{"id":180474,"date":"2024-04-10T13:20:29","date_gmt":"2024-04-10T10:20:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180474"},"modified":"2024-04-10T13:20:29","modified_gmt":"2024-04-10T10:20:29","slug":"ballan-waxaan-ku-galnay-in-uusan-dalka-xukumidoonin-qof-aysan-shacabku-dooran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ballan-waxaan-ku-galnay-in-uusan-dalka-xukumidoonin-qof-aysan-shacabku-dooran\/","title":{"rendered":"Ballan waxaan ku galnay in uusan dalka xukumidoonin qof aysan shacabku dooran"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180475\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024410638483130286223990.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024410638483130286223990.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024410638483130286223990-300x143.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa sheegay, dalku inuu aadayo doorasho dimuqraadi ah, isagoo u sheegay cid walba oo ka ra\u2019yi duwan inay ku kalsoonaadaan codka shacabka Soomaaliyeed ay ku dooranayaan madaxda berrito.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa sheegay inuu wacad ku maray in aanay dadka Soomaaliyeed xukumidoonin qof aanay iyagu codkooda ku dooran.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu wuxuu sheegay afarta cutub ee dastuurka ee wax ka beddelka lagu sameeyay inay weli jiraan fursado wax looga sii beddeli karo, laakiin wuxuu caddeeyay in aysan marnaba gorgortan ka gali doonin inuu dalku aadayo nidaamka dimuqraadiyeed oo ay dadku awood u yeelanayaan inay iyagu soo doortaan qofka ay doonayaan.<\/p>\n<p>\u201cDadka Soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan ha u diyaar garoobaan, codkooda ay leeyihiin inay go\u2019aan ku gaaraan. Ciddii ra\u2019yi siyaasadeed oo fiican la timaada Soomaaliyay doorta,\u201d ayuu yiri madaxweynuhu.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa mucaaradnimo kala kulmay wax ka beddelka ay dowladdiisa ku sameysay dastuurka dalka, iyadoo dadka ka aragtida duwan ay ku dhaleeceeyeen in madaxweynuhu ka shaqeynayo sifo uu xukunka kusii dheeraysto isagoo u maraya xeelado ay kamid yihiin wax ka beddelka dastuurka.<\/p>\n<p>Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada oo markii hore heshiis kula ahaa hannaanka cusub ee uu dalku u guuray, midkoodna masoo dhowayn wax ka beddelka dastuurka.<\/p>\n<p>Warar ayaa sheegaya in ay saluugsan yihiin wax ka beddel lagu sameeyay heshiiska arrimaha doorashada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa sheegay, dalku inuu aadayo doorasho dimuqraadi ah, isagoo u sheegay cid walba oo ka ra\u2019yi duwan inay ku kalsoonaadaan codka shacabka Soomaaliyeed ay ku dooranayaan madaxda berrito. Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa sheegay inuu wacad ku maray in aanay dadka Soomaaliyeed xukumidoonin qof aanay iyagu codkooda ku dooran. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180475,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180474","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ballan waxaan ku galnay in uusan dalka xukumidoonin qof aysan shacabku dooran - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ballan-waxaan-ku-galnay-in-uusan-dalka-xukumidoonin-qof-aysan-shacabku-dooran\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ballan waxaan ku galnay in uusan dalka xukumidoonin qof aysan shacabku dooran - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa sheegay, dalku inuu aadayo doorasho dimuqraadi ah, isagoo u sheegay cid walba oo ka ra\u2019yi duwan inay ku kalsoonaadaan codka shacabka Soomaaliyeed ay ku dooranayaan madaxda berrito. Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa sheegay inuu wacad ku maray in aanay dadka Soomaaliyeed xukumidoonin qof aanay iyagu codkooda ku dooran. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ballan-waxaan-ku-galnay-in-uusan-dalka-xukumidoonin-qof-aysan-shacabku-dooran\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-04-10T10:20:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024410638483130286223990.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"315\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ballan-waxaan-ku-galnay-in-uusan-dalka-xukumidoonin-qof-aysan-shacabku-dooran\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ballan-waxaan-ku-galnay-in-uusan-dalka-xukumidoonin-qof-aysan-shacabku-dooran\/\",\"name\":\"Ballan waxaan ku galnay in uusan dalka xukumidoonin qof aysan shacabku dooran - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ballan-waxaan-ku-galnay-in-uusan-dalka-xukumidoonin-qof-aysan-shacabku-dooran\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ballan-waxaan-ku-galnay-in-uusan-dalka-xukumidoonin-qof-aysan-shacabku-dooran\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024410638483130286223990.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-04-10T10:20:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ballan-waxaan-ku-galnay-in-uusan-dalka-xukumidoonin-qof-aysan-shacabku-dooran\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ballan-waxaan-ku-galnay-in-uusan-dalka-xukumidoonin-qof-aysan-shacabku-dooran\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ballan-waxaan-ku-galnay-in-uusan-dalka-xukumidoonin-qof-aysan-shacabku-dooran\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024410638483130286223990.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024410638483130286223990.jpeg\",\"width\":660,\"height\":315},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ballan-waxaan-ku-galnay-in-uusan-dalka-xukumidoonin-qof-aysan-shacabku-dooran\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ballan waxaan ku galnay in uusan dalka xukumidoonin qof aysan shacabku dooran\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ballan waxaan ku galnay in uusan dalka xukumidoonin qof aysan shacabku dooran - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ballan-waxaan-ku-galnay-in-uusan-dalka-xukumidoonin-qof-aysan-shacabku-dooran\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ballan waxaan ku galnay in uusan dalka xukumidoonin qof aysan shacabku dooran - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa sheegay, dalku inuu aadayo doorasho dimuqraadi ah, isagoo u sheegay cid walba oo ka ra\u2019yi duwan inay ku kalsoonaadaan codka shacabka Soomaaliyeed ay ku dooranayaan madaxda berrito. Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa sheegay inuu wacad ku maray in aanay dadka Soomaaliyeed xukumidoonin qof aanay iyagu codkooda ku dooran. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ballan-waxaan-ku-galnay-in-uusan-dalka-xukumidoonin-qof-aysan-shacabku-dooran\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-04-10T10:20:29+00:00","og_image":[{"width":660,"height":315,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024410638483130286223990.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ballan-waxaan-ku-galnay-in-uusan-dalka-xukumidoonin-qof-aysan-shacabku-dooran\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ballan-waxaan-ku-galnay-in-uusan-dalka-xukumidoonin-qof-aysan-shacabku-dooran\/","name":"Ballan waxaan ku galnay in uusan dalka xukumidoonin qof aysan shacabku dooran - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ballan-waxaan-ku-galnay-in-uusan-dalka-xukumidoonin-qof-aysan-shacabku-dooran\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ballan-waxaan-ku-galnay-in-uusan-dalka-xukumidoonin-qof-aysan-shacabku-dooran\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024410638483130286223990.jpeg","datePublished":"2024-04-10T10:20:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ballan-waxaan-ku-galnay-in-uusan-dalka-xukumidoonin-qof-aysan-shacabku-dooran\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ballan-waxaan-ku-galnay-in-uusan-dalka-xukumidoonin-qof-aysan-shacabku-dooran\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ballan-waxaan-ku-galnay-in-uusan-dalka-xukumidoonin-qof-aysan-shacabku-dooran\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024410638483130286223990.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024410638483130286223990.jpeg","width":660,"height":315},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ballan-waxaan-ku-galnay-in-uusan-dalka-xukumidoonin-qof-aysan-shacabku-dooran\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ballan waxaan ku galnay in uusan dalka xukumidoonin qof aysan shacabku dooran"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180474"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180474"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180474\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180476,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180474\/revisions\/180476"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180475"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180474"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180474"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180474"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}