{"id":179597,"date":"2024-02-03T21:41:35","date_gmt":"2024-02-03T18:41:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179597"},"modified":"2024-02-03T21:41:35","modified_gmt":"2024-02-03T18:41:35","slug":"xildhibaanki-shaqada-geeyay-ninka-xaaskiisa-gubay-oo-hadlayvideo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanki-shaqada-geeyay-ninka-xaaskiisa-gubay-oo-hadlayvideo\/","title":{"rendered":"Xildhibaanki shaqada geeyay ninka xaaskiisa  gubay oo hadlay+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179598\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/saabir-shuuriye.webp\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/saabir-shuuriye.webp 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/saabir-shuuriye-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/saabir-shuuriye-1024x683.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/saabir-shuuriye-768x512.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/saabir-shuuriye-1536x1024.webp 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/saabir-shuuriye-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/saabir-shuuriye-1068x712.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/saabir-shuuriye-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadlay kiiska ninka gubay xaaskiisa ee haddana baxsaday, kaas oo ay baadi goobayaan ciidamada, si loo horgeeyo cadaaladda.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa soo hadlay, kadib markii eedeyn culus oo loo jeediyay, taas oo ah inuu isaga garoonka ka shaqaaleysiiyay eedeysane Sayd Cali Macallin Daa\u2019uud.<\/p>\n<p>Siyaasiga caanka ah Cali Yare Cali oo ka hadlayay arrintaan ayaa yiri \u201cEedesanaha mijrimka ah waa inuu dhalay macalin Daa\u2019uud oo ahaa macalin dugsi. Beeshiisu waa Bah-Abgaal, Saleebaan\/Habargidir. Wuxuu ka shaqeeynayay garoonka Aden Abdulle gaar ahaan maqaayad garoonka ku dhextaalla oo uu leeyahay xildhibaan Xildhibaan Saabir Shuuriye\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu raaciyay \u201cHaddii cadaalad la doonayo waa in laamaha amnigu ay u yeeraan xildhibaanka, laguna qasbo inuu keeno eedeeysanaha mujrimka ah ee uu damaannadiisa ku qornaa\u201d.<\/p>\n<p>Intaas kadib xildhibaan Saabir oo wareysi siiyay Shabelle Tv ayaa ka jawaabay eeddan, wuxuuna sheegay inuu eedeysanaha uu kamid ahaa dad uu damiintay, maadaama uu xildhibaan u yahay, balse waxa uu ku dooday in damaanaddu aysan ahayn shaqsiyadiisa, maadaama dhibka uu ka dhacay gurigiisa oo uusan ka gaysan shaqadii uu geeyay.<\/p>\n<p>\u201cSay Cali wuxuu kamid yahay dadka damiinta la\u2019iisoo weydiiyay macnaheeduna ma\u2019ahan inaad shaqsiyan damaanad uga noqoto, damaanadda waxaan u maleynayaa dadka khalad ayay ka fahmeen marka laga soo tago falka uu gaystay in uusan ka gaysan goobta shaqada oo fal gurigiisa iyo wax la xariira uu ka dhacay uu yahay, xildhibaana uu damaanad ka noqon korin\u201d ayuu yiri Xildhibaan Saabir Shuuriye.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa xusay in howshan iyo wax ka qabashadeeda ay u taallo hay\u2019adaha amniga dowladda, isaga oo ballan qaaday inuu la shaqeyn doono.<\/p>\n<p>\u201cShaqadaan waa shaqada amniga, aniguna waan kala shaqeeyay meel fiican ayayna mareysaa insha allah inta dhimana waa soo dhameystirmeysaa\u201d ayuu mar kale yiri.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu kusii daray \u201cNinkan wuxuu ka dhashay ehel culima ah iyagaana dadka ugu horreeyo sida loo soo qaban lahaa, si ay isaga bari yeelaan dambigaasi fowsha xun oo wiilkoodu u gaystay xaaskiisa, loona marsiiyo waxa uu mudan yahay\u201d.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu farriin iyo taciba u diray ehellada marxuumad Luul Cabdicasiis, isaga oo u ballan qaaday inay heli doonaan cadaalad, lana soo qaban doono eedeysanaha.<\/p>\n<p>\u201cNinka sameeyay in magaalada ku baxsado oo la hoosaaseeyo ma aqbaleyno, iyagana intaas oo kale ayaan u ballan qaadayaa, una sheegayaa waa wax yar waxa dhiman idamka ilaahey waa lasoo qaban doonaa cadaaladdana waa la horgeyn doonaa\u201d ayuu yiri Saabir.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshabelletv%2Fvideos%2F1037905617318834%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadlay kiiska ninka gubay xaaskiisa ee haddana baxsaday, kaas oo ay baadi goobayaan ciidamada, si loo horgeeyo cadaaladda. Xildhibaanka ayaa soo hadlay, kadib markii eedeyn culus oo loo jeediyay, taas oo ah inuu isaga garoonka ka shaqaaleysiiyay eedeysane Sayd Cali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179598,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179597","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaanki shaqada geeyay ninka xaaskiisa gubay oo hadlay+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanki-shaqada-geeyay-ninka-xaaskiisa-gubay-oo-hadlayvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaanki shaqada geeyay ninka xaaskiisa gubay oo hadlay+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadlay kiiska ninka gubay xaaskiisa ee haddana baxsaday, kaas oo ay baadi goobayaan ciidamada, si loo horgeeyo cadaaladda. Xildhibaanka ayaa soo hadlay, kadib markii eedeyn culus oo loo jeediyay, taas oo ah inuu isaga garoonka ka shaqaaleysiiyay eedeysane Sayd Cali [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanki-shaqada-geeyay-ninka-xaaskiisa-gubay-oo-hadlayvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-03T18:41:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/saabir-shuuriye.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanki-shaqada-geeyay-ninka-xaaskiisa-gubay-oo-hadlayvideo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanki-shaqada-geeyay-ninka-xaaskiisa-gubay-oo-hadlayvideo\/\",\"name\":\"Xildhibaanki shaqada geeyay ninka xaaskiisa gubay oo hadlay+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanki-shaqada-geeyay-ninka-xaaskiisa-gubay-oo-hadlayvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanki-shaqada-geeyay-ninka-xaaskiisa-gubay-oo-hadlayvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/saabir-shuuriye.webp\",\"datePublished\":\"2024-02-03T18:41:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanki-shaqada-geeyay-ninka-xaaskiisa-gubay-oo-hadlayvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanki-shaqada-geeyay-ninka-xaaskiisa-gubay-oo-hadlayvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanki-shaqada-geeyay-ninka-xaaskiisa-gubay-oo-hadlayvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/saabir-shuuriye.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/saabir-shuuriye.webp\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanki-shaqada-geeyay-ninka-xaaskiisa-gubay-oo-hadlayvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaanki shaqada geeyay ninka xaaskiisa gubay oo hadlay+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaanki shaqada geeyay ninka xaaskiisa gubay oo hadlay+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanki-shaqada-geeyay-ninka-xaaskiisa-gubay-oo-hadlayvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaanki shaqada geeyay ninka xaaskiisa gubay oo hadlay+VIDEO - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadlay kiiska ninka gubay xaaskiisa ee haddana baxsaday, kaas oo ay baadi goobayaan ciidamada, si loo horgeeyo cadaaladda. Xildhibaanka ayaa soo hadlay, kadib markii eedeyn culus oo loo jeediyay, taas oo ah inuu isaga garoonka ka shaqaaleysiiyay eedeysane Sayd Cali [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanki-shaqada-geeyay-ninka-xaaskiisa-gubay-oo-hadlayvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-03T18:41:35+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/saabir-shuuriye.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanki-shaqada-geeyay-ninka-xaaskiisa-gubay-oo-hadlayvideo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanki-shaqada-geeyay-ninka-xaaskiisa-gubay-oo-hadlayvideo\/","name":"Xildhibaanki shaqada geeyay ninka xaaskiisa gubay oo hadlay+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanki-shaqada-geeyay-ninka-xaaskiisa-gubay-oo-hadlayvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanki-shaqada-geeyay-ninka-xaaskiisa-gubay-oo-hadlayvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/saabir-shuuriye.webp","datePublished":"2024-02-03T18:41:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanki-shaqada-geeyay-ninka-xaaskiisa-gubay-oo-hadlayvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanki-shaqada-geeyay-ninka-xaaskiisa-gubay-oo-hadlayvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanki-shaqada-geeyay-ninka-xaaskiisa-gubay-oo-hadlayvideo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/saabir-shuuriye.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/saabir-shuuriye.webp","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanki-shaqada-geeyay-ninka-xaaskiisa-gubay-oo-hadlayvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaanki shaqada geeyay ninka xaaskiisa gubay oo hadlay+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179597"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179597"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179597\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179599,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179597\/revisions\/179599"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179598"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179597"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179597"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179597"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}