{"id":180118,"date":"2024-03-06T18:33:17","date_gmt":"2024-03-06T15:33:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180118"},"modified":"2024-03-06T19:05:09","modified_gmt":"2024-03-06T16:05:09","slug":"daawo-ma-yeeleyno-kumana-qanacsi-xukunka-maxkamada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-yeeleyno-kumana-qanacsi-xukunka-maxkamada\/","title":{"rendered":"DAAWO:-&#8220;Ma yeeleyno Kumana qanacsi xukunka maxkamada&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180119\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-06-at-15.32.27.png\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"734\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-06-at-15.32.27.png 1080w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-06-at-15.32.27-300x204.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-06-at-15.32.27-1024x696.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-06-at-15.32.27-768x522.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-06-at-15.32.27-696x473.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-06-at-15.32.27-1068x726.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-06-at-15.32.27-618x420.png 618w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>Ehellada Sayid Cali Macallin Daa\u2019uud oo maanta ay maxkamadda ku xukuntay dil toogasho ah oo ah qisaastii Luul Cabdicasiis ayaa warbaahinta la hadlay iyaga oo ku gacan sayray xukunka ay maxkamadda gobolka Banaadir ku riday wiilkooda.<\/p>\n<p>Waxay sheegeen in xukunka uusan u dhicin hanaan cadaalad ah, islamarkaan ay racfaan ka qaadan doonaan maadaama dhageysiga dacwadda aan lagu dabaqin xukunka, sida ay sheegeen.<\/p>\n<p>\u201cSababaha aan ugu qanacsaneyn wixii lasoo maray inta dacwadda socotay waxba lagama qiimeyn, wiilka qiraal laga hayo lama sheegin, marqaatina lama sheegin maadaama dadka Islaam yahay qofka marka la dilayo shareecadda Islaamka loo bandhiga dilkiisa, waa qalad in wax shareecadda Islaamka ka baxsan,\u201d ayuu yiri mid kamid ah Ehellada Sayid Cali.<\/p>\n<p>Xukunkaas maanta Sayid Cali lagu riday wax quseeya ma ahan, oo aan soo dhaweynayno ma ahan. Intii dacwadaasi socotay waa arkeynay waxyaaluhu siday u dhaceen, sidii aan uga hadleynay iyo cadaalad darradii aan sheegaynay maanta ayay dhacday.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay eedeyn culus u jeediyeen Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir oo maanta ku dhawaaqay xukunka Sayid Cali ee dilka toogasho, oo ay sheegeen inuu hareermay marqaatiyaashii iyo qiraalkii Sayid.<\/p>\n<p>\u201cWuxuu ku xukumay wax isaga jeebkiisa ah, wax asaga jeebkiisana xukun ma noqdaan oo meeshan waa garsoorka dalka ra\u2019yi nin kama socdo, racfaan ayaa qaadaneyn illaa dalka meesha ugu sareysa maxkamadaha ayaa soconeyna.\u201d<br \/>\nEhellada Sayid Cali ayaa sidoo kale ku doodaya in wiilkooda loo hayn cadeyn sax ah oo dil loogu xukumo, islamarkaana maanta lagu xukumay mala-awaal, sida ay hadalka u dhigeen.<\/p>\n<p>\u201cMala-awaal dhiigga bini\u2019aadamka wuu qiimeeyo oo laguma dilo, anagu howshaas kuma jirno waana daba socon doono illaa meesha ay ku dhamaato,\u201d ayey tiri mid kamid ah Ehellada Sayid Cali oo la hadashay warbaahinta kadib xukunka maxkamadda gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Ehellada Sayid ayaa horey sidan oo kale warbaahinta uga soo muuqday iyaga oo ka cabanaya in cadaalad darro lagula kacay, iyaga oo markaas saluug ka muujiyay marqaatiyeyaasha la horgeeyay maxkamadda.<\/p>\n<p>Si kastaba, Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku riday Sayid Cali Macallin Daa\u2019uud oo maalmihii dambe ay dhageysiga dacwaddiisa ka socotay magaalada Muqdisho, ayada oo loo haystay inuu gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis oo uur lahayd.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Frisaalatelevision%2Fvideos%2F3764348073844230%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ehellada Sayid Cali Macallin Daa\u2019uud oo maanta ay maxkamadda ku xukuntay dil toogasho ah oo ah qisaastii Luul Cabdicasiis ayaa warbaahinta la hadlay iyaga oo ku gacan sayray xukunka ay maxkamadda gobolka Banaadir ku riday wiilkooda. Waxay sheegeen in xukunka uusan u dhicin hanaan cadaalad ah, islamarkaan ay racfaan ka qaadan doonaan maadaama dhageysiga dacwadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180119,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180118","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-&quot;Ma yeeleyno Kumana qanacsi xukunka maxkamada&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-yeeleyno-kumana-qanacsi-xukunka-maxkamada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-&quot;Ma yeeleyno Kumana qanacsi xukunka maxkamada&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ehellada Sayid Cali Macallin Daa\u2019uud oo maanta ay maxkamadda ku xukuntay dil toogasho ah oo ah qisaastii Luul Cabdicasiis ayaa warbaahinta la hadlay iyaga oo ku gacan sayray xukunka ay maxkamadda gobolka Banaadir ku riday wiilkooda. Waxay sheegeen in xukunka uusan u dhicin hanaan cadaalad ah, islamarkaan ay racfaan ka qaadan doonaan maadaama dhageysiga dacwadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-yeeleyno-kumana-qanacsi-xukunka-maxkamada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-06T15:33:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-03-06T16:05:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-06-at-15.32.27.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"734\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-yeeleyno-kumana-qanacsi-xukunka-maxkamada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-yeeleyno-kumana-qanacsi-xukunka-maxkamada\/\",\"name\":\"DAAWO:-\\\"Ma yeeleyno Kumana qanacsi xukunka maxkamada\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-yeeleyno-kumana-qanacsi-xukunka-maxkamada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-yeeleyno-kumana-qanacsi-xukunka-maxkamada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-06-at-15.32.27.png\",\"datePublished\":\"2024-03-06T15:33:17+00:00\",\"dateModified\":\"2024-03-06T16:05:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-yeeleyno-kumana-qanacsi-xukunka-maxkamada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-yeeleyno-kumana-qanacsi-xukunka-maxkamada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-yeeleyno-kumana-qanacsi-xukunka-maxkamada\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-06-at-15.32.27.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-06-at-15.32.27.png\",\"width\":1080,\"height\":734},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-yeeleyno-kumana-qanacsi-xukunka-maxkamada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-&#8220;Ma yeeleyno Kumana qanacsi xukunka maxkamada&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\"Ma yeeleyno Kumana qanacsi xukunka maxkamada\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-yeeleyno-kumana-qanacsi-xukunka-maxkamada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\"Ma yeeleyno Kumana qanacsi xukunka maxkamada\" - Wardoon","og_description":"Ehellada Sayid Cali Macallin Daa\u2019uud oo maanta ay maxkamadda ku xukuntay dil toogasho ah oo ah qisaastii Luul Cabdicasiis ayaa warbaahinta la hadlay iyaga oo ku gacan sayray xukunka ay maxkamadda gobolka Banaadir ku riday wiilkooda. Waxay sheegeen in xukunka uusan u dhicin hanaan cadaalad ah, islamarkaan ay racfaan ka qaadan doonaan maadaama dhageysiga dacwadda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-yeeleyno-kumana-qanacsi-xukunka-maxkamada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-03-06T15:33:17+00:00","article_modified_time":"2024-03-06T16:05:09+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":734,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-06-at-15.32.27.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-yeeleyno-kumana-qanacsi-xukunka-maxkamada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-yeeleyno-kumana-qanacsi-xukunka-maxkamada\/","name":"DAAWO:-\"Ma yeeleyno Kumana qanacsi xukunka maxkamada\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-yeeleyno-kumana-qanacsi-xukunka-maxkamada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-yeeleyno-kumana-qanacsi-xukunka-maxkamada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-06-at-15.32.27.png","datePublished":"2024-03-06T15:33:17+00:00","dateModified":"2024-03-06T16:05:09+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-yeeleyno-kumana-qanacsi-xukunka-maxkamada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-yeeleyno-kumana-qanacsi-xukunka-maxkamada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-yeeleyno-kumana-qanacsi-xukunka-maxkamada\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-06-at-15.32.27.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/Screenshot-2024-03-06-at-15.32.27.png","width":1080,"height":734},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ma-yeeleyno-kumana-qanacsi-xukunka-maxkamada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-&#8220;Ma yeeleyno Kumana qanacsi xukunka maxkamada&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180118"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180118"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180118\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180123,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180118\/revisions\/180123"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180119"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180118"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180118"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180118"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}