{"id":180280,"date":"2024-03-25T22:10:53","date_gmt":"2024-03-25T19:10:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180280"},"modified":"2024-03-25T22:10:53","modified_gmt":"2024-03-25T19:10:53","slug":"dibadbax-weyn-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbax-weyn-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/","title":{"rendered":"Dibadbax weyn oo ka dhacay Muqdisho +Sawirro"},"content":{"rendered":"<h5><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180281\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/431531837_816864793824147_4659677686721933458_n.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"927\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/431531837_816864793824147_4659677686721933458_n.webp 1392w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/431531837_816864793824147_4659677686721933458_n-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/431531837_816864793824147_4659677686721933458_n-1024x682.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/431531837_816864793824147_4659677686721933458_n-768x511.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/431531837_816864793824147_4659677686721933458_n-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/431531837_816864793824147_4659677686721933458_n-1068x711.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/431531837_816864793824147_4659677686721933458_n-631x420.webp 631w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/><\/h5>\n<h5>Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay dibad-bax ballaaran oo lagu taageerayay qorshaha Villa Soomaaliya ee ku aadan wax ka beddelka dastuurka KMG ah ee dalka, kaas oo haatan maraya marxaladii u dambaysay ee ansixinta.<\/h5>\n<h5>Dibad-baxan waxaa soo qaban-qaabiyay maamulka gobolka Banaadir, waxaana ka qayb-galay shacab isaga kala yimid degmooyinka gobolka iyo mas\u2019uul kala duwan.<\/h5>\n<h5>Mas\u2019uuliyiinta goobta tegay waxaa kamid ah madaxda maamulka gobolka, xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan dowladda dhexe oo hadallo ka jeediyay halkaasi.<\/h5>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Duqa Muqdisho Yuusuf Madaale ayaa khudbad uu ka jeediyay dibada-baxan oo si gaar ah uga qabsoomay Taalada Daljirka Daahsoon ayaa sheegay in dhameystirka dastuurka uu muhiim u yahay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, ayna wakiil uga yihiin xildhibaanada.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Sidoo kale wuxuu tilmaamay in ansixinta dastuurka ay ka dhigan tahay in shacabka ay heli doonaan xuquuqdooda, gaar ahaan gobolka Banaadir.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">\u201cSoomaaliya waxaa dastuurka wakiil uga ah labada Aqal ee baarlamaanka, go\u2019aanka iyaga ayaa iska leh, xubnaha diidan shaqada socota aragtidooda ha geeyaan kulamada Baarlamaanka.\u201d ayuu khudbadiisa yiri guddoomiye Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale).<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa isna ugu baaqay shacabka Muqdisho inay garab istaan dowlada Soomaaliya, si uu u dhaqan galo qorshaheeda ku aadan wax ka beddelka dastuurka KMG ka ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Dhankiisa wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo kamid ah wasiirada ka qayb-galay dibad-baxa ayaa weerar afka ah ku qaaday xubnaha mucaaradka ee diidan wax ka beddelka dastuurka, isaga oo ku eedeeyay inay hortaana yihiin xuquuqda shacabka iyo dalka horumarkiisa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">\u201cQof kasta ha ogaado, dadka diidan dhameystirka dastuurka waxay hortaagan yihiin xuquuqdiina, waa in laga gudbo looma dhama iyo marin habaabinta kooxaha diidan in dalkaan dowladnimo ka hana qaado.\u201d ayuu yiri wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Isku soo baxan ayaa kusoo aaday, xilli haatan ay taagan tahay xiisad ka dhalatay dhameystirka dastuurka oo ay isku hayaan madaxweyne Xasan iyo xubnaha mucaaradka.<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180281\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/431531837_816864793824147_4659677686721933458_n.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"927\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/431531837_816864793824147_4659677686721933458_n.webp 1392w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/431531837_816864793824147_4659677686721933458_n-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/431531837_816864793824147_4659677686721933458_n-1024x682.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/431531837_816864793824147_4659677686721933458_n-768x511.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/431531837_816864793824147_4659677686721933458_n-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/431531837_816864793824147_4659677686721933458_n-1068x711.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/431531837_816864793824147_4659677686721933458_n-631x420.webp 631w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-180282\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/433875416_816867397157220_8285947034282937109_n.webp\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/433875416_816867397157220_8285947034282937109_n.webp 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/433875416_816867397157220_8285947034282937109_n-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/433875416_816867397157220_8285947034282937109_n-768x512.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/433875416_816867397157220_8285947034282937109_n-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/433875416_816867397157220_8285947034282937109_n-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-180283\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/434203276_816869163823710_8778916174138126800_n.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"928\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/434203276_816869163823710_8778916174138126800_n.webp 1392w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/434203276_816869163823710_8778916174138126800_n-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/434203276_816869163823710_8778916174138126800_n-1024x683.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/434203276_816869163823710_8778916174138126800_n-768x512.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/434203276_816869163823710_8778916174138126800_n-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/434203276_816869163823710_8778916174138126800_n-1068x712.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/434203276_816869163823710_8778916174138126800_n-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-180284\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/dibadbax.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"928\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/dibadbax.webp 1392w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/dibadbax-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/dibadbax-1024x683.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/dibadbax-768x512.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/dibadbax-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/dibadbax-1068x712.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/dibadbax-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-180285\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/bax.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"928\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/bax.webp 1392w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/bax-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/bax-1024x683.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/bax-768x512.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/bax-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/bax-1068x712.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/bax-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-180286\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/isku-soo-bax.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"928\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/isku-soo-bax.webp 1392w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/isku-soo-bax-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/isku-soo-bax-1024x683.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/isku-soo-bax-768x512.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/isku-soo-bax-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/isku-soo-bax-1068x712.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/isku-soo-bax-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay dibad-bax ballaaran oo lagu taageerayay qorshaha Villa Soomaaliya ee ku aadan wax ka beddelka dastuurka KMG ah ee dalka, kaas oo haatan maraya marxaladii u dambaysay ee ansixinta. Dibad-baxan waxaa soo qaban-qaabiyay maamulka gobolka Banaadir, waxaana ka qayb-galay shacab isaga kala yimid degmooyinka gobolka iyo mas\u2019uul kala duwan. Mas\u2019uuliyiinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180284,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180280","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dibadbax weyn oo ka dhacay Muqdisho +Sawirro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbax-weyn-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dibadbax weyn oo ka dhacay Muqdisho +Sawirro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay dibad-bax ballaaran oo lagu taageerayay qorshaha Villa Soomaaliya ee ku aadan wax ka beddelka dastuurka KMG ah ee dalka, kaas oo haatan maraya marxaladii u dambaysay ee ansixinta. Dibad-baxan waxaa soo qaban-qaabiyay maamulka gobolka Banaadir, waxaana ka qayb-galay shacab isaga kala yimid degmooyinka gobolka iyo mas\u2019uul kala duwan. Mas\u2019uuliyiinta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbax-weyn-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-25T19:10:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/dibadbax.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"928\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbax-weyn-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbax-weyn-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/\",\"name\":\"Dibadbax weyn oo ka dhacay Muqdisho +Sawirro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbax-weyn-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbax-weyn-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/dibadbax.webp\",\"datePublished\":\"2024-03-25T19:10:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbax-weyn-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbax-weyn-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbax-weyn-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/dibadbax.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/dibadbax.webp\",\"width\":1392,\"height\":928},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbax-weyn-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dibadbax weyn oo ka dhacay Muqdisho +Sawirro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dibadbax weyn oo ka dhacay Muqdisho +Sawirro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbax-weyn-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dibadbax weyn oo ka dhacay Muqdisho +Sawirro - Wardoon","og_description":"Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay dibad-bax ballaaran oo lagu taageerayay qorshaha Villa Soomaaliya ee ku aadan wax ka beddelka dastuurka KMG ah ee dalka, kaas oo haatan maraya marxaladii u dambaysay ee ansixinta. Dibad-baxan waxaa soo qaban-qaabiyay maamulka gobolka Banaadir, waxaana ka qayb-galay shacab isaga kala yimid degmooyinka gobolka iyo mas\u2019uul kala duwan. Mas\u2019uuliyiinta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbax-weyn-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-03-25T19:10:53+00:00","og_image":[{"width":1392,"height":928,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/dibadbax.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbax-weyn-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbax-weyn-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/","name":"Dibadbax weyn oo ka dhacay Muqdisho +Sawirro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbax-weyn-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbax-weyn-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/dibadbax.webp","datePublished":"2024-03-25T19:10:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbax-weyn-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbax-weyn-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbax-weyn-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/dibadbax.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/dibadbax.webp","width":1392,"height":928},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dibadbax-weyn-oo-ka-dhacay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dibadbax weyn oo ka dhacay Muqdisho +Sawirro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180280"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180280"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180280\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180287,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180280\/revisions\/180287"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180284"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180280"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180280"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180280"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}