{"id":179080,"date":"2023-09-04T12:41:04","date_gmt":"2023-09-04T09:41:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179080"},"modified":"2023-09-04T12:41:04","modified_gmt":"2023-09-04T09:41:04","slug":"toogasho-ka-dhacday-banaanka-goobta-arooska-ee-ottawa-ayaa-sababtay-dhimashada-2-qof-iyo-dhaawaca-6-kale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/toogasho-ka-dhacday-banaanka-goobta-arooska-ee-ottawa-ayaa-sababtay-dhimashada-2-qof-iyo-dhaawaca-6-kale\/","title":{"rendered":"Toogasho ka dhacday banaanka goobta arooska ee Ottawa ayaa sababtay dhimashada 2 qof iyo dhaawaca 6 kale"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179083\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/8186ca85c29f1e08bfd34d1dae9b59e2.jpeg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"434\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/8186ca85c29f1e08bfd34d1dae9b59e2.jpeg 640w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/8186ca85c29f1e08bfd34d1dae9b59e2-300x203.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/8186ca85c29f1e08bfd34d1dae9b59e2-619x420.jpeg 619w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya magaalada Ottawa ee Caasimadda dalka Canada ayaa sheegaya in weerar dhaliyay dhimasho iyo dhaawac ay koox hubeysan ku qaadeen hool ku yaala Koonfurta magaaladaas oo xaflad aroos ah ku dhiganayeen lamaane Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Weerarkaas ayaa inta la xaqiijiyay waxaa ku geeriyooday 2 ruux, halka ay ku dhaawacmeen 6 ruux oo kale, hayeeshee wali lama garan heybta kooxda hubeysan ee rasaasta mar qura ku furtay dadkii ku sugnaa hoolka xaflada arooska ah ay ka dhaceysay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Labada ruux ee weerarkaasi ku dhintay ayaa magacyadooda lagu kala sheegay Saciid Maxamed Cali oo 26 jir ahaa iyo Cabdishakuur Cabdi Daahir oo 29 jir ahaa, waxaana xusid mudan in goobtii farxada taalay ay mar qura isku badeshay murugo iyo meel dhiig badan dureero.<\/p>\n<p>Ciidamada Booliiska magaalada Ottawa ayaa sheegay iney wadaan baaritaano ku aadan weerarkan khasaaraha dhaliyay, iyagoona ka codsaday dadkii xaflada joogay ee ka bad baaday weerarka iney usoo gudbiyaan macluumaadka dadka weerarka geestay.<\/p>\n<p>Dhacdadaan ayaa ah mid si weyn looga hadal haayo magaalada Ottawa ee dalkaasi Canada, kadib markii goob ay farxad iyo reyn reyn taalay mar qura isku badashay goobo murug badan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179081\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/1_6546464.png\" alt=\"\" width=\"1020\" height=\"765\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/1_6546464.png 1020w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/1_6546464-300x225.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/1_6546464-768x576.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/1_6546464-696x522.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/1_6546464-560x420.png 560w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/1_6546464-80x60.png 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/1_6546464-265x198.png 265w\" sizes=\"(max-width: 1020px) 100vw, 1020px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179082\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/1_6546532.jpeg\" alt=\"\" width=\"1020\" height=\"574\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/1_6546532.jpeg 1020w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/1_6546532-300x169.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/1_6546532-768x432.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/1_6546532-696x392.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/1_6546532-746x420.jpeg 746w\" sizes=\"(max-width: 1020px) 100vw, 1020px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179083\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/8186ca85c29f1e08bfd34d1dae9b59e2.jpeg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"434\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/8186ca85c29f1e08bfd34d1dae9b59e2.jpeg 640w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/8186ca85c29f1e08bfd34d1dae9b59e2-300x203.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/8186ca85c29f1e08bfd34d1dae9b59e2-619x420.jpeg 619w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179084\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/shooting.jpeg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/shooting.jpeg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/shooting-300x200.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/shooting-768x512.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/shooting-696x464.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/shooting-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179085\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Winterset_1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"614\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Winterset_1.jpeg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Winterset_1-300x180.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Winterset_1-768x461.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Winterset_1-696x417.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Winterset_1-700x420.jpeg 700w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Ottawa ee Caasimadda dalka Canada ayaa sheegaya in weerar dhaliyay dhimasho iyo dhaawac ay koox hubeysan ku qaadeen hool ku yaala Koonfurta magaaladaas oo xaflad aroos ah ku dhiganayeen lamaane Soomaaliyeed. Weerarkaas ayaa inta la xaqiijiyay waxaa ku geeriyooday 2 ruux, halka ay ku dhaawacmeen 6 ruux oo kale, hayeeshee wali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179082,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179080","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Toogasho ka dhacday banaanka goobta arooska ee Ottawa ayaa sababtay dhimashada 2 qof iyo dhaawaca 6 kale - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/toogasho-ka-dhacday-banaanka-goobta-arooska-ee-ottawa-ayaa-sababtay-dhimashada-2-qof-iyo-dhaawaca-6-kale\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Toogasho ka dhacday banaanka goobta arooska ee Ottawa ayaa sababtay dhimashada 2 qof iyo dhaawaca 6 kale - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Ottawa ee Caasimadda dalka Canada ayaa sheegaya in weerar dhaliyay dhimasho iyo dhaawac ay koox hubeysan ku qaadeen hool ku yaala Koonfurta magaaladaas oo xaflad aroos ah ku dhiganayeen lamaane Soomaaliyeed. Weerarkaas ayaa inta la xaqiijiyay waxaa ku geeriyooday 2 ruux, halka ay ku dhaawacmeen 6 ruux oo kale, hayeeshee wali [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/toogasho-ka-dhacday-banaanka-goobta-arooska-ee-ottawa-ayaa-sababtay-dhimashada-2-qof-iyo-dhaawaca-6-kale\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-09-04T09:41:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/1_6546532.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1020\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"574\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/toogasho-ka-dhacday-banaanka-goobta-arooska-ee-ottawa-ayaa-sababtay-dhimashada-2-qof-iyo-dhaawaca-6-kale\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/toogasho-ka-dhacday-banaanka-goobta-arooska-ee-ottawa-ayaa-sababtay-dhimashada-2-qof-iyo-dhaawaca-6-kale\/\",\"name\":\"Toogasho ka dhacday banaanka goobta arooska ee Ottawa ayaa sababtay dhimashada 2 qof iyo dhaawaca 6 kale - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/toogasho-ka-dhacday-banaanka-goobta-arooska-ee-ottawa-ayaa-sababtay-dhimashada-2-qof-iyo-dhaawaca-6-kale\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/toogasho-ka-dhacday-banaanka-goobta-arooska-ee-ottawa-ayaa-sababtay-dhimashada-2-qof-iyo-dhaawaca-6-kale\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/1_6546532.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-09-04T09:41:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/toogasho-ka-dhacday-banaanka-goobta-arooska-ee-ottawa-ayaa-sababtay-dhimashada-2-qof-iyo-dhaawaca-6-kale\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/toogasho-ka-dhacday-banaanka-goobta-arooska-ee-ottawa-ayaa-sababtay-dhimashada-2-qof-iyo-dhaawaca-6-kale\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/toogasho-ka-dhacday-banaanka-goobta-arooska-ee-ottawa-ayaa-sababtay-dhimashada-2-qof-iyo-dhaawaca-6-kale\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/1_6546532.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/1_6546532.jpeg\",\"width\":1020,\"height\":574},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/toogasho-ka-dhacday-banaanka-goobta-arooska-ee-ottawa-ayaa-sababtay-dhimashada-2-qof-iyo-dhaawaca-6-kale\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Toogasho ka dhacday banaanka goobta arooska ee Ottawa ayaa sababtay dhimashada 2 qof iyo dhaawaca 6 kale\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Toogasho ka dhacday banaanka goobta arooska ee Ottawa ayaa sababtay dhimashada 2 qof iyo dhaawaca 6 kale - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/toogasho-ka-dhacday-banaanka-goobta-arooska-ee-ottawa-ayaa-sababtay-dhimashada-2-qof-iyo-dhaawaca-6-kale\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Toogasho ka dhacday banaanka goobta arooska ee Ottawa ayaa sababtay dhimashada 2 qof iyo dhaawaca 6 kale - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Ottawa ee Caasimadda dalka Canada ayaa sheegaya in weerar dhaliyay dhimasho iyo dhaawac ay koox hubeysan ku qaadeen hool ku yaala Koonfurta magaaladaas oo xaflad aroos ah ku dhiganayeen lamaane Soomaaliyeed. Weerarkaas ayaa inta la xaqiijiyay waxaa ku geeriyooday 2 ruux, halka ay ku dhaawacmeen 6 ruux oo kale, hayeeshee wali [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/toogasho-ka-dhacday-banaanka-goobta-arooska-ee-ottawa-ayaa-sababtay-dhimashada-2-qof-iyo-dhaawaca-6-kale\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-09-04T09:41:04+00:00","og_image":[{"width":1020,"height":574,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/1_6546532.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/toogasho-ka-dhacday-banaanka-goobta-arooska-ee-ottawa-ayaa-sababtay-dhimashada-2-qof-iyo-dhaawaca-6-kale\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/toogasho-ka-dhacday-banaanka-goobta-arooska-ee-ottawa-ayaa-sababtay-dhimashada-2-qof-iyo-dhaawaca-6-kale\/","name":"Toogasho ka dhacday banaanka goobta arooska ee Ottawa ayaa sababtay dhimashada 2 qof iyo dhaawaca 6 kale - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/toogasho-ka-dhacday-banaanka-goobta-arooska-ee-ottawa-ayaa-sababtay-dhimashada-2-qof-iyo-dhaawaca-6-kale\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/toogasho-ka-dhacday-banaanka-goobta-arooska-ee-ottawa-ayaa-sababtay-dhimashada-2-qof-iyo-dhaawaca-6-kale\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/1_6546532.jpeg","datePublished":"2023-09-04T09:41:04+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/toogasho-ka-dhacday-banaanka-goobta-arooska-ee-ottawa-ayaa-sababtay-dhimashada-2-qof-iyo-dhaawaca-6-kale\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/toogasho-ka-dhacday-banaanka-goobta-arooska-ee-ottawa-ayaa-sababtay-dhimashada-2-qof-iyo-dhaawaca-6-kale\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/toogasho-ka-dhacday-banaanka-goobta-arooska-ee-ottawa-ayaa-sababtay-dhimashada-2-qof-iyo-dhaawaca-6-kale\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/1_6546532.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/1_6546532.jpeg","width":1020,"height":574},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/toogasho-ka-dhacday-banaanka-goobta-arooska-ee-ottawa-ayaa-sababtay-dhimashada-2-qof-iyo-dhaawaca-6-kale\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Toogasho ka dhacday banaanka goobta arooska ee Ottawa ayaa sababtay dhimashada 2 qof iyo dhaawaca 6 kale"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179080"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179080"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179080\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179086,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179080\/revisions\/179086"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179082"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179080"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179080"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179080"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}