{"id":180471,"date":"2024-04-10T13:14:36","date_gmt":"2024-04-10T10:14:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180471"},"modified":"2024-04-10T13:14:36","modified_gmt":"2024-04-10T10:14:36","slug":"ingiriiska-oo-soomaaliya-ka-cafisay-dhamaan-deymihii-ay-ku-laheyd","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-soomaaliya-ka-cafisay-dhamaan-deymihii-ay-ku-laheyd\/","title":{"rendered":"Ingiriiska oo Soomaaliya ka cafisay dhamaan deymihii ay ku laheyd"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180472\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024410638483214233662971.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"345\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024410638483214233662971.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024410638483214233662971-300x157.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Ingiriiska ayaa shaacisay in dowlada Soomaaliya ay ka cafisay dhamaan deymahii ay ku laheyd, kadib kulan ku dhexmaray xarunta Safaaradda Ingiriiska ee magaalada Muqdisho ku leedahay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige iyo masuuliyiinta Safaaradda dowladda UK ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka dhexmaray Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan iyo Safiir ku xigeenka Safaarada Ingiriiska ee Muqdisho Sam Thomas oo ahaa mid saacado badan qaatay ayaa ugu dambeyn Safiir ku xigeenka waxuu u xaqiijiyay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya in dowladda UK ay Soomaaliya ka cafisay 100% deymahii ay ku laheyd.<\/p>\n<p>&#8220;Arintaan waa mid daba socota go\u2019aankii ay dhawaan gaareen Wadamada ku bohoobay ururka Naadiga Paris, go\u2019aankaas ayaa dhigayay in Dowladda Soomaaliya ay wadahadalo gaar gaar ah la qaadato dalalka Paris Club, si loo sii dhameystiro cafinta deymaha ay lee yihiin dalalka qaarkood&#8221; ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiir Biixi Iimaan.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa talaabadaan UK ku cafisay dhamaan deymahii Soomaaliya ku laheyd ku sheegay guul u soo hoyatay dowladda Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Ingiriiska ayaa shaacisay in dowlada Soomaaliya ay ka cafisay dhamaan deymahii ay ku laheyd, kadib kulan ku dhexmaray xarunta Safaaradda Ingiriiska ee magaalada Muqdisho ku leedahay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige iyo masuuliyiinta Safaaradda dowladda UK ee Soomaaliya. Kulanka dhexmaray Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan iyo Safiir ku xigeenka Safaarada Ingiriiska ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180472,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180471","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ingiriiska oo Soomaaliya ka cafisay dhamaan deymihii ay ku laheyd - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-soomaaliya-ka-cafisay-dhamaan-deymihii-ay-ku-laheyd\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ingiriiska oo Soomaaliya ka cafisay dhamaan deymihii ay ku laheyd - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Ingiriiska ayaa shaacisay in dowlada Soomaaliya ay ka cafisay dhamaan deymahii ay ku laheyd, kadib kulan ku dhexmaray xarunta Safaaradda Ingiriiska ee magaalada Muqdisho ku leedahay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige iyo masuuliyiinta Safaaradda dowladda UK ee Soomaaliya. Kulanka dhexmaray Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan iyo Safiir ku xigeenka Safaarada Ingiriiska ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-soomaaliya-ka-cafisay-dhamaan-deymihii-ay-ku-laheyd\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-04-10T10:14:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024410638483214233662971.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"345\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-soomaaliya-ka-cafisay-dhamaan-deymihii-ay-ku-laheyd\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-soomaaliya-ka-cafisay-dhamaan-deymihii-ay-ku-laheyd\/\",\"name\":\"Ingiriiska oo Soomaaliya ka cafisay dhamaan deymihii ay ku laheyd - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-soomaaliya-ka-cafisay-dhamaan-deymihii-ay-ku-laheyd\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-soomaaliya-ka-cafisay-dhamaan-deymihii-ay-ku-laheyd\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024410638483214233662971.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-04-10T10:14:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-soomaaliya-ka-cafisay-dhamaan-deymihii-ay-ku-laheyd\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-soomaaliya-ka-cafisay-dhamaan-deymihii-ay-ku-laheyd\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-soomaaliya-ka-cafisay-dhamaan-deymihii-ay-ku-laheyd\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024410638483214233662971.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024410638483214233662971.jpeg\",\"width\":660,\"height\":345},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-soomaaliya-ka-cafisay-dhamaan-deymihii-ay-ku-laheyd\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ingiriiska oo Soomaaliya ka cafisay dhamaan deymihii ay ku laheyd\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ingiriiska oo Soomaaliya ka cafisay dhamaan deymihii ay ku laheyd - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-soomaaliya-ka-cafisay-dhamaan-deymihii-ay-ku-laheyd\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ingiriiska oo Soomaaliya ka cafisay dhamaan deymihii ay ku laheyd - Wardoon","og_description":"Dowladda Ingiriiska ayaa shaacisay in dowlada Soomaaliya ay ka cafisay dhamaan deymahii ay ku laheyd, kadib kulan ku dhexmaray xarunta Safaaradda Ingiriiska ee magaalada Muqdisho ku leedahay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige iyo masuuliyiinta Safaaradda dowladda UK ee Soomaaliya. Kulanka dhexmaray Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan iyo Safiir ku xigeenka Safaarada Ingiriiska ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-soomaaliya-ka-cafisay-dhamaan-deymihii-ay-ku-laheyd\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-04-10T10:14:36+00:00","og_image":[{"width":660,"height":345,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024410638483214233662971.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-soomaaliya-ka-cafisay-dhamaan-deymihii-ay-ku-laheyd\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-soomaaliya-ka-cafisay-dhamaan-deymihii-ay-ku-laheyd\/","name":"Ingiriiska oo Soomaaliya ka cafisay dhamaan deymihii ay ku laheyd - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-soomaaliya-ka-cafisay-dhamaan-deymihii-ay-ku-laheyd\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-soomaaliya-ka-cafisay-dhamaan-deymihii-ay-ku-laheyd\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024410638483214233662971.jpeg","datePublished":"2024-04-10T10:14:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-soomaaliya-ka-cafisay-dhamaan-deymihii-ay-ku-laheyd\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-soomaaliya-ka-cafisay-dhamaan-deymihii-ay-ku-laheyd\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-soomaaliya-ka-cafisay-dhamaan-deymihii-ay-ku-laheyd\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024410638483214233662971.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024410638483214233662971.jpeg","width":660,"height":345},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ingiriiska-oo-soomaaliya-ka-cafisay-dhamaan-deymihii-ay-ku-laheyd\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ingiriiska oo Soomaaliya ka cafisay dhamaan deymihii ay ku laheyd"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180471"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180471"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180471\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180473,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180471\/revisions\/180473"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180472"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180471"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180471"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180471"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}