{"id":180273,"date":"2024-03-24T22:05:26","date_gmt":"2024-03-24T19:05:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180273"},"modified":"2024-03-24T22:05:26","modified_gmt":"2024-03-24T19:05:26","slug":"deni-oo-dhabarka-u-jeediyay-sheekh-shariif-iyo-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dhabarka-u-jeediyay-sheekh-shariif-iyo-farmaajo\/","title":{"rendered":"Deni oo dhabarka u jeediyay Sheekh Shariif iyo Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180175\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024310638456275490247244.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"361\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024310638456275490247244.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024310638456275490247244-300x164.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Shirkii Garoowe ee madaxdii hore ee dalka iyo madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sidii la filayay aan noqon, ayada oo Deni uu ka maquurtay in madaxweynayaashii hore ee dalka uu la soo saaro bayaan wada-jir ah.<\/p>\n<p>Madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay bayaan kasoo saaray shirka Garoowe ayaa ku xusin wax weyn oo la iskula qaatay marka laga reebo in shirar wada-tashi oo kale la isugu imaan doono, ayada oo bayaanka ay ku xusnaayeen \u201clabada madaxweyne\u201d taasi oo ka dhigan in Deni uusan kula jirin bayaankaas.<\/p>\n<p>Bayaankan ay madaxweynayaashii hore keligood kasoo saareen Garoowe, iyada oo uu ka maqan yahay hoggaamiyihii shirka marti-geliyay ayaa imaneysa kadib markii madaxdii hore iyo Saciid Deni is-faham buuran ka gaari waayeen arrimihii laga wada-hadlay<\/p>\n<p>\u201cMadaxdu waxay isku afgarteen in la sameeyo guddi qaban-qaabo shirwayne wada,tashi oo ka shaqeeyaa farsamada iyo qabsoomidda shirka,\u201d ayaa lagu yiri bayaanka madaxweynayaashii hore ee shirka Garoowe.<\/p>\n<p>Illo-wareedyo ka agdhawaa dhinacyada ayaa sheegay in Saciid Deni iyo madaxdii hore ay isla qaateen hadda in keliya laga shaqeeyo curyaaminta qorshaha dastuurka ee madaxweyne Xasan Sheekh, balse aan weli is-faham laga gaarin isbaheysiga ay Shariif iyo Farmaajo wataan in uu dhankiisa uga soo biiro Saciid Deni, oo xilligaan saameyn siyaasadeed leh.<\/p>\n<p>\u201cLabada Madaxweyne waxa ay ku celiyeen mowqifka adag ee ay ka taagan yihiin qorshaha aan sharciga ahayn ee lagu beddelayo dastuurka dalka, kaas oo halis gelinaya dowladnimada iyo midnimada dadka Soomaaliyeed,\u201d ayaa qodob kamid ah bayaanka labada madaxweyne lagu yiri markale.<\/p>\n<p>Isbaheysiga mucaaradka ee labada nin dhisayaan ayaa waxaa hore uga gaabsaday siyaasiyiinta mucaaradka qaarkood, oo ayagu diidan in ay wax ku darsadaan Farmaajo, waxayna kala qeybsanaanta mucaaradka markale fursad u noqon kartaa madaxweynaha tallada haya.<\/p>\n<p>Farmaajo iyo Shariif oo hadda xulafo siyaasadeed ah ayaa dadaal badan ku bixinaya sidii ay u heli lahaayeen garbo adag oo qeyb kala noqdo dagaalka Xasan, inkasta oo ay weli siyaasiyiinta mucaaradka ee miisaanka leh ay dib uga joogaan isbaheysiga labada nin inay qeyb ka noqdaan.<\/p>\n<p>Si kastaba, madaxweynayaashii hore ee dalka ayaa maanta kasoo dhoofay Garoowe ayaga oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka, lamana oga waxa uu shirka Garoowe ka goyn doono qorshaha wax ka beddelka dastuurka oo weli ay Villa Somalia ku adkeysaneyso meel-marintiisa.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"DEG-DEG: WAR-SAXAAFADEEDKA SHIRKII KA SOCDA GAROOWE.\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/7nmnyHy3ibY\" width=\"696\" height=\"392\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkii Garoowe ee madaxdii hore ee dalka iyo madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sidii la filayay aan noqon, ayada oo Deni uu ka maquurtay in madaxweynayaashii hore ee dalka uu la soo saaro bayaan wada-jir ah. Madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay bayaan kasoo saaray shirka Garoowe [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180175,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180273","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deni oo dhabarka u jeediyay Sheekh Shariif iyo Farmaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dhabarka-u-jeediyay-sheekh-shariif-iyo-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deni oo dhabarka u jeediyay Sheekh Shariif iyo Farmaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shirkii Garoowe ee madaxdii hore ee dalka iyo madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sidii la filayay aan noqon, ayada oo Deni uu ka maquurtay in madaxweynayaashii hore ee dalka uu la soo saaro bayaan wada-jir ah. Madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay bayaan kasoo saaray shirka Garoowe [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dhabarka-u-jeediyay-sheekh-shariif-iyo-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-24T19:05:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024310638456275490247244.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"361\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dhabarka-u-jeediyay-sheekh-shariif-iyo-farmaajo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dhabarka-u-jeediyay-sheekh-shariif-iyo-farmaajo\/\",\"name\":\"Deni oo dhabarka u jeediyay Sheekh Shariif iyo Farmaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dhabarka-u-jeediyay-sheekh-shariif-iyo-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dhabarka-u-jeediyay-sheekh-shariif-iyo-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024310638456275490247244.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-03-24T19:05:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dhabarka-u-jeediyay-sheekh-shariif-iyo-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dhabarka-u-jeediyay-sheekh-shariif-iyo-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dhabarka-u-jeediyay-sheekh-shariif-iyo-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024310638456275490247244.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024310638456275490247244.jpeg\",\"width\":660,\"height\":361},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dhabarka-u-jeediyay-sheekh-shariif-iyo-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deni oo dhabarka u jeediyay Sheekh Shariif iyo Farmaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deni oo dhabarka u jeediyay Sheekh Shariif iyo Farmaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dhabarka-u-jeediyay-sheekh-shariif-iyo-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deni oo dhabarka u jeediyay Sheekh Shariif iyo Farmaajo - Wardoon","og_description":"Shirkii Garoowe ee madaxdii hore ee dalka iyo madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sidii la filayay aan noqon, ayada oo Deni uu ka maquurtay in madaxweynayaashii hore ee dalka uu la soo saaro bayaan wada-jir ah. Madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay bayaan kasoo saaray shirka Garoowe [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dhabarka-u-jeediyay-sheekh-shariif-iyo-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-03-24T19:05:26+00:00","og_image":[{"width":660,"height":361,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024310638456275490247244.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dhabarka-u-jeediyay-sheekh-shariif-iyo-farmaajo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dhabarka-u-jeediyay-sheekh-shariif-iyo-farmaajo\/","name":"Deni oo dhabarka u jeediyay Sheekh Shariif iyo Farmaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dhabarka-u-jeediyay-sheekh-shariif-iyo-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dhabarka-u-jeediyay-sheekh-shariif-iyo-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024310638456275490247244.jpeg","datePublished":"2024-03-24T19:05:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dhabarka-u-jeediyay-sheekh-shariif-iyo-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dhabarka-u-jeediyay-sheekh-shariif-iyo-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dhabarka-u-jeediyay-sheekh-shariif-iyo-farmaajo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024310638456275490247244.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024310638456275490247244.jpeg","width":660,"height":361},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dhabarka-u-jeediyay-sheekh-shariif-iyo-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deni oo dhabarka u jeediyay Sheekh Shariif iyo Farmaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180273"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180273"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180273\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180274,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180273\/revisions\/180274"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180175"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180273"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180273"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180273"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}