{"id":180576,"date":"2024-04-17T10:50:14","date_gmt":"2024-04-17T07:50:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180576"},"modified":"2024-04-17T10:50:14","modified_gmt":"2024-04-17T07:50:14","slug":"puntland-oo-kalsoonidii-kala-noqotay-xildhibaanada-ku-matala-labada-aqal-ee-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kalsoonidii-kala-noqotay-xildhibaanada-ku-matala-labada-aqal-ee-baarlamaanka\/","title":{"rendered":"Puntland oo  kalsoonidii kala noqotay xildhibaanada ku matala labada aqal ee baarlamaanka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180577\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/thumbnail.webp\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/thumbnail.webp 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/thumbnail-300x165.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Maamulka Puntland ayaa sheegay inuu kalsoonidii kala noqday xildhibaanada ku matala labada aqal ee baarlamaanka ee kasoo horjeeda go&#8217;aannada ay Puntland ka qaadatay xiriirka dowladda federaalka.<\/p>\n<p>Puntland waxay sheegtay in xildhibaanadaas aysan Puntland ku matali karin Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa yiri hadalkaan, isagoo sheegay in xildhibaanada ay Puntland u dirsatay Muqdisho, ay mucaarad ku noqdeen deegaanadii lagasoo doortay.<\/p>\n<p>\u201cQofka meesha lagasoo doortay mucaarad ku noqday, xagguu joogayaa? Waa inay ogaadaan in aanay xasaanad lahayn haddii ay dafireen degaankii lagasoo doortay. Iyaga iyo dadka suuqa jooga waa isku mid.\u201d Ayuu yiri wasiir Caydiid Diri.<\/p>\n<p>Hadalka wasiirka warfaafinta Puntland ayaa yimid, xilli qaar kamid ah xildhibaanada labada aqal ah ee kasoo jeeda Puntland, ay sheegeen inay iyagu arrimaha Puntland kala xaajoonayaan dowladda federaalka, maaddaama uu madaxweyne Deni xiriirka u jaray dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xildhibaannadan ayaa ku eedeeyay madaxweyne Deni inuu arrimo siyaasadeed oo isaga u gaar ah uu kula dirirsan yahay dowladda federaalka, taasoo ay sheegeen inay kala dhalatay in dadka reer Puntland ay waayaan mashaariicdii ay xaq u lahaayeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Puntland ayaa sheegay inuu kalsoonidii kala noqday xildhibaanada ku matala labada aqal ee baarlamaanka ee kasoo horjeeda go&#8217;aannada ay Puntland ka qaadatay xiriirka dowladda federaalka. Puntland waxay sheegtay in xildhibaanadaas aysan Puntland ku matali karin Muqdisho. Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa yiri hadalkaan, isagoo sheegay in xildhibaanada ay Puntland u dirsatay Muqdisho, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180577,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180576","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo kalsoonidii kala noqotay xildhibaanada ku matala labada aqal ee baarlamaanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kalsoonidii-kala-noqotay-xildhibaanada-ku-matala-labada-aqal-ee-baarlamaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo kalsoonidii kala noqotay xildhibaanada ku matala labada aqal ee baarlamaanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Puntland ayaa sheegay inuu kalsoonidii kala noqday xildhibaanada ku matala labada aqal ee baarlamaanka ee kasoo horjeeda go&#8217;aannada ay Puntland ka qaadatay xiriirka dowladda federaalka. Puntland waxay sheegtay in xildhibaanadaas aysan Puntland ku matali karin Muqdisho. Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa yiri hadalkaan, isagoo sheegay in xildhibaanada ay Puntland u dirsatay Muqdisho, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kalsoonidii-kala-noqotay-xildhibaanada-ku-matala-labada-aqal-ee-baarlamaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-04-17T07:50:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/thumbnail.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kalsoonidii-kala-noqotay-xildhibaanada-ku-matala-labada-aqal-ee-baarlamaanka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kalsoonidii-kala-noqotay-xildhibaanada-ku-matala-labada-aqal-ee-baarlamaanka\/\",\"name\":\"Puntland oo kalsoonidii kala noqotay xildhibaanada ku matala labada aqal ee baarlamaanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kalsoonidii-kala-noqotay-xildhibaanada-ku-matala-labada-aqal-ee-baarlamaanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kalsoonidii-kala-noqotay-xildhibaanada-ku-matala-labada-aqal-ee-baarlamaanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/thumbnail.webp\",\"datePublished\":\"2024-04-17T07:50:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kalsoonidii-kala-noqotay-xildhibaanada-ku-matala-labada-aqal-ee-baarlamaanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kalsoonidii-kala-noqotay-xildhibaanada-ku-matala-labada-aqal-ee-baarlamaanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kalsoonidii-kala-noqotay-xildhibaanada-ku-matala-labada-aqal-ee-baarlamaanka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/thumbnail.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/thumbnail.webp\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kalsoonidii-kala-noqotay-xildhibaanada-ku-matala-labada-aqal-ee-baarlamaanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo kalsoonidii kala noqotay xildhibaanada ku matala labada aqal ee baarlamaanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo kalsoonidii kala noqotay xildhibaanada ku matala labada aqal ee baarlamaanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kalsoonidii-kala-noqotay-xildhibaanada-ku-matala-labada-aqal-ee-baarlamaanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo kalsoonidii kala noqotay xildhibaanada ku matala labada aqal ee baarlamaanka - Wardoon","og_description":"Maamulka Puntland ayaa sheegay inuu kalsoonidii kala noqday xildhibaanada ku matala labada aqal ee baarlamaanka ee kasoo horjeeda go&#8217;aannada ay Puntland ka qaadatay xiriirka dowladda federaalka. Puntland waxay sheegtay in xildhibaanadaas aysan Puntland ku matali karin Muqdisho. Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa yiri hadalkaan, isagoo sheegay in xildhibaanada ay Puntland u dirsatay Muqdisho, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kalsoonidii-kala-noqotay-xildhibaanada-ku-matala-labada-aqal-ee-baarlamaanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-04-17T07:50:14+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/thumbnail.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kalsoonidii-kala-noqotay-xildhibaanada-ku-matala-labada-aqal-ee-baarlamaanka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kalsoonidii-kala-noqotay-xildhibaanada-ku-matala-labada-aqal-ee-baarlamaanka\/","name":"Puntland oo kalsoonidii kala noqotay xildhibaanada ku matala labada aqal ee baarlamaanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kalsoonidii-kala-noqotay-xildhibaanada-ku-matala-labada-aqal-ee-baarlamaanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kalsoonidii-kala-noqotay-xildhibaanada-ku-matala-labada-aqal-ee-baarlamaanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/thumbnail.webp","datePublished":"2024-04-17T07:50:14+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kalsoonidii-kala-noqotay-xildhibaanada-ku-matala-labada-aqal-ee-baarlamaanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kalsoonidii-kala-noqotay-xildhibaanada-ku-matala-labada-aqal-ee-baarlamaanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kalsoonidii-kala-noqotay-xildhibaanada-ku-matala-labada-aqal-ee-baarlamaanka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/thumbnail.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/thumbnail.webp","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kalsoonidii-kala-noqotay-xildhibaanada-ku-matala-labada-aqal-ee-baarlamaanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo kalsoonidii kala noqotay xildhibaanada ku matala labada aqal ee baarlamaanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180576"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180576"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180576\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180578,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180576\/revisions\/180578"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180577"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180576"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180576"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180576"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}