{"id":180530,"date":"2024-04-13T14:00:33","date_gmt":"2024-04-13T11:00:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180530"},"modified":"2024-04-13T14:00:33","modified_gmt":"2024-04-13T11:00:33","slug":"dagaal-ay-dad-kudhinteen-oo-ka-dhacay-gudaha-magaalada-adis-ababa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ay-dad-kudhinteen-oo-ka-dhacay-gudaha-magaalada-adis-ababa\/","title":{"rendered":"Dagaal ay dad kudhinteen oo ka dhacay gudaha magaalada Adis Ababa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180531\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/5065.webp\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/5065.webp 1200w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/5065-300x180.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/5065-1024x614.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/5065-768x461.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/5065-696x418.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/5065-1068x641.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/5065-700x420.webp 700w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/>Xaalada dalka Itoobiya ayaa u muuqda mid sii xumaanaya oo faraha kasii baxaya muddooyinkan u dambeeyay, waxaana falal amni darro iyo dagaalo sukeeye ka socdaan qaar kamid ah gobolada dalkaasi.<\/p>\n<p>Dagaal dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa shalay ka dhacay gudaha magaalada Adis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, dagaalka ayaana u dhaxeeyay xubno katirsan jabhada hubeysan ee Fano iyo ciidamada ammaanka Itoobiya.<\/p>\n<p>Booliiska magaalada Adis Ababa ayaa war ay soo saareen ku shaaciyay in dagaalka dhacay ku dhinteen saddex qof, waxa ayna tilmaameen in dadka dhintay labo kamid ah katirsanaayeen jabhada Fano , halka qofka kalana uu ahaa shacab.<\/p>\n<p>Dagaalka ayey sidoo kale booliiska magaalada Adis Ababa shaaciyeen in ay ku dhaawacmeen labo askari oo katirsanaa ciidamada ammaanka, waxa ayna xuseen in hadda socdaan howlgallo amniga lagu xaqiijinayo.<\/p>\n<p>Jabhada hubeysan ee Fano ayaa inta badan ka howlgasha gobolka Amxaarada Itoobiya, waxa ayna jabhadan dagaal xooggan la gashay ciidamada Federaalka, iyagoona ka saaray ciidamada deegaanno badan oo katirsan gobolkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaalada dalka Itoobiya ayaa u muuqda mid sii xumaanaya oo faraha kasii baxaya muddooyinkan u dambeeyay, waxaana falal amni darro iyo dagaalo sukeeye ka socdaan qaar kamid ah gobolada dalkaasi. Dagaal dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa shalay ka dhacay gudaha magaalada Adis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, dagaalka ayaana u dhaxeeyay xubno [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180531,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180530","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal ay dad kudhinteen oo ka dhacay gudaha magaalada Adis Ababa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ay-dad-kudhinteen-oo-ka-dhacay-gudaha-magaalada-adis-ababa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal ay dad kudhinteen oo ka dhacay gudaha magaalada Adis Ababa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xaalada dalka Itoobiya ayaa u muuqda mid sii xumaanaya oo faraha kasii baxaya muddooyinkan u dambeeyay, waxaana falal amni darro iyo dagaalo sukeeye ka socdaan qaar kamid ah gobolada dalkaasi. Dagaal dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa shalay ka dhacay gudaha magaalada Adis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, dagaalka ayaana u dhaxeeyay xubno [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ay-dad-kudhinteen-oo-ka-dhacay-gudaha-magaalada-adis-ababa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-04-13T11:00:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/5065.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ay-dad-kudhinteen-oo-ka-dhacay-gudaha-magaalada-adis-ababa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ay-dad-kudhinteen-oo-ka-dhacay-gudaha-magaalada-adis-ababa\/\",\"name\":\"Dagaal ay dad kudhinteen oo ka dhacay gudaha magaalada Adis Ababa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ay-dad-kudhinteen-oo-ka-dhacay-gudaha-magaalada-adis-ababa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ay-dad-kudhinteen-oo-ka-dhacay-gudaha-magaalada-adis-ababa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/5065.webp\",\"datePublished\":\"2024-04-13T11:00:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ay-dad-kudhinteen-oo-ka-dhacay-gudaha-magaalada-adis-ababa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ay-dad-kudhinteen-oo-ka-dhacay-gudaha-magaalada-adis-ababa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ay-dad-kudhinteen-oo-ka-dhacay-gudaha-magaalada-adis-ababa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/5065.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/5065.webp\",\"width\":1200,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ay-dad-kudhinteen-oo-ka-dhacay-gudaha-magaalada-adis-ababa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal ay dad kudhinteen oo ka dhacay gudaha magaalada Adis Ababa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal ay dad kudhinteen oo ka dhacay gudaha magaalada Adis Ababa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ay-dad-kudhinteen-oo-ka-dhacay-gudaha-magaalada-adis-ababa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal ay dad kudhinteen oo ka dhacay gudaha magaalada Adis Ababa - Wardoon","og_description":"Xaalada dalka Itoobiya ayaa u muuqda mid sii xumaanaya oo faraha kasii baxaya muddooyinkan u dambeeyay, waxaana falal amni darro iyo dagaalo sukeeye ka socdaan qaar kamid ah gobolada dalkaasi. Dagaal dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa shalay ka dhacay gudaha magaalada Adis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, dagaalka ayaana u dhaxeeyay xubno [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ay-dad-kudhinteen-oo-ka-dhacay-gudaha-magaalada-adis-ababa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-04-13T11:00:33+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/5065.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ay-dad-kudhinteen-oo-ka-dhacay-gudaha-magaalada-adis-ababa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ay-dad-kudhinteen-oo-ka-dhacay-gudaha-magaalada-adis-ababa\/","name":"Dagaal ay dad kudhinteen oo ka dhacay gudaha magaalada Adis Ababa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ay-dad-kudhinteen-oo-ka-dhacay-gudaha-magaalada-adis-ababa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ay-dad-kudhinteen-oo-ka-dhacay-gudaha-magaalada-adis-ababa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/5065.webp","datePublished":"2024-04-13T11:00:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ay-dad-kudhinteen-oo-ka-dhacay-gudaha-magaalada-adis-ababa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ay-dad-kudhinteen-oo-ka-dhacay-gudaha-magaalada-adis-ababa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ay-dad-kudhinteen-oo-ka-dhacay-gudaha-magaalada-adis-ababa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/5065.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/5065.webp","width":1200,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ay-dad-kudhinteen-oo-ka-dhacay-gudaha-magaalada-adis-ababa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal ay dad kudhinteen oo ka dhacay gudaha magaalada Adis Ababa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180530"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180530"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180530\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180532,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180530\/revisions\/180532"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180531"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180530"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180530"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180530"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}