{"id":179644,"date":"2024-02-06T21:26:15","date_gmt":"2024-02-06T18:26:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179644"},"modified":"2024-02-06T21:26:15","modified_gmt":"2024-02-06T18:26:15","slug":"daawo-ehellada-luul-oo-war-cusub-soo-saaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ehellada-luul-oo-war-cusub-soo-saaray\/","title":{"rendered":"Daawo: Ehellada Luul oo war cusub soo saaray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179645\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-18.23.15.png\" alt=\"\" width=\"1342\" height=\"932\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-18.23.15.png 1342w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-18.23.15-300x208.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-18.23.15-1024x711.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-18.23.15-768x533.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-18.23.15-218x150.png 218w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-18.23.15-696x483.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-18.23.15-1068x742.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-18.23.15-605x420.png 605w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-18.23.15-100x70.png 100w\" sizes=\"(max-width: 1342px) 100vw, 1342px\" \/>Ehellada marxuum Luul Cabdicasiis oo dhawaan u geeriyootay dhaawacyo daran oo ka soo gaaray dab uu ninkeedii ku gubay, asxaabtii ay shaqo wadaagta ahaayeen marxuum Luul iyo dad weyne kale ayaa galabta iska xaadiyey garoonka Aadan Cadde oo laga soo dejiyey eedeysane Sayid Cali Macalin Daa\u2019uud.<\/p>\n<p>Ehellada ayaa garoonka warbaahinta kula hadlay markii ay xaqiijiyeen in eedeysanihii laga soo dejiyey Muqdisho, waxayna ciidamada ammaanka iyo guud ahaan dowladda uga mahad celiyeen, sida ay uga jawaabeen codsigoodii ee loogu guuleystay soo qabashada ninkaas.<\/p>\n<p>Cabdoow Xaaji Xasan oo ah Nabadoonka qoyskii ay ka dhalatay marxuum Luul Cabdicasiis ayaa warbaahinta kula hadlay garoonka, isagoo cadeeyey in meydkii gabadha aan weli la aasin, isla markaana ay doonayaan in ninkaan lala aaso gabadha oo ka dhigan in la toogto.<\/p>\n<p>\u201cLaamaha ammaanka waajibkooda waa ay guteen Maxkamadaha dalka iyaguna waa in sida ugu dhaqsiyaha badan ay cadaaladda u horkeenaan edeysanaha. Gabadheenii weli Meydkeeda waa noo yaalaa,\u201d ayuu yiri Nabadoon Cabdoow Xaaji.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in dowladda Soomaaliya ay mar kasta ka filanayeen cadaalad, hadana ay doonayaan in la dhameystiro inta ka dhiman cadaaladda Luul, \u201ctani waxay sharaf u tahay madaxweynaha, r\/wasaaraha, hey\u2019adaha amniga, baarlamaanka iyo guud ahaan dowladda,\u201d ayuu yiri Nabadoon Cabdoow Xaaji oo aad ugu farxay soo qabashada ninka dilay gabadhooda.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in wixii ka horeeyey shalay galab markii lasoo qabtay ninkaas ay aad u walwalsanaayeen ehellada gabadhii la gubay, balse hadda ay kalsooni badan ku qabaan inay cadaalad ka heli doonaan dowladooda.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ilaahey ka baryeynaa in dowladeena ay noqoto mid aan ku dhaqmeyn looma ooyaan iyo 4.5 oo ay noo noqoto dowlad dadkeeda u xaq soorta, ninkii dil geysta waa in dowladdu waajibkiisa marisaa, meesha haka saarto dowladdu kan waa laandheere iyo kan waa looma ooyaan,\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray Nabadoon Cabdoow Xaaji.<\/p>\n<p>Ninkaan oo shalay laga soo qabtay deegaan hoos taga magaalada Hobyo isagoo baxsad ah ayaa maanta diyaarad laga soo saaray magaalada Gaalkacyo, waxaana galabta laga soo dejiyey Muqdisho, si cadaaladda loo horgeeyo, waxaana dowladda aad loogu amaanay juhdiga ay ku bixisay soo qabashada ninkaas.<\/p>\n<p>Dhaawacyo culus oo dabkii ka soo gaaray ayaa ku yaalla ninka, gacan, wajiga iyo qeybo kale oo jirkiisa ka mid ah ayaa guban, waxaana la maxkamadey karaa markii uu bogsado sida uu sharcigu qabo, halka uu weli banaanka yaallo meydkii Marxuum Luul oo aad u gubtay, reerka ay gabadhu ka dhalatay ayaa horay u cadeeyey in aan la aasi doonin hadaan lala duugeyn ninkii dilay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Eedeysane Sayid Cali Macalin Daa\u2019uud ayaa la soo gaarsiiyey magaalada Muqdisho.\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/p4giyErj950\" width=\"717\" height=\"404\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ehellada marxuum Luul Cabdicasiis oo dhawaan u geeriyootay dhaawacyo daran oo ka soo gaaray dab uu ninkeedii ku gubay, asxaabtii ay shaqo wadaagta ahaayeen marxuum Luul iyo dad weyne kale ayaa galabta iska xaadiyey garoonka Aadan Cadde oo laga soo dejiyey eedeysane Sayid Cali Macalin Daa\u2019uud. Ehellada ayaa garoonka warbaahinta kula hadlay markii ay xaqiijiyeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179645,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179644","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo: Ehellada Luul oo war cusub soo saaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ehellada-luul-oo-war-cusub-soo-saaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo: Ehellada Luul oo war cusub soo saaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ehellada marxuum Luul Cabdicasiis oo dhawaan u geeriyootay dhaawacyo daran oo ka soo gaaray dab uu ninkeedii ku gubay, asxaabtii ay shaqo wadaagta ahaayeen marxuum Luul iyo dad weyne kale ayaa galabta iska xaadiyey garoonka Aadan Cadde oo laga soo dejiyey eedeysane Sayid Cali Macalin Daa\u2019uud. Ehellada ayaa garoonka warbaahinta kula hadlay markii ay xaqiijiyeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ehellada-luul-oo-war-cusub-soo-saaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-06T18:26:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-18.23.15.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1342\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"932\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ehellada-luul-oo-war-cusub-soo-saaray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ehellada-luul-oo-war-cusub-soo-saaray\/\",\"name\":\"Daawo: Ehellada Luul oo war cusub soo saaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ehellada-luul-oo-war-cusub-soo-saaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ehellada-luul-oo-war-cusub-soo-saaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-18.23.15.png\",\"datePublished\":\"2024-02-06T18:26:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ehellada-luul-oo-war-cusub-soo-saaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ehellada-luul-oo-war-cusub-soo-saaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ehellada-luul-oo-war-cusub-soo-saaray\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-18.23.15.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-18.23.15.png\",\"width\":1342,\"height\":932},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ehellada-luul-oo-war-cusub-soo-saaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo: Ehellada Luul oo war cusub soo saaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo: Ehellada Luul oo war cusub soo saaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ehellada-luul-oo-war-cusub-soo-saaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo: Ehellada Luul oo war cusub soo saaray - Wardoon","og_description":"Ehellada marxuum Luul Cabdicasiis oo dhawaan u geeriyootay dhaawacyo daran oo ka soo gaaray dab uu ninkeedii ku gubay, asxaabtii ay shaqo wadaagta ahaayeen marxuum Luul iyo dad weyne kale ayaa galabta iska xaadiyey garoonka Aadan Cadde oo laga soo dejiyey eedeysane Sayid Cali Macalin Daa\u2019uud. Ehellada ayaa garoonka warbaahinta kula hadlay markii ay xaqiijiyeen [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ehellada-luul-oo-war-cusub-soo-saaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-06T18:26:15+00:00","og_image":[{"width":1342,"height":932,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-18.23.15.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ehellada-luul-oo-war-cusub-soo-saaray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ehellada-luul-oo-war-cusub-soo-saaray\/","name":"Daawo: Ehellada Luul oo war cusub soo saaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ehellada-luul-oo-war-cusub-soo-saaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ehellada-luul-oo-war-cusub-soo-saaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-18.23.15.png","datePublished":"2024-02-06T18:26:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ehellada-luul-oo-war-cusub-soo-saaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ehellada-luul-oo-war-cusub-soo-saaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ehellada-luul-oo-war-cusub-soo-saaray\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-18.23.15.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/Screenshot-2024-02-06-at-18.23.15.png","width":1342,"height":932},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ehellada-luul-oo-war-cusub-soo-saaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo: Ehellada Luul oo war cusub soo saaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179644"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179644"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179644\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179646,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179644\/revisions\/179646"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179645"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179644"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179644"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179644"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}