{"id":179545,"date":"2024-02-01T12:33:32","date_gmt":"2024-02-01T09:33:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179545"},"modified":"2024-02-01T12:33:32","modified_gmt":"2024-02-01T09:33:32","slug":"website-yadii-ugu-waa-weyna-ee-al-shabaab-oo-hawada-lagu-cunay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/website-yadii-ugu-waa-weyna-ee-al-shabaab-oo-hawada-lagu-cunay\/","title":{"rendered":"Website-yadii ugu waa weyna ee Al-shabaab oo hawada lagu cunay"},"content":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa soo bandhigtay ku dhawaad 20 Website oo ay sheegtay iney ka xirtay kooxda Al-shabaab.<\/p>\n<p>Website-yada NISA ay soo bandhigtay ayaa ah kuwii ugu waa weyna oo ay kooxda Al-shabaab ku faafin jirtay wararkeeda oo laga daalacan karay kaliya dhanka Dibadda, maadama gudaha dalka mar hore laga xiray.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo kasoo baxay Hay&#8217;adda NISA ayaa lagu sheegay in si rasmi ah hawada looga saaray 14 Website oo laga heli jiray macluumaadka kooxda, islamarkaana laga dhageysan jiray qaarkood Idaacadda ku hadasha afka kooxdaas.<\/p>\n<p>\u201cHowlgalkaan oo isugu jiray uruurinta mareegaha, baaritaankooda, helidda magacyada milkiilayaasha ku diiwaangashan iyo ugu dambeyntii xiritaankooda ayaa socday bilihii lasoo dhaafay, waxaana lagu guuleystay in hawada laga saaro barahaan oo la diiwaan geliyey sanado kala duwan,\u201d ayaa lagu yiri warka NISA.<\/p>\n<p>Dowladda Fedaraalka waxay horey gudaha Soomaaliya uga xirtay in laga daalacdo Website-yada Al-shabaab, iyadoona haatan ku guuleysatay in Website-yadaas aanan laga akhrisan karin guud ahaan dalalka Caalamka.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso qoraalka Hay&#8217;adda NISA:-<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179546\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202421638423476941886317.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"935\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202421638423476941886317.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202421638423476941886317-212x300.jpeg 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202421638423476941886317-296x420.jpeg 296w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179547\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202421638423477161203787.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"935\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202421638423477161203787.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202421638423477161203787-212x300.jpeg 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/202421638423477161203787-296x420.jpeg 296w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa soo bandhigtay ku dhawaad 20 Website oo ay sheegtay iney ka xirtay kooxda Al-shabaab. Website-yada NISA ay soo bandhigtay ayaa ah kuwii ugu waa weyna oo ay kooxda Al-shabaab ku faafin jirtay wararkeeda oo laga daalacan karay kaliya dhanka Dibadda, maadama gudaha dalka mar hore laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161406,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179545","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Website-yadii ugu waa weyna ee Al-shabaab oo hawada lagu cunay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/website-yadii-ugu-waa-weyna-ee-al-shabaab-oo-hawada-lagu-cunay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Website-yadii ugu waa weyna ee Al-shabaab oo hawada lagu cunay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hay&#8217;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa soo bandhigtay ku dhawaad 20 Website oo ay sheegtay iney ka xirtay kooxda Al-shabaab. Website-yada NISA ay soo bandhigtay ayaa ah kuwii ugu waa weyna oo ay kooxda Al-shabaab ku faafin jirtay wararkeeda oo laga daalacan karay kaliya dhanka Dibadda, maadama gudaha dalka mar hore laga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/website-yadii-ugu-waa-weyna-ee-al-shabaab-oo-hawada-lagu-cunay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-01T09:33:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Sheikh_Ali_Dhere_Alshabab_Spokesman-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"460\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/website-yadii-ugu-waa-weyna-ee-al-shabaab-oo-hawada-lagu-cunay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/website-yadii-ugu-waa-weyna-ee-al-shabaab-oo-hawada-lagu-cunay\/\",\"name\":\"Website-yadii ugu waa weyna ee Al-shabaab oo hawada lagu cunay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/website-yadii-ugu-waa-weyna-ee-al-shabaab-oo-hawada-lagu-cunay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/website-yadii-ugu-waa-weyna-ee-al-shabaab-oo-hawada-lagu-cunay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Sheikh_Ali_Dhere_Alshabab_Spokesman-1.jpg\",\"datePublished\":\"2024-02-01T09:33:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/website-yadii-ugu-waa-weyna-ee-al-shabaab-oo-hawada-lagu-cunay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/website-yadii-ugu-waa-weyna-ee-al-shabaab-oo-hawada-lagu-cunay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/website-yadii-ugu-waa-weyna-ee-al-shabaab-oo-hawada-lagu-cunay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Sheikh_Ali_Dhere_Alshabab_Spokesman-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Sheikh_Ali_Dhere_Alshabab_Spokesman-1.jpg\",\"width\":660,\"height\":460},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/website-yadii-ugu-waa-weyna-ee-al-shabaab-oo-hawada-lagu-cunay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Website-yadii ugu waa weyna ee Al-shabaab oo hawada lagu cunay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Website-yadii ugu waa weyna ee Al-shabaab oo hawada lagu cunay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/website-yadii-ugu-waa-weyna-ee-al-shabaab-oo-hawada-lagu-cunay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Website-yadii ugu waa weyna ee Al-shabaab oo hawada lagu cunay - Wardoon","og_description":"Hay&#8217;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa soo bandhigtay ku dhawaad 20 Website oo ay sheegtay iney ka xirtay kooxda Al-shabaab. Website-yada NISA ay soo bandhigtay ayaa ah kuwii ugu waa weyna oo ay kooxda Al-shabaab ku faafin jirtay wararkeeda oo laga daalacan karay kaliya dhanka Dibadda, maadama gudaha dalka mar hore laga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/website-yadii-ugu-waa-weyna-ee-al-shabaab-oo-hawada-lagu-cunay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-01T09:33:32+00:00","og_image":[{"width":660,"height":460,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Sheikh_Ali_Dhere_Alshabab_Spokesman-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/website-yadii-ugu-waa-weyna-ee-al-shabaab-oo-hawada-lagu-cunay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/website-yadii-ugu-waa-weyna-ee-al-shabaab-oo-hawada-lagu-cunay\/","name":"Website-yadii ugu waa weyna ee Al-shabaab oo hawada lagu cunay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/website-yadii-ugu-waa-weyna-ee-al-shabaab-oo-hawada-lagu-cunay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/website-yadii-ugu-waa-weyna-ee-al-shabaab-oo-hawada-lagu-cunay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Sheikh_Ali_Dhere_Alshabab_Spokesman-1.jpg","datePublished":"2024-02-01T09:33:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/website-yadii-ugu-waa-weyna-ee-al-shabaab-oo-hawada-lagu-cunay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/website-yadii-ugu-waa-weyna-ee-al-shabaab-oo-hawada-lagu-cunay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/website-yadii-ugu-waa-weyna-ee-al-shabaab-oo-hawada-lagu-cunay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Sheikh_Ali_Dhere_Alshabab_Spokesman-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Sheikh_Ali_Dhere_Alshabab_Spokesman-1.jpg","width":660,"height":460},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/website-yadii-ugu-waa-weyna-ee-al-shabaab-oo-hawada-lagu-cunay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Website-yadii ugu waa weyna ee Al-shabaab oo hawada lagu cunay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179545"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179545"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179545\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179548,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179545\/revisions\/179548"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161406"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179545"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179545"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179545"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}