{"id":179922,"date":"2024-02-22T12:49:32","date_gmt":"2024-02-22T09:49:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179922"},"modified":"2024-02-22T12:51:00","modified_gmt":"2024-02-22T09:51:00","slug":"meydka-marxuum-cabdiraxmaan-maclow-oo-maanta-la-aasay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-marxuum-cabdiraxmaan-maclow-oo-maanta-la-aasay\/","title":{"rendered":"Meydka Marxuum Cabdiraxmaan Maclow oo Maanta la aasay+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179923\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024222638441623258700611.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"359\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024222638441623258700611.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024222638441623258700611-300x163.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Duleedka magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu aasay Allaha u naxariistee Macallin Cabdiraxmaan Macaloow Abiikar oo uu dhowaan iskuulka Sidii ku dhex dilay arday hore oo iskuulkaas dhigan jiray.<\/p>\n<p>Marxuumka oo muddooyinkan cadaalad loo raadinayay, isla markaana ku jiray Firinjeer ayaa maanta la aasay, ayadoo aan weli lasoo qaban gacan ku dhiiglihii ka dambeeyay falkaasi argagaxa leh.<\/p>\n<p>Ehellada marxuumka ayaa sheegay inay isku raaceen in maydka la aaso, kadibna halkeedii ay kasii socoto cadaalad u raadinta Macallin Cabdiraxmaan.<\/p>\n<p>Wiil dhalinyaro ah oo ka hadlay goobta ayaa sheegay in eedeysanaha lagu qarinayo baadiyaha magaalada Jowhar, balse ay iyagu soo qaban doonaan, maadaama laamaha amniga ay ku guul dareysteen.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa naloo sheegay in ninka la geeyay meel baadiyaha Jowhar ah oo tuulo ah waa la keeni waayay sow maahan? waa ballan inaan soo qab qabano ilmo adeer yaashiisa\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu sii raaciyay \u201cLaamaha amniga way soo qaban waayeen fursad waxaaan u siinay muddo 11 maalin ah wax cadaalad ah haddii ay keeni waayeen cadaaladda gacmaheenna ayay ku jirtaa annaga ayaana soo qabaneyno\u201d.<\/p>\n<p>Dhankeeda Hooyo kamid ah qoyska Macallinka ayaa sheegtay in weli cidda uu ka dhashay eedeysanaha aysan soo booqan, una soo tacsiyeen ka qoys ahaan, taasna ay tahay wax laga xumaado.<\/p>\n<p>\u201cQoska dhibaatada gaystay illaa hadda cid nala soo xiriirtay ma jirto marka meeshaas waxaa ka fahmeynaa in lanagu dan la\u2019yahay\u201d ayay tiri hooyadu.<\/p>\n<p>Dhanka kale waxaa Salaadda Janaasada oo marxuumka lagula tukaday Isbitaalka Madiino ka qayb galay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka oo kasoo jeeda beesha, kuwaas oo uu kamid yahay Mudane Khaliif Cabdi Cumar oo goobta ka sheegay in mowqifkooda aanu weli is beddelin, lana soo qaban doono eedeysanaha.<\/p>\n<p>\u201cMowqifkeenii hore wax iska beddelay ma laha waa lagu daba jiraa gacan ku dhiiglihiina waan rajeyneynaa in gacanta uu soo galo\u201d ayuu yiri xildhibaan Khaliif.<\/p>\n<p>Dilka Macallin Cabdiraxmaan ayaa dhaliyay caro xoogan, maadaama lagu dhex dilay iskuulkii uu dhigayay, waxaana sidoo kale dilkiisa uu sababay inay shaqo joojin saddex maalin ah sameeyaan bahda waxbarashada, taas oo maanta ka bilaabaneysa.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOfficialSomaliCableTV%2Fvideos%2F337135612651435%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Duleedka magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu aasay Allaha u naxariistee Macallin Cabdiraxmaan Macaloow Abiikar oo uu dhowaan iskuulka Sidii ku dhex dilay arday hore oo iskuulkaas dhigan jiray. Marxuumka oo muddooyinkan cadaalad loo raadinayay, isla markaana ku jiray Firinjeer ayaa maanta la aasay, ayadoo aan weli lasoo qaban gacan ku dhiiglihii ka dambeeyay falkaasi argagaxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179923,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179922","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Meydka Marxuum Cabdiraxmaan Maclow oo Maanta la aasay+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-marxuum-cabdiraxmaan-maclow-oo-maanta-la-aasay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Meydka Marxuum Cabdiraxmaan Maclow oo Maanta la aasay+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Duleedka magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu aasay Allaha u naxariistee Macallin Cabdiraxmaan Macaloow Abiikar oo uu dhowaan iskuulka Sidii ku dhex dilay arday hore oo iskuulkaas dhigan jiray. Marxuumka oo muddooyinkan cadaalad loo raadinayay, isla markaana ku jiray Firinjeer ayaa maanta la aasay, ayadoo aan weli lasoo qaban gacan ku dhiiglihii ka dambeeyay falkaasi argagaxa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-marxuum-cabdiraxmaan-maclow-oo-maanta-la-aasay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-22T09:49:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-02-22T09:51:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024222638441623258700611.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"359\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-marxuum-cabdiraxmaan-maclow-oo-maanta-la-aasay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-marxuum-cabdiraxmaan-maclow-oo-maanta-la-aasay\/\",\"name\":\"Meydka Marxuum Cabdiraxmaan Maclow oo Maanta la aasay+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-marxuum-cabdiraxmaan-maclow-oo-maanta-la-aasay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-marxuum-cabdiraxmaan-maclow-oo-maanta-la-aasay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024222638441623258700611.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-02-22T09:49:32+00:00\",\"dateModified\":\"2024-02-22T09:51:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-marxuum-cabdiraxmaan-maclow-oo-maanta-la-aasay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-marxuum-cabdiraxmaan-maclow-oo-maanta-la-aasay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-marxuum-cabdiraxmaan-maclow-oo-maanta-la-aasay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024222638441623258700611.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024222638441623258700611.jpeg\",\"width\":660,\"height\":359},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-marxuum-cabdiraxmaan-maclow-oo-maanta-la-aasay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Meydka Marxuum Cabdiraxmaan Maclow oo Maanta la aasay+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Meydka Marxuum Cabdiraxmaan Maclow oo Maanta la aasay+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-marxuum-cabdiraxmaan-maclow-oo-maanta-la-aasay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Meydka Marxuum Cabdiraxmaan Maclow oo Maanta la aasay+VIDEO - Wardoon","og_description":"Duleedka magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu aasay Allaha u naxariistee Macallin Cabdiraxmaan Macaloow Abiikar oo uu dhowaan iskuulka Sidii ku dhex dilay arday hore oo iskuulkaas dhigan jiray. Marxuumka oo muddooyinkan cadaalad loo raadinayay, isla markaana ku jiray Firinjeer ayaa maanta la aasay, ayadoo aan weli lasoo qaban gacan ku dhiiglihii ka dambeeyay falkaasi argagaxa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-marxuum-cabdiraxmaan-maclow-oo-maanta-la-aasay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-22T09:49:32+00:00","article_modified_time":"2024-02-22T09:51:00+00:00","og_image":[{"width":660,"height":359,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024222638441623258700611.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-marxuum-cabdiraxmaan-maclow-oo-maanta-la-aasay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-marxuum-cabdiraxmaan-maclow-oo-maanta-la-aasay\/","name":"Meydka Marxuum Cabdiraxmaan Maclow oo Maanta la aasay+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-marxuum-cabdiraxmaan-maclow-oo-maanta-la-aasay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-marxuum-cabdiraxmaan-maclow-oo-maanta-la-aasay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024222638441623258700611.jpeg","datePublished":"2024-02-22T09:49:32+00:00","dateModified":"2024-02-22T09:51:00+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-marxuum-cabdiraxmaan-maclow-oo-maanta-la-aasay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-marxuum-cabdiraxmaan-maclow-oo-maanta-la-aasay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-marxuum-cabdiraxmaan-maclow-oo-maanta-la-aasay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024222638441623258700611.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024222638441623258700611.jpeg","width":660,"height":359},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydka-marxuum-cabdiraxmaan-maclow-oo-maanta-la-aasay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Meydka Marxuum Cabdiraxmaan Maclow oo Maanta la aasay+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179922"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179922"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179922\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179925,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179922\/revisions\/179925"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179923"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179922"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179922"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179922"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}