{"id":180268,"date":"2024-03-24T21:59:24","date_gmt":"2024-03-24T18:59:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180268"},"modified":"2024-03-24T21:59:24","modified_gmt":"2024-03-24T18:59:24","slug":"dadkii-dambeyay-weerarkii-hotel-syl-sharciga-horkeenayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dadkii-dambeyay-weerarkii-hotel-syl-sharciga-horkeenayo\/","title":{"rendered":"Dadkii dambeyay weerarkii hotel SYL sharciga horkeenayo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180271\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024324638468516435386373.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"351\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024324638468516435386373.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024324638468516435386373-300x160.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay sharciga horkeenayso shabakaddii ka dambeysay abaabulka weerarkii dhawaan lagu qaaday hotel SYL ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Warsaxafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda ayaa lagu sheegay in hay&#8217;adda NISA ay gacanta kusoo dhigtay 16 eedeysane oo ku lug lahaa weerarkaas.<\/p>\n<p>Wasaaradda Warfaafinta ayaa sheegtay in lagu guulaystay in lasoo soo qabto Abdinaasir Daahir Nuur oo lagu sheegay inuu yahay shaqsigii suurta-galiyay in magaalada Muqdisho ay soo galaan gawaarida falka weerarka lagu gaystay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, dadka la qabtay waxaa ka mid ah ilaa iyo Afar eedeysane oo ku diiwaan gashan milkiyadda labada gaari ee Shabaabku u adeegsadeen weerarka Hotelka SYL.<\/p>\n<p>\u201cShacabka Soomaaliyeed waxaa lala wadaagi doonaa caddaymo dhammaystiran kuwaas oo muujinaya dhagarta Shabakaddan Khawaarijta ah iyo gungaarka hay\u2019adaha baarista,\u201d ayaa lagu yiri warka kasoo baxay dowladda.<\/p>\n<p>Dowladdu waxay sheegtay in ay baaris ku socoto shan xubnood oo ka tirsan ciidanka ammaanka dowladda kuwaas oo ka shaqaynayay baraha Shabaabku ay ka soo gudbeen.<\/p>\n<p>Weerarkii dhawaan ka dhacay Hote SYL ayaa waxaa ku geeriyooday saddex askari oo katirsan ciidanka dowladda, halka ay ku dhaawacmeen ku dhawaad 40 qof.<\/p>\n<p>Dabley katirsan Alshabaab ayaa gudaha u galay hotel SYL, abbaare ku dhawaaad 10:00pm habeenimo, iyagoo qaraxyo ku weeraray hotelka oo kuyaala goob ammaankeeda aad loo ilaaliyo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180270\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024324638468516920747571.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"935\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024324638468516920747571.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024324638468516920747571-212x300.jpeg 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024324638468516920747571-296x420.jpeg 296w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay sharciga horkeenayso shabakaddii ka dambeysay abaabulka weerarkii dhawaan lagu qaaday hotel SYL ee magaalada Muqdisho. Warsaxafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda ayaa lagu sheegay in hay&#8217;adda NISA ay gacanta kusoo dhigtay 16 eedeysane oo ku lug lahaa weerarkaas. Wasaaradda Warfaafinta ayaa sheegtay in lagu guulaystay in lasoo soo qabto [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180271,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180268","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dadkii dambeyay weerarkii hotel SYL sharciga horkeenayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dadkii-dambeyay-weerarkii-hotel-syl-sharciga-horkeenayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dadkii dambeyay weerarkii hotel SYL sharciga horkeenayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay sharciga horkeenayso shabakaddii ka dambeysay abaabulka weerarkii dhawaan lagu qaaday hotel SYL ee magaalada Muqdisho. Warsaxafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda ayaa lagu sheegay in hay&#8217;adda NISA ay gacanta kusoo dhigtay 16 eedeysane oo ku lug lahaa weerarkaas. Wasaaradda Warfaafinta ayaa sheegtay in lagu guulaystay in lasoo soo qabto [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dadkii-dambeyay-weerarkii-hotel-syl-sharciga-horkeenayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-24T18:59:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024324638468516435386373.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"351\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dadkii-dambeyay-weerarkii-hotel-syl-sharciga-horkeenayo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dadkii-dambeyay-weerarkii-hotel-syl-sharciga-horkeenayo\/\",\"name\":\"Dadkii dambeyay weerarkii hotel SYL sharciga horkeenayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dadkii-dambeyay-weerarkii-hotel-syl-sharciga-horkeenayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dadkii-dambeyay-weerarkii-hotel-syl-sharciga-horkeenayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024324638468516435386373.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-03-24T18:59:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dadkii-dambeyay-weerarkii-hotel-syl-sharciga-horkeenayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dadkii-dambeyay-weerarkii-hotel-syl-sharciga-horkeenayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dadkii-dambeyay-weerarkii-hotel-syl-sharciga-horkeenayo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024324638468516435386373.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024324638468516435386373.jpeg\",\"width\":660,\"height\":351},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dadkii-dambeyay-weerarkii-hotel-syl-sharciga-horkeenayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dadkii dambeyay weerarkii hotel SYL sharciga horkeenayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dadkii dambeyay weerarkii hotel SYL sharciga horkeenayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dadkii-dambeyay-weerarkii-hotel-syl-sharciga-horkeenayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dadkii dambeyay weerarkii hotel SYL sharciga horkeenayo - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay sharciga horkeenayso shabakaddii ka dambeysay abaabulka weerarkii dhawaan lagu qaaday hotel SYL ee magaalada Muqdisho. Warsaxafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda ayaa lagu sheegay in hay&#8217;adda NISA ay gacanta kusoo dhigtay 16 eedeysane oo ku lug lahaa weerarkaas. Wasaaradda Warfaafinta ayaa sheegtay in lagu guulaystay in lasoo soo qabto [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dadkii-dambeyay-weerarkii-hotel-syl-sharciga-horkeenayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-03-24T18:59:24+00:00","og_image":[{"width":660,"height":351,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024324638468516435386373.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dadkii-dambeyay-weerarkii-hotel-syl-sharciga-horkeenayo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dadkii-dambeyay-weerarkii-hotel-syl-sharciga-horkeenayo\/","name":"Dadkii dambeyay weerarkii hotel SYL sharciga horkeenayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dadkii-dambeyay-weerarkii-hotel-syl-sharciga-horkeenayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dadkii-dambeyay-weerarkii-hotel-syl-sharciga-horkeenayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024324638468516435386373.jpeg","datePublished":"2024-03-24T18:59:24+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dadkii-dambeyay-weerarkii-hotel-syl-sharciga-horkeenayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dadkii-dambeyay-weerarkii-hotel-syl-sharciga-horkeenayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dadkii-dambeyay-weerarkii-hotel-syl-sharciga-horkeenayo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024324638468516435386373.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024324638468516435386373.jpeg","width":660,"height":351},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dadkii-dambeyay-weerarkii-hotel-syl-sharciga-horkeenayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dadkii dambeyay weerarkii hotel SYL sharciga horkeenayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180268"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180268"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180268\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180272,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180268\/revisions\/180272"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180271"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180268"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180268"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180268"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}