{"id":179333,"date":"2023-09-30T12:02:11","date_gmt":"2023-09-30T09:02:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179333"},"modified":"2023-09-30T12:40:56","modified_gmt":"2023-09-30T09:40:56","slug":"maxkamadda-sare-ee-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-ku-riday-rag-ka-tirsan-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-ku-riday-rag-ka-tirsan-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Sare ee ciidamada  oo xukun dil toogasho ah ku riday rag ka tirsan Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179334\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023930638316428657089646.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"310\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023930638316428657089646.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/2023930638316428657089646-300x141.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah xukun dil toogasho ah ku riday laba nin oo la sheegay iney ka tirsan yihiin kooxda Al-shabaab, kuwaas oo dilal ka geystay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Labada nin ee Maxkamadda sare xukunka toogashada ah ku riday ayaa lagu kala magacaaba Anas Cabduqaadir Cali Maxamuud oo loo yaqaan Salmaan iyo Aadan Mursal Maxamed Macalin oo isna loo yaqaano Iidow, kuwaas oo ay horey maxkamadda darajada Koowaad ugu xukuntay dil toogasho ah 22-kii bishii May ee Sanadkan 2023.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida Jenaraal Liibaan Cali Yarow ayaa ku dhawaaqay xukunka dilka toogashada ah ee Maanta lagu riday Anas Cabduqaadir iyo Aadan Mursal oo ka mid ahaa kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Ragaan ay maanta maxkamadda sare xukunka ku riday ayaa la sheegay in Gaalkacyo gudaheeda ay ku dileen dad badan oo ay ka mid ahayeen Cilmi Cali Guuleed, Cabdi Aadan Siyaad iyo Maxamed Jaamac Maxamed, kuwaas oo dhamaantood ay ragaan dileen xili ay kasoo baxeen Masaajidyo ay kusoo Tukadeen Salaada, sida ay shaacisay Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida.<\/p>\n<p>Anas iyo Aadan ayaa ciidamada amaanka gacanta kusoo dhigeen 17-kii bishii April ee sanadkaan 2023, xiligaas oo la tilmaamay in labadooda ay qarax la beegsadeen gaari Cabdi Bille ah oo ay wateen ciidan ka tirsan Kumaandooska Danab ee xoogga dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Gabagabadii guddoomiyaha maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida Jenaraal Liibaan Cali Yarow oo xukunkan toogashada ah ku dhawaaqay ayaa sidoo kale sheegay in cid walba oo ka mid ah Shabaab ama gacan saar la leh sidaan oo kale loo horkeeni doono Cadaaladda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOfficialSomaliCableTV%2Fvideos%2F835070861405700%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah xukun dil toogasho ah ku riday laba nin oo la sheegay iney ka tirsan yihiin kooxda Al-shabaab, kuwaas oo dilal ka geystay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. &nbsp; Labada nin ee Maxkamadda sare xukunka toogashada ah ku riday ayaa lagu kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179335,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179333","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxkamadda Sare ee ciidamada oo xukun dil toogasho ah ku riday rag ka tirsan Al-shabaab - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-ku-riday-rag-ka-tirsan-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxkamadda Sare ee ciidamada oo xukun dil toogasho ah ku riday rag ka tirsan Al-shabaab - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah xukun dil toogasho ah ku riday laba nin oo la sheegay iney ka tirsan yihiin kooxda Al-shabaab, kuwaas oo dilal ka geystay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. &nbsp; Labada nin ee Maxkamadda sare xukunka toogashada ah ku riday ayaa lagu kala [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-ku-riday-rag-ka-tirsan-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-09-30T09:02:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-09-30T09:40:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-30-at-10.01.27.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1216\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1248\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-ku-riday-rag-ka-tirsan-al-shabaab\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-ku-riday-rag-ka-tirsan-al-shabaab\/\",\"name\":\"Maxkamadda Sare ee ciidamada oo xukun dil toogasho ah ku riday rag ka tirsan Al-shabaab - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-ku-riday-rag-ka-tirsan-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-ku-riday-rag-ka-tirsan-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-30-at-10.01.27.png\",\"datePublished\":\"2023-09-30T09:02:11+00:00\",\"dateModified\":\"2023-09-30T09:40:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-ku-riday-rag-ka-tirsan-al-shabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-ku-riday-rag-ka-tirsan-al-shabaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-ku-riday-rag-ka-tirsan-al-shabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-30-at-10.01.27.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-30-at-10.01.27.png\",\"width\":1216,\"height\":1248},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-ku-riday-rag-ka-tirsan-al-shabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxkamadda Sare ee ciidamada oo xukun dil toogasho ah ku riday rag ka tirsan Al-shabaab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxkamadda Sare ee ciidamada oo xukun dil toogasho ah ku riday rag ka tirsan Al-shabaab - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-ku-riday-rag-ka-tirsan-al-shabaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxkamadda Sare ee ciidamada oo xukun dil toogasho ah ku riday rag ka tirsan Al-shabaab - Wardoon","og_description":"Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah xukun dil toogasho ah ku riday laba nin oo la sheegay iney ka tirsan yihiin kooxda Al-shabaab, kuwaas oo dilal ka geystay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. &nbsp; Labada nin ee Maxkamadda sare xukunka toogashada ah ku riday ayaa lagu kala [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-ku-riday-rag-ka-tirsan-al-shabaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-09-30T09:02:11+00:00","article_modified_time":"2023-09-30T09:40:56+00:00","og_image":[{"width":1216,"height":1248,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-30-at-10.01.27.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-ku-riday-rag-ka-tirsan-al-shabaab\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-ku-riday-rag-ka-tirsan-al-shabaab\/","name":"Maxkamadda Sare ee ciidamada oo xukun dil toogasho ah ku riday rag ka tirsan Al-shabaab - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-ku-riday-rag-ka-tirsan-al-shabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-ku-riday-rag-ka-tirsan-al-shabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-30-at-10.01.27.png","datePublished":"2023-09-30T09:02:11+00:00","dateModified":"2023-09-30T09:40:56+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-ku-riday-rag-ka-tirsan-al-shabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-ku-riday-rag-ka-tirsan-al-shabaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-ku-riday-rag-ka-tirsan-al-shabaab\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-30-at-10.01.27.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/Screenshot-2023-09-30-at-10.01.27.png","width":1216,"height":1248},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxkamadda-sare-ee-ciidamada-oo-xukun-dil-toogasho-ah-ku-riday-rag-ka-tirsan-al-shabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxkamadda Sare ee ciidamada oo xukun dil toogasho ah ku riday rag ka tirsan Al-shabaab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179333"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179333"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179333\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179349,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179333\/revisions\/179349"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179335"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179333"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179333"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179333"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}