{"id":180571,"date":"2024-04-17T00:27:23","date_gmt":"2024-04-16T21:27:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180571"},"modified":"2024-04-17T00:30:53","modified_gmt":"2024-04-16T21:30:53","slug":"fannaanada-ugbaad-aragsan-oo-laxidhay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fannaanada-ugbaad-aragsan-oo-laxidhay\/","title":{"rendered":"Fannaanada Ugbaad Aragsan oo  laxidhay +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Booliiska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay fannaanada Ugbaad Maxamuud Cabdi &#8216;Ugbaad Aragsan&#8217;, oo lagu eedeeyay in ay faafisay muuqaalo anshax xumo ah.<\/p>\n<p>Sida lagu sheegay qoraal lagu baahiyay bogga Facebook ee Ciidanka Booliiska Somaliland, fannaanada waxa lagu xidhay eedayn la xidhiidha in ay baraha bulshada ku faafisay muuqaalo dhaqanka iyo diinta kasoo horjeeda.<\/p>\n<p>&#8220;Ciidanka Booliska JSL ayaa gacanta kusoo dhigay Eedaysan Ugbaad Maxamuud Cabdi , taasi oo dhawaanahan baraha bulshada ku faafinaasay dhaqamo xunxun kuwaasi oo kasoo horjeeda diinteenna suubban iyo dhaqankeenna wanaagsan&#8221; ayaa lagu yidhi qoraalka booliiska.<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa sidookale lagu yidhi &#8220;Ciidamada Boolisku iyagoo gudanaayo waajibaadka ka saaran ilaalinta diinta , dhaqanka iyo bad-qabka bulshada ayay eedaysanta gacanta kusoo dhigeen , waxaanay wadaan baadhid-dheeraada marka ay dhamaatana waxa degdeg loo horgayn doonaa sharciga&#8221;.<\/p>\n<p>Fannaanada ayaa sidookale dhawaanahan muujisatay taageero ay u hayso xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, iyadoo siwayn taageeradeeda ugu muujisay bandhig fanneed ay munaasibadii ciida ku qabatay magaalada Hargaysa.<\/p>\n<p>Sidookale, dadka qaar ayaa aaminsan in xadhigeeda ay qayb ka tahay safar ay dhawaan kaga qaybgashay xaflada caleemo saarka Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdillaahi Dani, oo dhawaan dib loo doortay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsaabtv%2Fvideos%2F3620442401542078%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Booliiska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay fannaanada Ugbaad Maxamuud Cabdi &#8216;Ugbaad Aragsan&#8217;, oo lagu eedeeyay in ay faafisay muuqaalo anshax xumo ah. Sida lagu sheegay qoraal lagu baahiyay bogga Facebook ee Ciidanka Booliiska Somaliland, fannaanada waxa lagu xidhay eedayn la xidhiidha in ay baraha bulshada ku faafisay muuqaalo dhaqanka iyo diinta kasoo horjeeda. &#8220;Ciidanka Booliska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180572,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180571","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Fannaanada Ugbaad Aragsan oo laxidhay +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fannaanada-ugbaad-aragsan-oo-laxidhay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Fannaanada Ugbaad Aragsan oo laxidhay +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Booliiska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay fannaanada Ugbaad Maxamuud Cabdi &#8216;Ugbaad Aragsan&#8217;, oo lagu eedeeyay in ay faafisay muuqaalo anshax xumo ah. Sida lagu sheegay qoraal lagu baahiyay bogga Facebook ee Ciidanka Booliiska Somaliland, fannaanada waxa lagu xidhay eedayn la xidhiidha in ay baraha bulshada ku faafisay muuqaalo dhaqanka iyo diinta kasoo horjeeda. &#8220;Ciidanka Booliska [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fannaanada-ugbaad-aragsan-oo-laxidhay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-04-16T21:27:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-04-16T21:30:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/images-3.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"225\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"225\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fannaanada-ugbaad-aragsan-oo-laxidhay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fannaanada-ugbaad-aragsan-oo-laxidhay\/\",\"name\":\"Fannaanada Ugbaad Aragsan oo laxidhay +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fannaanada-ugbaad-aragsan-oo-laxidhay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fannaanada-ugbaad-aragsan-oo-laxidhay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/images-3.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-04-16T21:27:23+00:00\",\"dateModified\":\"2024-04-16T21:30:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fannaanada-ugbaad-aragsan-oo-laxidhay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fannaanada-ugbaad-aragsan-oo-laxidhay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fannaanada-ugbaad-aragsan-oo-laxidhay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/images-3.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/images-3.jpeg\",\"width\":225,\"height\":225},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fannaanada-ugbaad-aragsan-oo-laxidhay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Fannaanada Ugbaad Aragsan oo laxidhay +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Fannaanada Ugbaad Aragsan oo laxidhay +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fannaanada-ugbaad-aragsan-oo-laxidhay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Fannaanada Ugbaad Aragsan oo laxidhay +VIDEO - Wardoon","og_description":"Booliiska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay fannaanada Ugbaad Maxamuud Cabdi &#8216;Ugbaad Aragsan&#8217;, oo lagu eedeeyay in ay faafisay muuqaalo anshax xumo ah. Sida lagu sheegay qoraal lagu baahiyay bogga Facebook ee Ciidanka Booliiska Somaliland, fannaanada waxa lagu xidhay eedayn la xidhiidha in ay baraha bulshada ku faafisay muuqaalo dhaqanka iyo diinta kasoo horjeeda. &#8220;Ciidanka Booliska [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fannaanada-ugbaad-aragsan-oo-laxidhay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-04-16T21:27:23+00:00","article_modified_time":"2024-04-16T21:30:53+00:00","og_image":[{"width":225,"height":225,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/images-3.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fannaanada-ugbaad-aragsan-oo-laxidhay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fannaanada-ugbaad-aragsan-oo-laxidhay\/","name":"Fannaanada Ugbaad Aragsan oo laxidhay +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fannaanada-ugbaad-aragsan-oo-laxidhay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fannaanada-ugbaad-aragsan-oo-laxidhay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/images-3.jpeg","datePublished":"2024-04-16T21:27:23+00:00","dateModified":"2024-04-16T21:30:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fannaanada-ugbaad-aragsan-oo-laxidhay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/fannaanada-ugbaad-aragsan-oo-laxidhay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fannaanada-ugbaad-aragsan-oo-laxidhay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/images-3.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/images-3.jpeg","width":225,"height":225},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fannaanada-ugbaad-aragsan-oo-laxidhay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Fannaanada Ugbaad Aragsan oo laxidhay +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180571"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180571"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180571\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180575,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180571\/revisions\/180575"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180572"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180571"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180571"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180571"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}