{"id":180293,"date":"2024-03-26T21:40:52","date_gmt":"2024-03-26T18:40:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180293"},"modified":"2024-03-26T21:40:52","modified_gmt":"2024-03-26T18:40:52","slug":"puntland-oo-weli-diidan-wax-ka-beddelka-dastuurka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-weli-diidan-wax-ka-beddelka-dastuurka\/","title":{"rendered":"Puntland oo weli diidan Wax ka beddelka dastuurka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180294\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024326638470141998461520.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"361\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024326638470141998461520.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024326638470141998461520-300x164.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Maamulka Puntland ayaa sheegay inuu si adag uga soo horjeedo, ugana digayo beddalidda Dastuurka KMG\u00ad ka ah, si aan Soomaali heshiis ku ahayna meesha looga saaro mabaadi&#8217;da asaasiga ah iyo qaab dhismeedka Dowladnimada ee ku salaysan hannaanka Federaalka.<\/p>\n<p>War saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in wax lala yaabo ay tahay, in beddelka dastuurka loo adeegsado heshiiskii Madasha Wadatashiga Qaranka (NCC) iyadoo Puntland anysan qayb ka ahayn.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Puntland waxay nasiib darro weyn u aragtaa in Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka shaqeynayaan in meesha laga saaro Dastuurka KMG ee Federaalka, laguna beddalo Dastuur cusub oo laga dhex arko masaaliix gaar ah, khatarna ku ah midnimada iyo qaranimada Ummadda Soomaaliyeed sida ku cad Cutubka 1-aad, qodobadiisa 1-aad iyo 7-aad ee Dastuurka KMG-ka ah,\u201d ayaa lagu yiri warka kasoo baxay madaxtooyada Puntland.<\/p>\n<p>Puntland waxay sheegtay in Baarlamaanka Soomaaliya uusan awood iyo sharciyad midna u lahayn samaynta dastuur cusub.<\/p>\n<p>Waxay Puntland sheegtay in aysan ku dhaqmidoonin wax ka beddel kaste oo lagu sameeyo dastuurka dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180295\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024326638470141509147135.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"933\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024326638470141509147135.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024326638470141509147135-212x300.jpeg 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024326638470141509147135-297x420.jpeg 297w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-180296\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024326638470141679847821.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"933\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024326638470141679847821.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024326638470141679847821-212x300.jpeg 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024326638470141679847821-297x420.jpeg 297w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa sheegay inuu si adag uga soo horjeedo, ugana digayo beddalidda Dastuurka KMG\u00ad ka ah, si aan Soomaali heshiis ku ahayna meesha looga saaro mabaadi&#8217;da asaasiga ah iyo qaab dhismeedka Dowladnimada ee ku salaysan hannaanka Federaalka. War saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in wax lala yaabo ay tahay, in beddelka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180294,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180293","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo weli diidan Wax ka beddelka dastuurka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-weli-diidan-wax-ka-beddelka-dastuurka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo weli diidan Wax ka beddelka dastuurka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Puntland ayaa sheegay inuu si adag uga soo horjeedo, ugana digayo beddalidda Dastuurka KMG\u00ad ka ah, si aan Soomaali heshiis ku ahayna meesha looga saaro mabaadi&#8217;da asaasiga ah iyo qaab dhismeedka Dowladnimada ee ku salaysan hannaanka Federaalka. War saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in wax lala yaabo ay tahay, in beddelka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-weli-diidan-wax-ka-beddelka-dastuurka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-26T18:40:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024326638470141998461520.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"361\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-weli-diidan-wax-ka-beddelka-dastuurka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-weli-diidan-wax-ka-beddelka-dastuurka\/\",\"name\":\"Puntland oo weli diidan Wax ka beddelka dastuurka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-weli-diidan-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-weli-diidan-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024326638470141998461520.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-03-26T18:40:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-weli-diidan-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-weli-diidan-wax-ka-beddelka-dastuurka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-weli-diidan-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024326638470141998461520.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024326638470141998461520.jpeg\",\"width\":660,\"height\":361},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-weli-diidan-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo weli diidan Wax ka beddelka dastuurka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo weli diidan Wax ka beddelka dastuurka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-weli-diidan-wax-ka-beddelka-dastuurka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo weli diidan Wax ka beddelka dastuurka - Wardoon","og_description":"Maamulka Puntland ayaa sheegay inuu si adag uga soo horjeedo, ugana digayo beddalidda Dastuurka KMG\u00ad ka ah, si aan Soomaali heshiis ku ahayna meesha looga saaro mabaadi&#8217;da asaasiga ah iyo qaab dhismeedka Dowladnimada ee ku salaysan hannaanka Federaalka. War saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in wax lala yaabo ay tahay, in beddelka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-weli-diidan-wax-ka-beddelka-dastuurka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-03-26T18:40:52+00:00","og_image":[{"width":660,"height":361,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024326638470141998461520.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-weli-diidan-wax-ka-beddelka-dastuurka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-weli-diidan-wax-ka-beddelka-dastuurka\/","name":"Puntland oo weli diidan Wax ka beddelka dastuurka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-weli-diidan-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-weli-diidan-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024326638470141998461520.jpeg","datePublished":"2024-03-26T18:40:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-weli-diidan-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-weli-diidan-wax-ka-beddelka-dastuurka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-weli-diidan-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024326638470141998461520.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024326638470141998461520.jpeg","width":660,"height":361},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-weli-diidan-wax-ka-beddelka-dastuurka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo weli diidan Wax ka beddelka dastuurka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180293"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180293"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180293\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180297,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180293\/revisions\/180297"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180294"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180293"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180293"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180293"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}