{"id":179941,"date":"2024-02-24T12:05:17","date_gmt":"2024-02-24T09:05:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=179941"},"modified":"2024-02-24T12:20:51","modified_gmt":"2024-02-24T09:20:51","slug":"banaanbax-balaaaran-oo-maanta-ka-dhacay-muqdisho-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbax-balaaaran-oo-maanta-ka-dhacay-muqdisho-video\/","title":{"rendered":"Banaanbax balaaaran oo maanta ka dhacay Muqdisho +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179942\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024224638443361082471138.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"338\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024224638443361082471138.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024224638443361082471138-300x154.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa haatan ka socda dibad-bax weyn oo uu soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Dibad-baxa ayaa hadda ka socda garoonka ciyaaraha Koonis, waxaana ka qayb-galaya mas\u2019uuliyiin iyo shacab fara badan oo isaga kala yimid degmooyinka gobolka.<\/p>\n<p>Ujeedka dibad-baxan ayaa ah mid lagu taageerayo heshiiska difaaca ee ay wada galeen dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga, uuna meel mariyay baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee gobolka Banaadir, Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) oo goobta ka hadlay ayaa faahfaahin ka bixiyay dibad-baxa, isaga oo uu tilmaamay inay ku taageerayaan go\u2019aanka dowladda dhexe ee difaaca badda Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Soomaaliya oo madaxweynaha Jamhuuriyadda uu hoggaaminaayo, dadka gobolka Banaadir oo uu guddoomiyaha gobolka iyo maamulkiisa ay hoggaaminayaan waxay taageerayaan sida ay mar kasta ugu taagan yihiin difaaca, dalka iyo diinta\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay u mahadcelinayaan dowladda Turkiga oo Soomaaliya u muujisay garab istaag buuxa, taas oo ka tarjumeysa saaxibtinimada labada waddan.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Turkiga ayay maanta halkan shacabka Soomaaliyeed uga mahadcelinayaan, gaar ahaan dadka ku dhaqan gobolka Banaadir, waxaana ugu mahadcelineynaa saaxibtinimadooda joogtada ah\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyay Maxamed Yabooh.<\/p>\n<p>Dadka Soomaaliyeed ayaa aad u taageersan heshiiskaan, maadaama Soomaaliya ay deg deg ugu baahan tahay garab difaac, sida aad horay u ogeydeenba Itoobiya ayaa cadeysatay damac waali ah oo badda Soomaaliya ay ku gunguriyeyneyso, waxaana khasab noqotay in awood looga difaaco badda Soomaaliya.<\/p>\n<p>8-dii bishaan ayey wasiirrada gaashaandhigga ee Soomaaliya iyo Turkiga heshiiskaan ku kala saxiixdeen magaalada Ankara ee dalka Turkiga, waxaana labo maalmood ka hor faafinta rasmiga ah ee dowladda Soomaaliya ku soo baxay heshiiskaas, kadib markii golayaasha dastuuriga ah ee ay ansixiyeen, Madaxweyne Xasan Sheekh-na uu saxiixay.<\/p>\n<p>Heshiiskaan ayaa sii jiraya muddo 10 sano ah, wuxuu ogolaanayaa in ciidamada Turkiga ay soo degaan badda Soomaaliya, isla markaana ay ka difaacaan wax kasta oo sharci darro ah, mudadaasna waxaa lagu dhisi doonaa awooda ciidamada badda Soomaaliya, si waajibaadkooda qaran ay u gutaan.<\/p>\n<p>Turkigu waa saaxiibka dhow ee Soomaaliya, wuxuuna Itoobiya ugu hanjabay in dhulka Soomaaliya aysan imaa karin oo awood ciidan looga difaaci doono, kadib markii madaxweynaha Turkiga uu toos ula xiriiray ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F369996439275109%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-179956\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764722923.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764722923.webp 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764722923-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764722923-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764722923-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179957\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764731443.webp\" alt=\"\" width=\"1079\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764731443.webp 1079w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764731443-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764731443-1024x683.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764731443-768x512.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764731443-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764731443-1068x713.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764731443-629x420.webp 629w\" sizes=\"(max-width: 1079px) 100vw, 1079px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179958\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764734590.webp\" alt=\"\" width=\"1079\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764734590.webp 1079w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764734590-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764734590-1024x683.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764734590-768x512.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764734590-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764734590-1068x713.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764734590-629x420.webp 629w\" sizes=\"(max-width: 1079px) 100vw, 1079px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179959\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764738420.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764738420.webp 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764738420-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764738420-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764738420-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179960\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764742911.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764742911.webp 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764742911-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764742911-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764742911-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179961\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764752399.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764752399.webp 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764752399-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764752399-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764752399-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179962\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764757485.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764757485.webp 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764757485-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764757485-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764757485-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179963\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764715344.webp\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764715344.webp 1080w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764715344-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764715344-1024x683.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764715344-768x512.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764715344-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764715344-1068x712.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764715344-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-179964\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764717937.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764717937.webp 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764717937-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764717937-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/FB_IMG_1708764717937-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa haatan ka socda dibad-bax weyn oo uu soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Banaadir. Dibad-baxa ayaa hadda ka socda garoonka ciyaaraha Koonis, waxaana ka qayb-galaya mas\u2019uuliyiin iyo shacab fara badan oo isaga kala yimid degmooyinka gobolka. Ujeedka dibad-baxan ayaa ah mid lagu taageerayo heshiiska difaaca ee ay wada galeen dowladaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":179942,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-179941","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Banaanbax balaaaran oo maanta ka dhacay Muqdisho +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbax-balaaaran-oo-maanta-ka-dhacay-muqdisho-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Banaanbax balaaaran oo maanta ka dhacay Muqdisho +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa haatan ka socda dibad-bax weyn oo uu soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Banaadir. Dibad-baxa ayaa hadda ka socda garoonka ciyaaraha Koonis, waxaana ka qayb-galaya mas\u2019uuliyiin iyo shacab fara badan oo isaga kala yimid degmooyinka gobolka. Ujeedka dibad-baxan ayaa ah mid lagu taageerayo heshiiska difaaca ee ay wada galeen dowladaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbax-balaaaran-oo-maanta-ka-dhacay-muqdisho-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-24T09:05:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-02-24T09:20:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024224638443361082471138.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"338\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbax-balaaaran-oo-maanta-ka-dhacay-muqdisho-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbax-balaaaran-oo-maanta-ka-dhacay-muqdisho-video\/\",\"name\":\"Banaanbax balaaaran oo maanta ka dhacay Muqdisho +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbax-balaaaran-oo-maanta-ka-dhacay-muqdisho-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbax-balaaaran-oo-maanta-ka-dhacay-muqdisho-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024224638443361082471138.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-02-24T09:05:17+00:00\",\"dateModified\":\"2024-02-24T09:20:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbax-balaaaran-oo-maanta-ka-dhacay-muqdisho-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbax-balaaaran-oo-maanta-ka-dhacay-muqdisho-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbax-balaaaran-oo-maanta-ka-dhacay-muqdisho-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024224638443361082471138.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024224638443361082471138.jpeg\",\"width\":660,\"height\":338},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbax-balaaaran-oo-maanta-ka-dhacay-muqdisho-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Banaanbax balaaaran oo maanta ka dhacay Muqdisho +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Banaanbax balaaaran oo maanta ka dhacay Muqdisho +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbax-balaaaran-oo-maanta-ka-dhacay-muqdisho-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Banaanbax balaaaran oo maanta ka dhacay Muqdisho +VIDEO - Wardoon","og_description":"Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa haatan ka socda dibad-bax weyn oo uu soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Banaadir. Dibad-baxa ayaa hadda ka socda garoonka ciyaaraha Koonis, waxaana ka qayb-galaya mas\u2019uuliyiin iyo shacab fara badan oo isaga kala yimid degmooyinka gobolka. Ujeedka dibad-baxan ayaa ah mid lagu taageerayo heshiiska difaaca ee ay wada galeen dowladaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbax-balaaaran-oo-maanta-ka-dhacay-muqdisho-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-24T09:05:17+00:00","article_modified_time":"2024-02-24T09:20:51+00:00","og_image":[{"width":660,"height":338,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024224638443361082471138.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbax-balaaaran-oo-maanta-ka-dhacay-muqdisho-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbax-balaaaran-oo-maanta-ka-dhacay-muqdisho-video\/","name":"Banaanbax balaaaran oo maanta ka dhacay Muqdisho +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbax-balaaaran-oo-maanta-ka-dhacay-muqdisho-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbax-balaaaran-oo-maanta-ka-dhacay-muqdisho-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024224638443361082471138.jpeg","datePublished":"2024-02-24T09:05:17+00:00","dateModified":"2024-02-24T09:20:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbax-balaaaran-oo-maanta-ka-dhacay-muqdisho-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbax-balaaaran-oo-maanta-ka-dhacay-muqdisho-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbax-balaaaran-oo-maanta-ka-dhacay-muqdisho-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024224638443361082471138.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/2024224638443361082471138.jpeg","width":660,"height":338},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/banaanbax-balaaaran-oo-maanta-ka-dhacay-muqdisho-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Banaanbax balaaaran oo maanta ka dhacay Muqdisho +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179941"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=179941"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179941\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":179966,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/179941\/revisions\/179966"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/179942"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=179941"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=179941"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=179941"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}