{"id":180634,"date":"2024-04-24T11:17:04","date_gmt":"2024-04-24T08:17:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180634"},"modified":"2024-04-24T11:17:04","modified_gmt":"2024-04-24T08:17:04","slug":"kenya-oo-doonaysa-inay-heshiis-yaableh-lasaxiixato-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-doonaysa-inay-heshiis-yaableh-lasaxiixato-somaliya\/","title":{"rendered":"Kenya oo doonaysa inay heshiis yaableh lasaxiixato Somaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180635\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024424638495191655369474.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"330\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024424638495191655369474.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024424638495191655369474-300x150.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Horumarinta Beeraha Kenya MKithika Linturi, ayaa shaaca ka qaaday in Kenya ay la saxiixan doonto Soomaaliya heshiis ku saabsan Qaadka Miirwoga, si loo xaqiijiyo waxay ugu yeertay faa\u2019iidooyinka dhaqaale ee joogtada ah iyo in loo helo qaab sharci ah oo ku saabsan ganacsiga qaadka.<\/p>\n<p>Mr. Linturi ayaa xusay in dalagyada lacagta caddaanka ah ay yihiin laf-dhabarta dhaqaalaha Meru, taasoo wax weyn ka tarta sida uu sheegay nolosha dadka ku nool gobolka Meru ee Kenya.<\/p>\n<p>Linturi, oo ka soo jeeda gobolka Meruc ayaa sheegay in labada waddan ay diyaar u yihiin inay saxeexaan heshiiskan. Gaar ahaan, wuxuu sheegay in heshiiska qalinka lagu duugi doono May 8, 2024.<\/p>\n<p>Warkan ayaa kusoo beegmaya iyadoo Kenya ay wado dadaalo ay ku doonayso in ay dib ugu xoojiso ganacsiga Miiraawga ee loo dhoofiyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ganacsatada Kenya ayaa ka cabanaya in canshuur badan laga qaado Qaadka loo dhoofiyo Soomaaliya, taasoo ay sheegeen inay carqalad ku noqotay ganacsigooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Horumarinta Beeraha Kenya MKithika Linturi, ayaa shaaca ka qaaday in Kenya ay la saxiixan doonto Soomaaliya heshiis ku saabsan Qaadka Miirwoga, si loo xaqiijiyo waxay ugu yeertay faa\u2019iidooyinka dhaqaale ee joogtada ah iyo in loo helo qaab sharci ah oo ku saabsan ganacsiga qaadka. Mr. Linturi ayaa xusay in dalagyada lacagta caddaanka ah ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180635,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180634","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya oo doonaysa inay heshiis yaableh lasaxiixato Somaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-doonaysa-inay-heshiis-yaableh-lasaxiixato-somaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya oo doonaysa inay heshiis yaableh lasaxiixato Somaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Horumarinta Beeraha Kenya MKithika Linturi, ayaa shaaca ka qaaday in Kenya ay la saxiixan doonto Soomaaliya heshiis ku saabsan Qaadka Miirwoga, si loo xaqiijiyo waxay ugu yeertay faa\u2019iidooyinka dhaqaale ee joogtada ah iyo in loo helo qaab sharci ah oo ku saabsan ganacsiga qaadka. Mr. Linturi ayaa xusay in dalagyada lacagta caddaanka ah ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-doonaysa-inay-heshiis-yaableh-lasaxiixato-somaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-04-24T08:17:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024424638495191655369474.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"330\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-doonaysa-inay-heshiis-yaableh-lasaxiixato-somaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-doonaysa-inay-heshiis-yaableh-lasaxiixato-somaliya\/\",\"name\":\"Kenya oo doonaysa inay heshiis yaableh lasaxiixato Somaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-doonaysa-inay-heshiis-yaableh-lasaxiixato-somaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-doonaysa-inay-heshiis-yaableh-lasaxiixato-somaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024424638495191655369474.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-04-24T08:17:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-doonaysa-inay-heshiis-yaableh-lasaxiixato-somaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-doonaysa-inay-heshiis-yaableh-lasaxiixato-somaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-doonaysa-inay-heshiis-yaableh-lasaxiixato-somaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024424638495191655369474.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024424638495191655369474.jpeg\",\"width\":660,\"height\":330},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-doonaysa-inay-heshiis-yaableh-lasaxiixato-somaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya oo doonaysa inay heshiis yaableh lasaxiixato Somaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya oo doonaysa inay heshiis yaableh lasaxiixato Somaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-doonaysa-inay-heshiis-yaableh-lasaxiixato-somaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya oo doonaysa inay heshiis yaableh lasaxiixato Somaliya - Wardoon","og_description":"Wasiirka Horumarinta Beeraha Kenya MKithika Linturi, ayaa shaaca ka qaaday in Kenya ay la saxiixan doonto Soomaaliya heshiis ku saabsan Qaadka Miirwoga, si loo xaqiijiyo waxay ugu yeertay faa\u2019iidooyinka dhaqaale ee joogtada ah iyo in loo helo qaab sharci ah oo ku saabsan ganacsiga qaadka. Mr. Linturi ayaa xusay in dalagyada lacagta caddaanka ah ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-doonaysa-inay-heshiis-yaableh-lasaxiixato-somaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-04-24T08:17:04+00:00","og_image":[{"width":660,"height":330,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024424638495191655369474.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-doonaysa-inay-heshiis-yaableh-lasaxiixato-somaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-doonaysa-inay-heshiis-yaableh-lasaxiixato-somaliya\/","name":"Kenya oo doonaysa inay heshiis yaableh lasaxiixato Somaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-doonaysa-inay-heshiis-yaableh-lasaxiixato-somaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-doonaysa-inay-heshiis-yaableh-lasaxiixato-somaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024424638495191655369474.jpeg","datePublished":"2024-04-24T08:17:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-doonaysa-inay-heshiis-yaableh-lasaxiixato-somaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-doonaysa-inay-heshiis-yaableh-lasaxiixato-somaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-doonaysa-inay-heshiis-yaableh-lasaxiixato-somaliya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024424638495191655369474.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/2024424638495191655369474.jpeg","width":660,"height":330},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-doonaysa-inay-heshiis-yaableh-lasaxiixato-somaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya oo doonaysa inay heshiis yaableh lasaxiixato Somaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180634"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180634"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180634\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180636,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180634\/revisions\/180636"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180635"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180634"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180634"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180634"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}