{"id":179438,"date":"2023-10-12T11:15:39","date_gmt":"2023-10-12T08:15:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179438"},"modified":"2023-10-12T11:15:39","modified_gmt":"2023-10-12T08:15:39","slug":"golaha-ammaanka-oo-baaraya-dadkii-ku-lugta-lahaa-dagaalkii-ka-dhacay-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-baaraya-dadkii-ku-lugta-lahaa-dagaalkii-ka-dhacay-laascaanood\/","title":{"rendered":"Golaha ammaanka oo baaraya dadkii ku lugta lahaa  dagaalkii ka dhacay Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179439\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/20231012638326757924487453.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"381\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/20231012638326757924487453.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/20231012638326757924487453-300x173.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isku raacay in la qaado tallaabooyin dabagal ah oo ku saabsan la xisaabtanka shakhsiyaadka masuulka ka ah xad gudubyada dagaal ee ka dhanka ah arrimaha bini\u2019aadantinimada ee ka dhacay intii ay socotay colaadda Laascaanood ee gobolka Sool.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Golaha ammaanka ayaa go\u2019aankan qaatay, kaddib markii uu dhegaystay oo uu tixgaliyay warbixin ay soo gudbiyeen guddiga khubarada arrimaha Soomaaliya, si waafaqsan farqadda 47 (c) (i) ee qaraarka 2662 (2022).<\/p>\n<p>Qaraarka 1844RES\/2008, ayaa wuxuu dhigayaa in cunuqabatayn maaliyadeed iyo kuwa safar ba lagusoo rogo shakhsiyaadka ku xusan warbixinta ay soo gudbiyeen guddiga khubarada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa ku eedeeyay shaqsiyaadkan, kuwaas oo aan la shaacin magacyadooda, inay ku kaceen, falal la xiriira beegsiga dadka rayidka ah, xarumaha waxbarashada, isbitaallada, afduubka iyo barakicinta dadka rayidka ah, iyo sidoo kale inay horjoogsadeen gargaarka bini&#8217;aadantinimo.<\/p>\n<p>Guddigu wuxuu ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dhammaan dhinacyada ku lugta leh colaadda, inay xaqiijiyaan gargaarka bini\u2019aadantinimo, isla markaana loo ogolaado inay Laascaanood tagaan kooxaha ka hortagga walxaha qarxa, sida Hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Miino baarista iyo ururada ay khusayso.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isku raacay in la qaado tallaabooyin dabagal ah oo ku saabsan la xisaabtanka shakhsiyaadka masuulka ka ah xad gudubyada dagaal ee ka dhanka ah arrimaha bini\u2019aadantinimada ee ka dhacay intii ay socotay colaadda Laascaanood ee gobolka Sool. &nbsp; Golaha ammaanka ayaa go\u2019aankan qaatay, kaddib markii uu dhegaystay oo uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179439,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179438","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Golaha ammaanka oo baaraya dadkii ku lugta lahaa dagaalkii ka dhacay Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-baaraya-dadkii-ku-lugta-lahaa-dagaalkii-ka-dhacay-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Golaha ammaanka oo baaraya dadkii ku lugta lahaa dagaalkii ka dhacay Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isku raacay in la qaado tallaabooyin dabagal ah oo ku saabsan la xisaabtanka shakhsiyaadka masuulka ka ah xad gudubyada dagaal ee ka dhanka ah arrimaha bini\u2019aadantinimada ee ka dhacay intii ay socotay colaadda Laascaanood ee gobolka Sool. &nbsp; Golaha ammaanka ayaa go\u2019aankan qaatay, kaddib markii uu dhegaystay oo uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-baaraya-dadkii-ku-lugta-lahaa-dagaalkii-ka-dhacay-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-10-12T08:15:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/20231012638326757924487453.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-baaraya-dadkii-ku-lugta-lahaa-dagaalkii-ka-dhacay-laascaanood\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-baaraya-dadkii-ku-lugta-lahaa-dagaalkii-ka-dhacay-laascaanood\/\",\"name\":\"Golaha ammaanka oo baaraya dadkii ku lugta lahaa dagaalkii ka dhacay Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-baaraya-dadkii-ku-lugta-lahaa-dagaalkii-ka-dhacay-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-baaraya-dadkii-ku-lugta-lahaa-dagaalkii-ka-dhacay-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/20231012638326757924487453.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-10-12T08:15:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-baaraya-dadkii-ku-lugta-lahaa-dagaalkii-ka-dhacay-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-baaraya-dadkii-ku-lugta-lahaa-dagaalkii-ka-dhacay-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-baaraya-dadkii-ku-lugta-lahaa-dagaalkii-ka-dhacay-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/20231012638326757924487453.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/20231012638326757924487453.jpeg\",\"width\":660,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-baaraya-dadkii-ku-lugta-lahaa-dagaalkii-ka-dhacay-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Golaha ammaanka oo baaraya dadkii ku lugta lahaa dagaalkii ka dhacay Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Golaha ammaanka oo baaraya dadkii ku lugta lahaa dagaalkii ka dhacay Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-baaraya-dadkii-ku-lugta-lahaa-dagaalkii-ka-dhacay-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Golaha ammaanka oo baaraya dadkii ku lugta lahaa dagaalkii ka dhacay Laascaanood - Wardoon","og_description":"Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isku raacay in la qaado tallaabooyin dabagal ah oo ku saabsan la xisaabtanka shakhsiyaadka masuulka ka ah xad gudubyada dagaal ee ka dhanka ah arrimaha bini\u2019aadantinimada ee ka dhacay intii ay socotay colaadda Laascaanood ee gobolka Sool. &nbsp; Golaha ammaanka ayaa go\u2019aankan qaatay, kaddib markii uu dhegaystay oo uu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-baaraya-dadkii-ku-lugta-lahaa-dagaalkii-ka-dhacay-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2023-10-12T08:15:39+00:00","og_image":[{"width":660,"height":381,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/20231012638326757924487453.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-baaraya-dadkii-ku-lugta-lahaa-dagaalkii-ka-dhacay-laascaanood\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-baaraya-dadkii-ku-lugta-lahaa-dagaalkii-ka-dhacay-laascaanood\/","name":"Golaha ammaanka oo baaraya dadkii ku lugta lahaa dagaalkii ka dhacay Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-baaraya-dadkii-ku-lugta-lahaa-dagaalkii-ka-dhacay-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-baaraya-dadkii-ku-lugta-lahaa-dagaalkii-ka-dhacay-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/20231012638326757924487453.jpeg","datePublished":"2023-10-12T08:15:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-baaraya-dadkii-ku-lugta-lahaa-dagaalkii-ka-dhacay-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-baaraya-dadkii-ku-lugta-lahaa-dagaalkii-ka-dhacay-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-baaraya-dadkii-ku-lugta-lahaa-dagaalkii-ka-dhacay-laascaanood\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/20231012638326757924487453.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/10\/20231012638326757924487453.jpeg","width":660,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-baaraya-dadkii-ku-lugta-lahaa-dagaalkii-ka-dhacay-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Golaha ammaanka oo baaraya dadkii ku lugta lahaa dagaalkii ka dhacay Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179438"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179438"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179438\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179440,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179438\/revisions\/179440"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179439"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179438"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179438"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179438"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}