{"id":180579,"date":"2024-04-17T10:51:57","date_gmt":"2024-04-17T07:51:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180579"},"modified":"2024-04-17T10:51:57","modified_gmt":"2024-04-17T07:51:57","slug":"puntland-oo-diiday-shirka-golaha-wadatashiga-ee-uu-kubaaqay-madaxweyne-xasan-sheikh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-shirka-golaha-wadatashiga-ee-uu-kubaaqay-madaxweyne-xasan-sheikh\/","title":{"rendered":"Puntland oo diiday shirka golaha wadatashiga ee uu kubaaqay madaxweyne Xasan Sheikh"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180577\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/thumbnail.webp\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/thumbnail.webp 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/thumbnail-300x165.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Puntland ayaa qaaddacday shirka wadatashiga ah ee uu madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, uu ugu yeeray madaxweynaasha dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo wareysi siiyay warbaahinta gudaha, ayaa sheegay in aysan jirin dowlad Soomaaliyeed oo ay aqoonsan yihiin oo ay wada xaajood la galaan.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Soomaaliya waxaa looga baahan yahay in ay dib ugu soo laabato ka hor inta aan laga doodin masiirka Soomaaliya\u201d ayuu yiri Maxamuud Caydiid Dirir, isagoo ka dhawaajiyay in Puntland ay ku adkaysanayso in aanay jirin dowlad Soomaaliyeed oo ay aqoonsan yihiin.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta wuxuu sheegay, dowladda Soomaaliya in looga baahan yahay inay kusoo laabato xayndaabka sharciyadda, markaas kadibna ay diyaar u yihiin ay ka qeyb galaan wada xaajoodyada arrimaha dastuurka looga doodayo.<\/p>\n<p>\u201cAnnagu inay dowladnimo jirto maba aaminsanin. Yaa noo yeeraya oo aan wada xaajoonaynaa? Soo inay sharciyaddii kusoo noqoto ma ahan marka hore. Wax iyaga gaar u ah ayay abaabusheen, cid kala qeyb galaysa oo Puntland ahi ma jirto,\u201d ayuu yiri wasiirka warfaafinta Puntland.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka ay Puntland ku qaaddacday shirka wadatashiga ayaa hoosta ka xarriiqaya heerka uu le\u2019eg yahay khilaafka siyaasadeed ee kala dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Puntland ayaa qaaddacday shirka wadatashiga ah ee uu madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, uu ugu yeeray madaxweynaasha dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo wareysi siiyay warbaahinta gudaha, ayaa sheegay in aysan jirin dowlad Soomaaliyeed oo ay aqoonsan yihiin oo ay wada xaajood la galaan. \u201cDowladda Soomaaliya waxaa looga baahan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180577,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180579","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo diiday shirka golaha wadatashiga ee uu kubaaqay madaxweyne Xasan Sheikh - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-shirka-golaha-wadatashiga-ee-uu-kubaaqay-madaxweyne-xasan-sheikh\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo diiday shirka golaha wadatashiga ee uu kubaaqay madaxweyne Xasan Sheikh - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Puntland ayaa qaaddacday shirka wadatashiga ah ee uu madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, uu ugu yeeray madaxweynaasha dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo wareysi siiyay warbaahinta gudaha, ayaa sheegay in aysan jirin dowlad Soomaaliyeed oo ay aqoonsan yihiin oo ay wada xaajood la galaan. \u201cDowladda Soomaaliya waxaa looga baahan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-shirka-golaha-wadatashiga-ee-uu-kubaaqay-madaxweyne-xasan-sheikh\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-04-17T07:51:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/thumbnail.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-shirka-golaha-wadatashiga-ee-uu-kubaaqay-madaxweyne-xasan-sheikh\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-shirka-golaha-wadatashiga-ee-uu-kubaaqay-madaxweyne-xasan-sheikh\/\",\"name\":\"Puntland oo diiday shirka golaha wadatashiga ee uu kubaaqay madaxweyne Xasan Sheikh - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-shirka-golaha-wadatashiga-ee-uu-kubaaqay-madaxweyne-xasan-sheikh\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-shirka-golaha-wadatashiga-ee-uu-kubaaqay-madaxweyne-xasan-sheikh\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/thumbnail.webp\",\"datePublished\":\"2024-04-17T07:51:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-shirka-golaha-wadatashiga-ee-uu-kubaaqay-madaxweyne-xasan-sheikh\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-shirka-golaha-wadatashiga-ee-uu-kubaaqay-madaxweyne-xasan-sheikh\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-shirka-golaha-wadatashiga-ee-uu-kubaaqay-madaxweyne-xasan-sheikh\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/thumbnail.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/thumbnail.webp\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-shirka-golaha-wadatashiga-ee-uu-kubaaqay-madaxweyne-xasan-sheikh\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo diiday shirka golaha wadatashiga ee uu kubaaqay madaxweyne Xasan Sheikh\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo diiday shirka golaha wadatashiga ee uu kubaaqay madaxweyne Xasan Sheikh - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-shirka-golaha-wadatashiga-ee-uu-kubaaqay-madaxweyne-xasan-sheikh\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo diiday shirka golaha wadatashiga ee uu kubaaqay madaxweyne Xasan Sheikh - Wardoon","og_description":"Puntland ayaa qaaddacday shirka wadatashiga ah ee uu madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, uu ugu yeeray madaxweynaasha dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo wareysi siiyay warbaahinta gudaha, ayaa sheegay in aysan jirin dowlad Soomaaliyeed oo ay aqoonsan yihiin oo ay wada xaajood la galaan. \u201cDowladda Soomaaliya waxaa looga baahan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-shirka-golaha-wadatashiga-ee-uu-kubaaqay-madaxweyne-xasan-sheikh\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-04-17T07:51:57+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/thumbnail.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-shirka-golaha-wadatashiga-ee-uu-kubaaqay-madaxweyne-xasan-sheikh\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-shirka-golaha-wadatashiga-ee-uu-kubaaqay-madaxweyne-xasan-sheikh\/","name":"Puntland oo diiday shirka golaha wadatashiga ee uu kubaaqay madaxweyne Xasan Sheikh - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-shirka-golaha-wadatashiga-ee-uu-kubaaqay-madaxweyne-xasan-sheikh\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-shirka-golaha-wadatashiga-ee-uu-kubaaqay-madaxweyne-xasan-sheikh\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/thumbnail.webp","datePublished":"2024-04-17T07:51:57+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-shirka-golaha-wadatashiga-ee-uu-kubaaqay-madaxweyne-xasan-sheikh\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-shirka-golaha-wadatashiga-ee-uu-kubaaqay-madaxweyne-xasan-sheikh\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-shirka-golaha-wadatashiga-ee-uu-kubaaqay-madaxweyne-xasan-sheikh\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/thumbnail.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/thumbnail.webp","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-diiday-shirka-golaha-wadatashiga-ee-uu-kubaaqay-madaxweyne-xasan-sheikh\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo diiday shirka golaha wadatashiga ee uu kubaaqay madaxweyne Xasan Sheikh"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180579"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180579"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180579\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180580,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180579\/revisions\/180580"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180577"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180579"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180579"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180579"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}