{"id":180515,"date":"2024-04-12T12:46:04","date_gmt":"2024-04-12T09:46:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180515"},"modified":"2024-04-12T12:46:04","modified_gmt":"2024-04-12T09:46:04","slug":"amarkii-lagu-xirayay-qunsuliyadaha-itoobiya-ee-garowe-iyo-hargeysa-oo-aan-shaqayn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amarkii-lagu-xirayay-qunsuliyadaha-itoobiya-ee-garowe-iyo-hargeysa-oo-aan-shaqayn\/","title":{"rendered":"Amarkii lagu xirayay qunsuliyadaha Itoobiya ee Garowe iyo Hargeysa oo aan shaqayn"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180516\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024129638420872167180775.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"321\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024129638420872167180775.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024129638420872167180775-300x146.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Waxa aan shaqeyn go\u2019aankii ay dowladda federaalka Soomaaliya ay ku amartay in lagu xiro qunsuliyadaha Itoobiya ay ku leedahay magaalooyinka Hargeysa iyo Garoowe.<\/p>\n<p>Amarka xirista qunsuliyadaha Itoobiya ayaa Golaha Wasiirrada Soomaaliya waxay soo saareen 4-tii bishaan, ayada oo uu ku ekaa Khamiistii shalay, welina dhaqan-gal ma noqon amarkaasi.<\/p>\n<p>Labada qunsuliyadood ayaa si caadi ah u shaqeynaya haatan, ayada oo aysan jirin wax saameyn ah oo uu ku yeeshay amarka kasoo baxay dowladda fedaraalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka dowladda federaalka ayaa waxaa horey gaashanka ugu daruuray Somaliland iyo Puntland oo ayagu sheegay in go\u2019aannada dowladda federaalka aanu ka shaqeyn deegaanadooda.<\/p>\n<p>Labada maamul ayaa mid walba gaarkiisa ugu faanay inuu xiriir saaxiibtinimo iyo mid ganacsi uu la leeyahay Itoobiya, oo xilligaan ay xiisad xooggan kala dhaxeyso dowladda federaalka Soomaaliya, taasi oo salka ku haysa damaca guracan ee badda.<\/p>\n<p>Dowladda federaalka ayaa si weyn uga carootay tallaabooyinka isxig-xiga ee Itoobiya ee xad-gudubka ku ah madax-banaanida Soomaaliya, oo ay ugu dambeysay heshiiskii ay dhawaan Addis Ababa ku gaareen maamulka Puntland iyo xukuumadda Abiy.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa kasii horeeyay heshiiskii is-afgarad ee Itoobiya ay la saxiixatay Somaliland, kaasi oo Muuse Biixi uu qeybo kamid ah biyaha Soomaaliya uga beddelanayay Addis Ababa wax loogu yeeray \u201cictiraaf\u201d, kaasi oo la kulmay diidmo horleh oo caalami ah.<\/p>\n<p>Si kastaba, go\u2019aankii todobaadkii hore kasoo baxay Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayay dowladda ku sheegtay \u201cin haddii uu dhaqan-gali waayo inay qaadayso tallaabo kasta oo ay ku ilaalinayso madax-banaanideeda dhuleed.\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxa aan shaqeyn go\u2019aankii ay dowladda federaalka Soomaaliya ay ku amartay in lagu xiro qunsuliyadaha Itoobiya ay ku leedahay magaalooyinka Hargeysa iyo Garoowe. Amarka xirista qunsuliyadaha Itoobiya ayaa Golaha Wasiirrada Soomaaliya waxay soo saareen 4-tii bishaan, ayada oo uu ku ekaa Khamiistii shalay, welina dhaqan-gal ma noqon amarkaasi. Labada qunsuliyadood ayaa si caadi ah u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180516,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180515","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Amarkii lagu xirayay qunsuliyadaha Itoobiya ee Garowe iyo Hargeysa oo aan shaqayn - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amarkii-lagu-xirayay-qunsuliyadaha-itoobiya-ee-garowe-iyo-hargeysa-oo-aan-shaqayn\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Amarkii lagu xirayay qunsuliyadaha Itoobiya ee Garowe iyo Hargeysa oo aan shaqayn - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxa aan shaqeyn go\u2019aankii ay dowladda federaalka Soomaaliya ay ku amartay in lagu xiro qunsuliyadaha Itoobiya ay ku leedahay magaalooyinka Hargeysa iyo Garoowe. Amarka xirista qunsuliyadaha Itoobiya ayaa Golaha Wasiirrada Soomaaliya waxay soo saareen 4-tii bishaan, ayada oo uu ku ekaa Khamiistii shalay, welina dhaqan-gal ma noqon amarkaasi. Labada qunsuliyadood ayaa si caadi ah u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amarkii-lagu-xirayay-qunsuliyadaha-itoobiya-ee-garowe-iyo-hargeysa-oo-aan-shaqayn\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-04-12T09:46:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024129638420872167180775.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"321\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amarkii-lagu-xirayay-qunsuliyadaha-itoobiya-ee-garowe-iyo-hargeysa-oo-aan-shaqayn\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amarkii-lagu-xirayay-qunsuliyadaha-itoobiya-ee-garowe-iyo-hargeysa-oo-aan-shaqayn\/\",\"name\":\"Amarkii lagu xirayay qunsuliyadaha Itoobiya ee Garowe iyo Hargeysa oo aan shaqayn - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amarkii-lagu-xirayay-qunsuliyadaha-itoobiya-ee-garowe-iyo-hargeysa-oo-aan-shaqayn\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amarkii-lagu-xirayay-qunsuliyadaha-itoobiya-ee-garowe-iyo-hargeysa-oo-aan-shaqayn\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024129638420872167180775.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-04-12T09:46:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amarkii-lagu-xirayay-qunsuliyadaha-itoobiya-ee-garowe-iyo-hargeysa-oo-aan-shaqayn\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amarkii-lagu-xirayay-qunsuliyadaha-itoobiya-ee-garowe-iyo-hargeysa-oo-aan-shaqayn\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amarkii-lagu-xirayay-qunsuliyadaha-itoobiya-ee-garowe-iyo-hargeysa-oo-aan-shaqayn\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024129638420872167180775.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024129638420872167180775.jpeg\",\"width\":660,\"height\":321},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amarkii-lagu-xirayay-qunsuliyadaha-itoobiya-ee-garowe-iyo-hargeysa-oo-aan-shaqayn\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Amarkii lagu xirayay qunsuliyadaha Itoobiya ee Garowe iyo Hargeysa oo aan shaqayn\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Amarkii lagu xirayay qunsuliyadaha Itoobiya ee Garowe iyo Hargeysa oo aan shaqayn - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amarkii-lagu-xirayay-qunsuliyadaha-itoobiya-ee-garowe-iyo-hargeysa-oo-aan-shaqayn\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Amarkii lagu xirayay qunsuliyadaha Itoobiya ee Garowe iyo Hargeysa oo aan shaqayn - Wardoon","og_description":"Waxa aan shaqeyn go\u2019aankii ay dowladda federaalka Soomaaliya ay ku amartay in lagu xiro qunsuliyadaha Itoobiya ay ku leedahay magaalooyinka Hargeysa iyo Garoowe. Amarka xirista qunsuliyadaha Itoobiya ayaa Golaha Wasiirrada Soomaaliya waxay soo saareen 4-tii bishaan, ayada oo uu ku ekaa Khamiistii shalay, welina dhaqan-gal ma noqon amarkaasi. Labada qunsuliyadood ayaa si caadi ah u [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amarkii-lagu-xirayay-qunsuliyadaha-itoobiya-ee-garowe-iyo-hargeysa-oo-aan-shaqayn\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-04-12T09:46:04+00:00","og_image":[{"width":660,"height":321,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024129638420872167180775.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amarkii-lagu-xirayay-qunsuliyadaha-itoobiya-ee-garowe-iyo-hargeysa-oo-aan-shaqayn\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amarkii-lagu-xirayay-qunsuliyadaha-itoobiya-ee-garowe-iyo-hargeysa-oo-aan-shaqayn\/","name":"Amarkii lagu xirayay qunsuliyadaha Itoobiya ee Garowe iyo Hargeysa oo aan shaqayn - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amarkii-lagu-xirayay-qunsuliyadaha-itoobiya-ee-garowe-iyo-hargeysa-oo-aan-shaqayn\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amarkii-lagu-xirayay-qunsuliyadaha-itoobiya-ee-garowe-iyo-hargeysa-oo-aan-shaqayn\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024129638420872167180775.jpeg","datePublished":"2024-04-12T09:46:04+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amarkii-lagu-xirayay-qunsuliyadaha-itoobiya-ee-garowe-iyo-hargeysa-oo-aan-shaqayn\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/amarkii-lagu-xirayay-qunsuliyadaha-itoobiya-ee-garowe-iyo-hargeysa-oo-aan-shaqayn\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amarkii-lagu-xirayay-qunsuliyadaha-itoobiya-ee-garowe-iyo-hargeysa-oo-aan-shaqayn\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024129638420872167180775.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024129638420872167180775.jpeg","width":660,"height":321},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amarkii-lagu-xirayay-qunsuliyadaha-itoobiya-ee-garowe-iyo-hargeysa-oo-aan-shaqayn\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Amarkii lagu xirayay qunsuliyadaha Itoobiya ee Garowe iyo Hargeysa oo aan shaqayn"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180515"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180515"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180515\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180517,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180515\/revisions\/180517"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180516"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180515"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180515"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180515"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}