{"id":180333,"date":"2024-03-28T21:55:06","date_gmt":"2024-03-28T18:55:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180333"},"modified":"2024-03-28T21:55:06","modified_gmt":"2024-03-28T18:55:06","slug":"nin-qirtay-dilkii-wariye-cabdikariin-bulxan-oo-maanta-lagu-toogtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-qirtay-dilkii-wariye-cabdikariin-bulxan-oo-maanta-lagu-toogtay\/","title":{"rendered":"Nin qirtay dilkii Wariye Cabdikariin Bulxan oo Maanta lagu toogtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180334\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024328638472165038864222.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"355\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024328638472165038864222.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024328638472165038864222-300x161.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa maanta lagu toogtay fagaare ku yaala magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud nin dhawaan si bareer ah ugu dilay gudaha magaaladaas Samafale Wariye Cabdikariin Axmed Bulxan.<\/p>\n<p>Ninkaan xukunka toogashada ah lagu fuliyay oo lagu magacaabi jiray Cabdixakiin Axmed Cigaal ayaa laba maalin ka hor maxkamadda gobolka Galgaduud ku riday xukunka dilka ah ee maanta lagu fuliyay.<\/p>\n<p>Cabdixakiin Axmed Cigaal ayaa Maxkamadda ka hor qirtay inuu si bareer ah u dilay Allah u naxariiste Wariye Samafale Cabdikariin Axmed Bulxan.<\/p>\n<p>Fagaaraha ay ka dhacday toogashada lagu fuliyay ninkaan horay u dilay Wariye Bulxan ayaa waxaa ku sugnaa masuuliyiinta maxkamadda gobolka Galgaduud, maamulka degmada Caabudwaaq iyo ehelada labada dhinac ninka la toogtay, kuwa qisaasta loo fuliyay iyo dadweyne kale.<\/p>\n<p>Dadka ku nool magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa si weyn u soo dhaweeyay xukunkaan dilka toogashada ah ee maanta lagu fuliyay ninkaan 13-kii bishaan Caabudwaaq sida bareerka ahaa ugu dhex dilay Samafale Wariye Cabdikariin Axmed Bulxan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F294610333661875%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180335\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/433898918_953602733073770_4708867462760649764_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/433898918_953602733073770_4708867462760649764_n.jpeg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/433898918_953602733073770_4708867462760649764_n-300x300.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/433898918_953602733073770_4708867462760649764_n-150x150.jpeg 150w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/433898918_953602733073770_4708867462760649764_n-696x696.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/433898918_953602733073770_4708867462760649764_n-420x420.jpeg 420w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta lagu toogtay fagaare ku yaala magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud nin dhawaan si bareer ah ugu dilay gudaha magaaladaas Samafale Wariye Cabdikariin Axmed Bulxan. Ninkaan xukunka toogashada ah lagu fuliyay oo lagu magacaabi jiray Cabdixakiin Axmed Cigaal ayaa laba maalin ka hor maxkamadda gobolka Galgaduud ku riday xukunka dilka ah ee maanta lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180334,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180333","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Nin qirtay dilkii Wariye Cabdikariin Bulxan oo Maanta lagu toogtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-qirtay-dilkii-wariye-cabdikariin-bulxan-oo-maanta-lagu-toogtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Nin qirtay dilkii Wariye Cabdikariin Bulxan oo Maanta lagu toogtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa maanta lagu toogtay fagaare ku yaala magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud nin dhawaan si bareer ah ugu dilay gudaha magaaladaas Samafale Wariye Cabdikariin Axmed Bulxan. Ninkaan xukunka toogashada ah lagu fuliyay oo lagu magacaabi jiray Cabdixakiin Axmed Cigaal ayaa laba maalin ka hor maxkamadda gobolka Galgaduud ku riday xukunka dilka ah ee maanta lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-qirtay-dilkii-wariye-cabdikariin-bulxan-oo-maanta-lagu-toogtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-03-28T18:55:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024328638472165038864222.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"355\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-qirtay-dilkii-wariye-cabdikariin-bulxan-oo-maanta-lagu-toogtay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-qirtay-dilkii-wariye-cabdikariin-bulxan-oo-maanta-lagu-toogtay\/\",\"name\":\"Nin qirtay dilkii Wariye Cabdikariin Bulxan oo Maanta lagu toogtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-qirtay-dilkii-wariye-cabdikariin-bulxan-oo-maanta-lagu-toogtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-qirtay-dilkii-wariye-cabdikariin-bulxan-oo-maanta-lagu-toogtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024328638472165038864222.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-03-28T18:55:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-qirtay-dilkii-wariye-cabdikariin-bulxan-oo-maanta-lagu-toogtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-qirtay-dilkii-wariye-cabdikariin-bulxan-oo-maanta-lagu-toogtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-qirtay-dilkii-wariye-cabdikariin-bulxan-oo-maanta-lagu-toogtay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024328638472165038864222.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024328638472165038864222.jpeg\",\"width\":660,\"height\":355},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-qirtay-dilkii-wariye-cabdikariin-bulxan-oo-maanta-lagu-toogtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Nin qirtay dilkii Wariye Cabdikariin Bulxan oo Maanta lagu toogtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Nin qirtay dilkii Wariye Cabdikariin Bulxan oo Maanta lagu toogtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-qirtay-dilkii-wariye-cabdikariin-bulxan-oo-maanta-lagu-toogtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Nin qirtay dilkii Wariye Cabdikariin Bulxan oo Maanta lagu toogtay - Wardoon","og_description":"Waxaa maanta lagu toogtay fagaare ku yaala magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud nin dhawaan si bareer ah ugu dilay gudaha magaaladaas Samafale Wariye Cabdikariin Axmed Bulxan. Ninkaan xukunka toogashada ah lagu fuliyay oo lagu magacaabi jiray Cabdixakiin Axmed Cigaal ayaa laba maalin ka hor maxkamadda gobolka Galgaduud ku riday xukunka dilka ah ee maanta lagu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-qirtay-dilkii-wariye-cabdikariin-bulxan-oo-maanta-lagu-toogtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-03-28T18:55:06+00:00","og_image":[{"width":660,"height":355,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024328638472165038864222.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-qirtay-dilkii-wariye-cabdikariin-bulxan-oo-maanta-lagu-toogtay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-qirtay-dilkii-wariye-cabdikariin-bulxan-oo-maanta-lagu-toogtay\/","name":"Nin qirtay dilkii Wariye Cabdikariin Bulxan oo Maanta lagu toogtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-qirtay-dilkii-wariye-cabdikariin-bulxan-oo-maanta-lagu-toogtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-qirtay-dilkii-wariye-cabdikariin-bulxan-oo-maanta-lagu-toogtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024328638472165038864222.jpeg","datePublished":"2024-03-28T18:55:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-qirtay-dilkii-wariye-cabdikariin-bulxan-oo-maanta-lagu-toogtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-qirtay-dilkii-wariye-cabdikariin-bulxan-oo-maanta-lagu-toogtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-qirtay-dilkii-wariye-cabdikariin-bulxan-oo-maanta-lagu-toogtay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024328638472165038864222.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/2024328638472165038864222.jpeg","width":660,"height":355},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-qirtay-dilkii-wariye-cabdikariin-bulxan-oo-maanta-lagu-toogtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Nin qirtay dilkii Wariye Cabdikariin Bulxan oo Maanta lagu toogtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180333"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180333"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180333\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180336,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180333\/revisions\/180336"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180334"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180333"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180333"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180333"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}