{"id":180193,"date":"2024-03-13T21:23:46","date_gmt":"2024-03-13T18:23:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180193"},"modified":"2024-03-13T21:23:46","modified_gmt":"2024-03-13T18:23:46","slug":"khaatumo-oo-dacwad-ka-dhan-ah-madaxda-somaliland-u-gudbisay-maxkamada-aduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khaatumo-oo-dacwad-ka-dhan-ah-madaxda-somaliland-u-gudbisay-maxkamada-aduunka\/","title":{"rendered":"Khaatumo oo dacwad ka dhan ah madaxda Somaliland u gudbisay Maxkamada aduunka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180194\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024313638459123744867075.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"350\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024313638459123744867075.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024313638459123744867075-300x159.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Hoggaamiyaha SSC Khaatumo Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye, ayaa sheegay in ay dacwad dambiyo dagaal ah uu ka gudbiyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, iyo saraakiil kale.<\/p>\n<p>Firdhiye ayaa sheegay in ay ka shaqeeyeen in Maxkamad lasoo taago Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Wasiirkii hore ee gaashaandhiga Cabdiqani Maxamuud Caateeye, Taliyaha Millateriga Somaliland Nuux Ismaaciil Taani, Taliye Mahad Cambaashe iyo 6 sarkaal oo kale.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaanu ka hawlgalnay in dadkii danbiyada gaystay ay cadaalada arkaan, kuwii loo gaystayna ay arkaan danbiilayaashii oo cadaalada loo sii kaxaynayo, hawshan fulinteeda waxa ka hawlgalay garyaqaano reer SSC ah&#8221; Ayuu yidhi Firdhiye.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay inay ururiyeen caddaymo muujinaya danbiyo dagaal, kuwaasi oo uu sheegay in 11, February, 2024 uu isagu amray in loo gudbiyo Maxkamada Caalamiga ah ee Dabiyada Dagaalka.<\/p>\n<p>Shakhsiyaad kan ayuu Firdhiye ku eedeeyay in ay dambiyo dagaal ka gaysteen magaalada Laascaanood intii uu socday dagaalkii u dhexeeyay Millateriga Somaliland iyo Ciidamada SSC Khaatumo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FKalshaaleChannel%2Fvideos%2F365738089627988%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha SSC Khaatumo Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye, ayaa sheegay in ay dacwad dambiyo dagaal ah uu ka gudbiyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, iyo saraakiil kale. Firdhiye ayaa sheegay in ay ka shaqeeyeen in Maxkamad lasoo taago Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Wasiirkii hore ee gaashaandhiga Cabdiqani Maxamuud Caateeye, Taliyaha Millateriga Somaliland Nuux Ismaaciil Taani, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180194,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180193","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Khaatumo oo dacwad ka dhan ah madaxda Somaliland u gudbisay Maxkamada aduunka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khaatumo-oo-dacwad-ka-dhan-ah-madaxda-somaliland-u-gudbisay-maxkamada-aduunka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Khaatumo oo dacwad ka dhan ah madaxda Somaliland u gudbisay Maxkamada aduunka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hoggaamiyaha SSC Khaatumo Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye, ayaa sheegay in ay dacwad dambiyo dagaal ah uu ka gudbiyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, iyo saraakiil kale. Firdhiye ayaa sheegay in ay ka shaqeeyeen in Maxkamad lasoo taago Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Wasiirkii hore ee gaashaandhiga Cabdiqani Maxamuud Caateeye, Taliyaha Millateriga Somaliland Nuux Ismaaciil Taani, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khaatumo-oo-dacwad-ka-dhan-ah-madaxda-somaliland-u-gudbisay-maxkamada-aduunka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-13T18:23:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024313638459123744867075.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"350\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khaatumo-oo-dacwad-ka-dhan-ah-madaxda-somaliland-u-gudbisay-maxkamada-aduunka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khaatumo-oo-dacwad-ka-dhan-ah-madaxda-somaliland-u-gudbisay-maxkamada-aduunka\/\",\"name\":\"Khaatumo oo dacwad ka dhan ah madaxda Somaliland u gudbisay Maxkamada aduunka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khaatumo-oo-dacwad-ka-dhan-ah-madaxda-somaliland-u-gudbisay-maxkamada-aduunka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khaatumo-oo-dacwad-ka-dhan-ah-madaxda-somaliland-u-gudbisay-maxkamada-aduunka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024313638459123744867075.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-03-13T18:23:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khaatumo-oo-dacwad-ka-dhan-ah-madaxda-somaliland-u-gudbisay-maxkamada-aduunka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khaatumo-oo-dacwad-ka-dhan-ah-madaxda-somaliland-u-gudbisay-maxkamada-aduunka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khaatumo-oo-dacwad-ka-dhan-ah-madaxda-somaliland-u-gudbisay-maxkamada-aduunka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024313638459123744867075.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024313638459123744867075.jpeg\",\"width\":660,\"height\":350},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khaatumo-oo-dacwad-ka-dhan-ah-madaxda-somaliland-u-gudbisay-maxkamada-aduunka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Khaatumo oo dacwad ka dhan ah madaxda Somaliland u gudbisay Maxkamada aduunka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Khaatumo oo dacwad ka dhan ah madaxda Somaliland u gudbisay Maxkamada aduunka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khaatumo-oo-dacwad-ka-dhan-ah-madaxda-somaliland-u-gudbisay-maxkamada-aduunka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Khaatumo oo dacwad ka dhan ah madaxda Somaliland u gudbisay Maxkamada aduunka - Wardoon","og_description":"Hoggaamiyaha SSC Khaatumo Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye, ayaa sheegay in ay dacwad dambiyo dagaal ah uu ka gudbiyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, iyo saraakiil kale. Firdhiye ayaa sheegay in ay ka shaqeeyeen in Maxkamad lasoo taago Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Wasiirkii hore ee gaashaandhiga Cabdiqani Maxamuud Caateeye, Taliyaha Millateriga Somaliland Nuux Ismaaciil Taani, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khaatumo-oo-dacwad-ka-dhan-ah-madaxda-somaliland-u-gudbisay-maxkamada-aduunka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-03-13T18:23:46+00:00","og_image":[{"width":660,"height":350,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024313638459123744867075.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khaatumo-oo-dacwad-ka-dhan-ah-madaxda-somaliland-u-gudbisay-maxkamada-aduunka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khaatumo-oo-dacwad-ka-dhan-ah-madaxda-somaliland-u-gudbisay-maxkamada-aduunka\/","name":"Khaatumo oo dacwad ka dhan ah madaxda Somaliland u gudbisay Maxkamada aduunka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khaatumo-oo-dacwad-ka-dhan-ah-madaxda-somaliland-u-gudbisay-maxkamada-aduunka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khaatumo-oo-dacwad-ka-dhan-ah-madaxda-somaliland-u-gudbisay-maxkamada-aduunka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024313638459123744867075.jpeg","datePublished":"2024-03-13T18:23:46+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khaatumo-oo-dacwad-ka-dhan-ah-madaxda-somaliland-u-gudbisay-maxkamada-aduunka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/khaatumo-oo-dacwad-ka-dhan-ah-madaxda-somaliland-u-gudbisay-maxkamada-aduunka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khaatumo-oo-dacwad-ka-dhan-ah-madaxda-somaliland-u-gudbisay-maxkamada-aduunka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024313638459123744867075.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024313638459123744867075.jpeg","width":660,"height":350},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khaatumo-oo-dacwad-ka-dhan-ah-madaxda-somaliland-u-gudbisay-maxkamada-aduunka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Khaatumo oo dacwad ka dhan ah madaxda Somaliland u gudbisay Maxkamada aduunka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180193"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180193"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180193\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180196,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180193\/revisions\/180196"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180194"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180193"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180193"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180193"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}