciidanka-uga-soo-baxeen-furumaha-dagaalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-ka-hadlay-sababta-ciidanka-uga-soo-baxeen-furumaha-dagaalka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-31-at-09.57.36.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-31-at-09.57.36.png\",\"width\":1322,\"height\":766},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-ka-hadlay-sababta-ciidanka-uga-soo-baxeen-furumaha-dagaalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga oo ka hadlay Sababta Ciidanka uga soo baxeen furumaha Dagaalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga oo ka hadlay Sababta Ciidanka uga soo baxeen furumaha Dagaalka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-ka-hadlay-sababta-ciidanka-uga-soo-baxeen-furumaha-dagaalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga oo ka hadlay Sababta Ciidanka uga soo baxeen furumaha Dagaalka - Wardoon","og_description":"Waxaa markii ugu horeysay hadlay tan iyo markii ay ciidamada xoogga dalka soo baneeyeen furimaha dagaalka Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow oo ku sugan degmada Aadan-Yabaal. Taliyaha oo inta badan hadal jeedintiisa ku dalbanayey in la hor mariyo degmada uu ka soo jeedo ee Aadan-Yabaal ayaa si kooban uga hadlay sababta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-ka-hadlay-sababta-ciidanka-uga-soo-baxeen-furumaha-dagaalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-08-31T08:59:08+00:00","article_modified_time":"2023-08-31T09:06:21+00:00","og_image":[{"width":1322,"height":766,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-31-at-09.57.36.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-ka-hadlay-sababta-ciidanka-uga-soo-baxeen-furumaha-dagaalka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-ka-hadlay-sababta-ciidanka-uga-soo-baxeen-furumaha-dagaalka\/","name":"DAAWO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga oo ka hadlay Sababta Ciidanka uga soo baxeen furumaha Dagaalka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-ka-hadlay-sababta-ciidanka-uga-soo-baxeen-furumaha-dagaalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-ka-hadlay-sababta-ciidanka-uga-soo-baxeen-furumaha-dagaalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-31-at-09.57.36.png","datePublished":"2023-08-31T08:59:08+00:00","dateModified":"2023-08-31T09:06:21+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-ka-hadlay-sababta-ciidanka-uga-soo-baxeen-furumaha-dagaalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-ka-hadlay-sababta-ciidanka-uga-soo-baxeen-furumaha-dagaalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-ka-hadlay-sababta-ciidanka-uga-soo-baxeen-furumaha-dagaalka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-31-at-09.57.36.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Screenshot-2023-08-31-at-09.57.36.png","width":1322,"height":766},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-ka-hadlay-sababta-ciidanka-uga-soo-baxeen-furumaha-dagaalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga oo ka hadlay Sababta Ciidanka uga soo baxeen furumaha Dagaalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179016"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179016"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179016\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179018,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179016\/revisions\/179018"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179017"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179016"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179016"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179016"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}