{"id":180777,"date":"2024-05-11T11:03:37","date_gmt":"2024-05-11T08:03:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180777"},"modified":"2024-05-11T11:03:37","modified_gmt":"2024-05-11T08:03:37","slug":"falastiin-oo-xubin-kanoqotay-golaha-guud-ee-qaramada-midoobay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/falastiin-oo-xubin-kanoqotay-golaha-guud-ee-qaramada-midoobay\/","title":{"rendered":"Falastiin oo xubin kanoqotay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180778\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG_22BCC2-56020A-0BDBBB-7A4E31-B6902E-B34BC1.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"450\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG_22BCC2-56020A-0BDBBB-7A4E31-B6902E-B34BC1.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG_22BCC2-56020A-0BDBBB-7A4E31-B6902E-B34BC1-300x205.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG_22BCC2-56020A-0BDBBB-7A4E31-B6902E-B34BC1-218x150.jpeg 218w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG_22BCC2-56020A-0BDBBB-7A4E31-B6902E-B34BC1-616x420.jpeg 616w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa Jimcihi si weyn u taageeray, dalabka Falastiin ee ah in ay xubin buuxda ka noqoto Jimciyadda Qurumaha ka dhaxeysa, iyada oo uu Goluhu kula taliyay Golaha Ammaanka inuu arrintan si wanaagsan dib ugu eego.<\/p>\n<p>Qaraarki Golaha Guud ee shalay oo ay cododkooda ka dhiibteen dhammaan 193-da xubin ee Golaha, ayaa waxaa haa ugu codeysay 143 dowladood, 9 waddan oo ay ku jiraan Isra\u2019il iyo Mareykanka ayaa diiday halka 25 xubin ay ka aamustay.<\/p>\n<p>Qaraarkan ayaanan Falastiin siineyn aqoonsiga xubinnimada ee Qaramada Midoobay, balse si fudud ugu aqoonsaday in Falastiin ay u qalanto xubinnimada.<\/p>\n<p>Si Falastiin ay u noqoto xubin buuxda oo ka mid ah xubnaha Qaramada Midoobay ayaa u baahnaan doonto, in ay qaraar ku ansixiyaan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Waxay u badnaan doontaa inuu Mareykanka codka awoodda qayaxan ee Veto-ga ku diidi doono, sidi uu ugu diiday fadhigi dhawaan ay arrintan ka yeesheen Golaha Ammaanka.<\/p>\n<p>Qaraarki Golaga Guud ee la ansixiyay Jimcihi, ayaa Falastiin sii doona xuquuqo dheeraad ah oo aysan horay u heysan, laga billaabo bisha September ee sannadkaan 2024-ka, kuwaas oo ay ka mid yihiin kursi ay ku yeelan doonaan hoolka Golaha Guud, laakin cod kuma yeelan doonaan golaha.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa Jimcihi si weyn u taageeray, dalabka Falastiin ee ah in ay xubin buuxda ka noqoto Jimciyadda Qurumaha ka dhaxeysa, iyada oo uu Goluhu kula taliyay Golaha Ammaanka inuu arrintan si wanaagsan dib ugu eego. Qaraarki Golaha Guud ee shalay oo ay cododkooda ka dhiibteen dhammaan 193-da xubin ee Golaha, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180778,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180777","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Falastiin oo xubin kanoqotay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/falastiin-oo-xubin-kanoqotay-golaha-guud-ee-qaramada-midoobay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Falastiin oo xubin kanoqotay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa Jimcihi si weyn u taageeray, dalabka Falastiin ee ah in ay xubin buuxda ka noqoto Jimciyadda Qurumaha ka dhaxeysa, iyada oo uu Goluhu kula taliyay Golaha Ammaanka inuu arrintan si wanaagsan dib ugu eego. Qaraarki Golaha Guud ee shalay oo ay cododkooda ka dhiibteen dhammaan 193-da xubin ee Golaha, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/falastiin-oo-xubin-kanoqotay-golaha-guud-ee-qaramada-midoobay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-05-11T08:03:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG_22BCC2-56020A-0BDBBB-7A4E31-B6902E-B34BC1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"450\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/falastiin-oo-xubin-kanoqotay-golaha-guud-ee-qaramada-midoobay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/falastiin-oo-xubin-kanoqotay-golaha-guud-ee-qaramada-midoobay\/\",\"name\":\"Falastiin oo xubin kanoqotay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/falastiin-oo-xubin-kanoqotay-golaha-guud-ee-qaramada-midoobay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/falastiin-oo-xubin-kanoqotay-golaha-guud-ee-qaramada-midoobay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG_22BCC2-56020A-0BDBBB-7A4E31-B6902E-B34BC1.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-05-11T08:03:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/falastiin-oo-xubin-kanoqotay-golaha-guud-ee-qaramada-midoobay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/falastiin-oo-xubin-kanoqotay-golaha-guud-ee-qaramada-midoobay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/falastiin-oo-xubin-kanoqotay-golaha-guud-ee-qaramada-midoobay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG_22BCC2-56020A-0BDBBB-7A4E31-B6902E-B34BC1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG_22BCC2-56020A-0BDBBB-7A4E31-B6902E-B34BC1.jpeg\",\"width\":660,\"height\":450},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/falastiin-oo-xubin-kanoqotay-golaha-guud-ee-qaramada-midoobay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Falastiin oo xubin kanoqotay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Falastiin oo xubin kanoqotay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/falastiin-oo-xubin-kanoqotay-golaha-guud-ee-qaramada-midoobay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Falastiin oo xubin kanoqotay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay - Wardoon","og_description":"Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa Jimcihi si weyn u taageeray, dalabka Falastiin ee ah in ay xubin buuxda ka noqoto Jimciyadda Qurumaha ka dhaxeysa, iyada oo uu Goluhu kula taliyay Golaha Ammaanka inuu arrintan si wanaagsan dib ugu eego. Qaraarki Golaha Guud ee shalay oo ay cododkooda ka dhiibteen dhammaan 193-da xubin ee Golaha, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/falastiin-oo-xubin-kanoqotay-golaha-guud-ee-qaramada-midoobay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-05-11T08:03:37+00:00","og_image":[{"width":660,"height":450,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG_22BCC2-56020A-0BDBBB-7A4E31-B6902E-B34BC1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/falastiin-oo-xubin-kanoqotay-golaha-guud-ee-qaramada-midoobay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/falastiin-oo-xubin-kanoqotay-golaha-guud-ee-qaramada-midoobay\/","name":"Falastiin oo xubin kanoqotay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/falastiin-oo-xubin-kanoqotay-golaha-guud-ee-qaramada-midoobay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/falastiin-oo-xubin-kanoqotay-golaha-guud-ee-qaramada-midoobay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG_22BCC2-56020A-0BDBBB-7A4E31-B6902E-B34BC1.jpeg","datePublished":"2024-05-11T08:03:37+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/falastiin-oo-xubin-kanoqotay-golaha-guud-ee-qaramada-midoobay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/falastiin-oo-xubin-kanoqotay-golaha-guud-ee-qaramada-midoobay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/falastiin-oo-xubin-kanoqotay-golaha-guud-ee-qaramada-midoobay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG_22BCC2-56020A-0BDBBB-7A4E31-B6902E-B34BC1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/IMG_22BCC2-56020A-0BDBBB-7A4E31-B6902E-B34BC1.jpeg","width":660,"height":450},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/falastiin-oo-xubin-kanoqotay-golaha-guud-ee-qaramada-midoobay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Falastiin oo xubin kanoqotay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180777"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180777"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180777\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180779,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180777\/revisions\/180779"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180778"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180777"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180777"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180777"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}