{"id":180774,"date":"2024-05-11T10:56:34","date_gmt":"2024-05-11T07:56:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180774"},"modified":"2024-05-11T11:01:23","modified_gmt":"2024-05-11T08:01:23","slug":"dowladda-ciraaq-oo-gaartay-goaan-lamid-ah-mid-dowladda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-ciraaq-oo-gaartay-goaan-lamid-ah-mid-dowladda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Dowladda Ciraaq oo gaartay Go\u2019aan lamid ah mid dowladda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180775\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/iraq_pic.jpeg\" alt=\"\" width=\"1500\" height=\"838\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/iraq_pic.jpeg 1500w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/iraq_pic-300x168.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/iraq_pic-1024x572.jpeg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/iraq_pic-768x429.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/iraq_pic-696x389.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/iraq_pic-1068x597.jpeg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/iraq_pic-752x420.jpeg 752w\" sizes=\"(max-width: 1500px) 100vw, 1500px\" \/><\/p>\n<p>Wakaallada Wararka Faransiiska ee AFP ayaa heshay dukumiinti sir ah oo muujinaya dalab dowladda Ciraaq ku dooneyso in la xiro xafiiska Qaramada Midoobay ee hawlgalka taageerada dalkaasi ee UNAMI.<\/p>\n<p>Ra\u2019isul Wasaaraha dalka Ciraaq Maxamed Shiyaac Al-Suudaani ayaa qoraal uu u diray Golaha Ammaanka ee QM ugu sheegay in ay doonayaan in la xiro 31-bisha December ee sannadka soo socda ee 2025-ka xafiiska QM ee UNAMI.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Ra\u2019isul Wasaare Al-Suudaani in xukuumadihii ka horreeyay ay hormaro ka gaareen sidii looga maarmi lahaa shaqada uu hayo xafiiska UNAMI oo dalka Ciraaq laga furay sannadkii 2003-dii.<\/p>\n<p>Codsigan kasoo yeeray dowladda Ciraaq ayaa kusoo aadaya xilli isbuucan gudihiisa kulan khaas ah kaga doodi doonaan xubnaha golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay cusbooneysiinta xilli hawleedka hawlgalka UNAMI oo ku eg dhammaadka bishan.<br \/>\nDowladda Soomaaliya ayaa sidaan oo kale Qaramada Midoobay uga dalbatay in la xiro oo meesha laga saaro howlaha xafiiska kaalmeynta Qaramada Midoobay ee UNSOM, kaas oo Soomaaliya ka shaqaynayey muddo ku dhow 30 sano.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakaallada Wararka Faransiiska ee AFP ayaa heshay dukumiinti sir ah oo muujinaya dalab dowladda Ciraaq ku dooneyso in la xiro xafiiska Qaramada Midoobay ee hawlgalka taageerada dalkaasi ee UNAMI. Ra\u2019isul Wasaaraha dalka Ciraaq Maxamed Shiyaac Al-Suudaani ayaa qoraal uu u diray Golaha Ammaanka ee QM ugu sheegay in ay doonayaan in la xiro 31-bisha December [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180775,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180774","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowladda Ciraaq oo gaartay Go\u2019aan lamid ah mid dowladda Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-ciraaq-oo-gaartay-goaan-lamid-ah-mid-dowladda-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowladda Ciraaq oo gaartay Go\u2019aan lamid ah mid dowladda Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wakaallada Wararka Faransiiska ee AFP ayaa heshay dukumiinti sir ah oo muujinaya dalab dowladda Ciraaq ku dooneyso in la xiro xafiiska Qaramada Midoobay ee hawlgalka taageerada dalkaasi ee UNAMI. Ra\u2019isul Wasaaraha dalka Ciraaq Maxamed Shiyaac Al-Suudaani ayaa qoraal uu u diray Golaha Ammaanka ee QM ugu sheegay in ay doonayaan in la xiro 31-bisha December [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-ciraaq-oo-gaartay-goaan-lamid-ah-mid-dowladda-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-05-11T07:56:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-05-11T08:01:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/iraq_pic.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"838\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-ciraaq-oo-gaartay-goaan-lamid-ah-mid-dowladda-soomaaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-ciraaq-oo-gaartay-goaan-lamid-ah-mid-dowladda-soomaaliya\/\",\"name\":\"Dowladda Ciraaq oo gaartay Go\u2019aan lamid ah mid dowladda Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-ciraaq-oo-gaartay-goaan-lamid-ah-mid-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-ciraaq-oo-gaartay-goaan-lamid-ah-mid-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/iraq_pic.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-05-11T07:56:34+00:00\",\"dateModified\":\"2024-05-11T08:01:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-ciraaq-oo-gaartay-goaan-lamid-ah-mid-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-ciraaq-oo-gaartay-goaan-lamid-ah-mid-dowladda-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-ciraaq-oo-gaartay-goaan-lamid-ah-mid-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/iraq_pic.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/iraq_pic.jpeg\",\"width\":1500,\"height\":838},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-ciraaq-oo-gaartay-goaan-lamid-ah-mid-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowladda Ciraaq oo gaartay Go\u2019aan lamid ah mid dowladda Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowladda Ciraaq oo gaartay Go\u2019aan lamid ah mid dowladda Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-ciraaq-oo-gaartay-goaan-lamid-ah-mid-dowladda-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowladda Ciraaq oo gaartay Go\u2019aan lamid ah mid dowladda Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Wakaallada Wararka Faransiiska ee AFP ayaa heshay dukumiinti sir ah oo muujinaya dalab dowladda Ciraaq ku dooneyso in la xiro xafiiska Qaramada Midoobay ee hawlgalka taageerada dalkaasi ee UNAMI. Ra\u2019isul Wasaaraha dalka Ciraaq Maxamed Shiyaac Al-Suudaani ayaa qoraal uu u diray Golaha Ammaanka ee QM ugu sheegay in ay doonayaan in la xiro 31-bisha December [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-ciraaq-oo-gaartay-goaan-lamid-ah-mid-dowladda-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-05-11T07:56:34+00:00","article_modified_time":"2024-05-11T08:01:23+00:00","og_image":[{"width":1500,"height":838,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/iraq_pic.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-ciraaq-oo-gaartay-goaan-lamid-ah-mid-dowladda-soomaaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-ciraaq-oo-gaartay-goaan-lamid-ah-mid-dowladda-soomaaliya\/","name":"Dowladda Ciraaq oo gaartay Go\u2019aan lamid ah mid dowladda Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-ciraaq-oo-gaartay-goaan-lamid-ah-mid-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-ciraaq-oo-gaartay-goaan-lamid-ah-mid-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/iraq_pic.jpeg","datePublished":"2024-05-11T07:56:34+00:00","dateModified":"2024-05-11T08:01:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-ciraaq-oo-gaartay-goaan-lamid-ah-mid-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-ciraaq-oo-gaartay-goaan-lamid-ah-mid-dowladda-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-ciraaq-oo-gaartay-goaan-lamid-ah-mid-dowladda-soomaaliya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/iraq_pic.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/iraq_pic.jpeg","width":1500,"height":838},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-ciraaq-oo-gaartay-goaan-lamid-ah-mid-dowladda-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowladda Ciraaq oo gaartay Go\u2019aan lamid ah mid dowladda Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180774"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180774"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180774\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180776,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180774\/revisions\/180776"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180775"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180774"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180774"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180774"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}