{"id":180009,"date":"2024-02-28T12:41:19","date_gmt":"2024-02-28T09:41:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180009"},"modified":"2024-02-28T12:41:19","modified_gmt":"2024-02-28T09:41:19","slug":"ugaas-axmed-shidde-muuse-biixi-ayaa-idili-gaaray-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-axmed-shidde-muuse-biixi-ayaa-idili-gaaray-video\/","title":{"rendered":"Ugaas Axmed  Shidde \u201cMuuse Biixi ayaa idili gaaray \u201c+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180010\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/maxresdefault-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/maxresdefault-1.jpeg 1280w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/maxresdefault-1-300x169.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/maxresdefault-1-1024x576.jpeg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/maxresdefault-1-768x432.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/maxresdefault-1-696x392.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/maxresdefault-1-1068x601.jpeg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/maxresdefault-1-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Ugaas Axmed Saleebaan Shidde oo ka mid ah salaadiinta ka soo jeeda gobollada waqooyi ee Somaliland ayaa sheegay inuu ka badbaaday iskuday dil, isagoo ka sheekeyey dhibka soo gaaray iyo cidda uu tuhmayo.<\/p>\n<p>Ugaaska ayaa sheegay in saakay markii uu ka soo baxay guri ku yaalla degmada Wartanabadda ay soo weerareen rag afku u duuban yahay oo Toorey iyo ulo ku hubeysan, kuwaas oo jir-dil u geystay.<\/p>\n<p>\u201cWaa isoo weeraray labo nin oo Tooriyo sita, oo doonayey inay i dilaan, ilaah ayaa iga badbaadiyey, nabarro badan ayey i gaarsiiyeen, halka laga soo diray nimankaas anigu waan fahansanaa,\u201d ayuu yiri Ugaas Axmed Saleebaan.<\/p>\n<p>Ugaas Axmed Saleebaan ayaa weerarkaas ku eedeeyey madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, isagoo sheegay in Hargeysa laga soo abaabulo dilalka loo geysanayo dadka ka soo jeeda gobollada waqooyi ee ku nool Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cShir jaraa\u2019id ayaan qabtay maalin ka hor, waxaan cadeeyey in dadka reer waqooyiga ah ee Muqdisho lagu leynayo ay ka dambeeyaan Muuse Biixi iyo ina Kaahin, ragga isoo weeraray taasbey ka duulayeen, xalayna waaba la ii cadeeyey oo waxaa la iga soo wacay Hargeysa,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Sidoo kale Ugaaska ayaa sheegay in masuul ka tirsan sirdoonka Somaliland uu saakay soo wacay isagoo ku wargeliyey maalin dambe uusan ka badbaadi doonin raggii jir-dilka u geystay, haddii uusan faraha kala bixin arrimaha Somaliland.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa ila soo xiriiray masuul ka tirsan sirdoonka Somaliland, wuxuu iigu hanjabay inuu ka badbaaday, balse ay dili doonaan, haddii uusan ka bixin arrimaha Somaliland, waan garanayaa ninkaas waa sirdoonka Hargeysa, nagama badbaadi doontid ayuu si cad ii yiri, hadii aan dhinto waxaa dilkeyga soo abaabulay madaxweyne Muuse Biixi, Soomaaliyey ogaada,\u201d ayuu yiri Ugaaskaan oo codkiisa ay baahisay wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugaas Axmed ayaa sheegay inuu qabo dhaawacyo daran oo dowladda Soomaaliya ama qabiil kale uusan u geysan, balse Muuse Biixi uu soo abaabulay, \u201cwaxaa na beegsanaya Muuse Biixi oo dadka kala fogeynaya,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Ugaaskaan ayaa Xasan Sheekh ka difaacay eedeyntii Muuse Biixi, isagoo sheegay in madaxweyne Xasan uu ku howlan yahay sidii loo badbaadin lahaa badii uu iibsaday Muuse Biixi, isagoo Alle uga baryey in Xasan Sheekh uu ku guuleeyo dadaalkiisa.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Ugaas Axmed Saleebaan Shidde oo ka sheekeyey dhibka soo gaaray iyo cidda uu tuhmayo\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/DFmJt-48Ajk\" width=\"717\" height=\"404\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugaas Axmed Saleebaan Shidde oo ka mid ah salaadiinta ka soo jeeda gobollada waqooyi ee Somaliland ayaa sheegay inuu ka badbaaday iskuday dil, isagoo ka sheekeyey dhibka soo gaaray iyo cidda uu tuhmayo. Ugaaska ayaa sheegay in saakay markii uu ka soo baxay guri ku yaalla degmada Wartanabadda ay soo weerareen rag afku u duuban [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180010,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180009","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ugaas Axmed Shidde \u201cMuuse Biixi ayaa idili gaaray \u201c+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-axmed-shidde-muuse-biixi-ayaa-idili-gaaray-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ugaas Axmed Shidde \u201cMuuse Biixi ayaa idili gaaray \u201c+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ugaas Axmed Saleebaan Shidde oo ka mid ah salaadiinta ka soo jeeda gobollada waqooyi ee Somaliland ayaa sheegay inuu ka badbaaday iskuday dil, isagoo ka sheekeyey dhibka soo gaaray iyo cidda uu tuhmayo. Ugaaska ayaa sheegay in saakay markii uu ka soo baxay guri ku yaalla degmada Wartanabadda ay soo weerareen rag afku u duuban [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-axmed-shidde-muuse-biixi-ayaa-idili-gaaray-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-02-28T09:41:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/maxresdefault-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-axmed-shidde-muuse-biixi-ayaa-idili-gaaray-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-axmed-shidde-muuse-biixi-ayaa-idili-gaaray-video\/\",\"name\":\"Ugaas Axmed Shidde \u201cMuuse Biixi ayaa idili gaaray \u201c+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-axmed-shidde-muuse-biixi-ayaa-idili-gaaray-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-axmed-shidde-muuse-biixi-ayaa-idili-gaaray-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/maxresdefault-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-02-28T09:41:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-axmed-shidde-muuse-biixi-ayaa-idili-gaaray-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-axmed-shidde-muuse-biixi-ayaa-idili-gaaray-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-axmed-shidde-muuse-biixi-ayaa-idili-gaaray-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/maxresdefault-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/maxresdefault-1.jpeg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-axmed-shidde-muuse-biixi-ayaa-idili-gaaray-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ugaas Axmed Shidde \u201cMuuse Biixi ayaa idili gaaray \u201c+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ugaas Axmed Shidde \u201cMuuse Biixi ayaa idili gaaray \u201c+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-axmed-shidde-muuse-biixi-ayaa-idili-gaaray-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ugaas Axmed Shidde \u201cMuuse Biixi ayaa idili gaaray \u201c+VIDEO - Wardoon","og_description":"Ugaas Axmed Saleebaan Shidde oo ka mid ah salaadiinta ka soo jeeda gobollada waqooyi ee Somaliland ayaa sheegay inuu ka badbaaday iskuday dil, isagoo ka sheekeyey dhibka soo gaaray iyo cidda uu tuhmayo. Ugaaska ayaa sheegay in saakay markii uu ka soo baxay guri ku yaalla degmada Wartanabadda ay soo weerareen rag afku u duuban [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-axmed-shidde-muuse-biixi-ayaa-idili-gaaray-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-02-28T09:41:19+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/maxresdefault-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-axmed-shidde-muuse-biixi-ayaa-idili-gaaray-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-axmed-shidde-muuse-biixi-ayaa-idili-gaaray-video\/","name":"Ugaas Axmed Shidde \u201cMuuse Biixi ayaa idili gaaray \u201c+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-axmed-shidde-muuse-biixi-ayaa-idili-gaaray-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-axmed-shidde-muuse-biixi-ayaa-idili-gaaray-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/maxresdefault-1.jpeg","datePublished":"2024-02-28T09:41:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-axmed-shidde-muuse-biixi-ayaa-idili-gaaray-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-axmed-shidde-muuse-biixi-ayaa-idili-gaaray-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-axmed-shidde-muuse-biixi-ayaa-idili-gaaray-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/maxresdefault-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/02\/maxresdefault-1.jpeg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaas-axmed-shidde-muuse-biixi-ayaa-idili-gaaray-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ugaas Axmed Shidde \u201cMuuse Biixi ayaa idili gaaray \u201c+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180009"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180009"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180009\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180011,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180009\/revisions\/180011"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180010"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180009"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180009"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180009"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}