{"id":180871,"date":"2024-05-21T11:02:51","date_gmt":"2024-05-21T08:02:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180871"},"modified":"2024-05-21T23:30:38","modified_gmt":"2024-05-21T20:30:38","slug":"madaxweyne-maraykanka-oo-diiday-waaranka-soo-qabashada-ee-loo-jaray-netanyahu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-maraykanka-oo-diiday-waaranka-soo-qabashada-ee-loo-jaray-netanyahu\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Maraykanka oo diiday Waaranka soo qabashada ee loo jaray Netanyahu"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-180872\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/images-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"536\" height=\"300\" \/><\/p>\n<p>Dacwad oogaha maxkamadda Dembiyada Caalamiga (ICC) ayaa dalbaday in la soo xiro Ra\u2019iisul wasaaraha Israa\u2019iil, Benjamin Netanyahu iyo Wasiirka gaashaandhigga Yoav Gallant iyo hoggaamiyaal katirsan kooxda Xamaas ee dagaalka kula jira Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan kasoo baxay maxkamadda ICC ee lagu soo xirayo Ra\u2019isul Wasaaraha Israa\u2019iil iyo hoggaanka Ururka Xamaas ayaa la kulmay soo dhaweyn iyo dhaleeceyn, waxaana jira hoggaamiyaal soo dhaweeyay go\u2019aanka, halka kuwa kalana kahor yimaadeen.<\/p>\n<p>Dowladda Mareykanka ayaa si adag uga soo horjeesatay ammarka maxkamadda Dembiyadda Caalamiga ee ICC kasoo baxy ee lagu soo xirayo Benjamin Netanyahu iyo wasiirkiisa Gaashaandhigga.<\/p>\n<p>Madaweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa ku dhaleeceeyey go\u2019aanka maxkamadda ICC, inay is-barbar dhigtay weerarkii ay Xamaas qaadday Israa\u2019iil ee ay dadka ku afduubatay iyo hawlgallada milateri ee ay Israa\u2019iil ka waddo Qaza.<br \/>\nBiden ayaana hadalkiisa u muuqda mid qiil u raadinay madaxda Israa\u2019iil ee xasuuqda Gaza amartay, isaga oo dhanka kale raali ka ah xarriga hoggaamiyaasha kooxda Xamaas uu u arko urur argagaxiso ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa taageeray hadalka madaxweynaha, isaga oo ceeb ku tilmaamay, in maxkamadda ICC ay isbarbardhigto Israa\u2019iil iyo Xamaas.<\/p>\n<p>Antony Blinken ayaa intaas ku daray in go\u2019aankani uu wax u dhimmi karo, dedaalada socda ee la doonayo in heshiis xabbad-joojin ah lagaga gaadho dagaalka ka socda Qaza, isla markaana in la sii daayo la haystayaasha, lana kordhiyo gargaarka la geynayo Qaza, kaas oo ah, ayuu yidhi Blinken, inay yihiin dedaalada joogtada ah ee uu wado Maraykanku.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah madaxda caalamka iyo ururada u dooda xaquuqda aadanaha ayaa si weyn usoo dhaweeyay waarana ay mackamadda Dembiyada Caalamiga ee ICC u jartay madaxda sare ee maamula Israa\u2019iil iyo hoggaanka ururka Xamaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dacwad oogaha maxkamadda Dembiyada Caalamiga (ICC) ayaa dalbaday in la soo xiro Ra\u2019iisul wasaaraha Israa\u2019iil, Benjamin Netanyahu iyo Wasiirka gaashaandhigga Yoav Gallant iyo hoggaamiyaal katirsan kooxda Xamaas ee dagaalka kula jira Israa\u2019iil. Go\u2019aankan kasoo baxay maxkamadda ICC ee lagu soo xirayo Ra\u2019isul Wasaaraha Israa\u2019iil iyo hoggaanka Ururka Xamaas ayaa la kulmay soo dhaweyn iyo dhaleeceyn, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180872,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180871","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweyne Maraykanka oo diiday Waaranka soo qabashada ee loo jaray Netanyahu - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-maraykanka-oo-diiday-waaranka-soo-qabashada-ee-loo-jaray-netanyahu\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweyne Maraykanka oo diiday Waaranka soo qabashada ee loo jaray Netanyahu - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dacwad oogaha maxkamadda Dembiyada Caalamiga (ICC) ayaa dalbaday in la soo xiro Ra\u2019iisul wasaaraha Israa\u2019iil, Benjamin Netanyahu iyo Wasiirka gaashaandhigga Yoav Gallant iyo hoggaamiyaal katirsan kooxda Xamaas ee dagaalka kula jira Israa\u2019iil. Go\u2019aankan kasoo baxay maxkamadda ICC ee lagu soo xirayo Ra\u2019isul Wasaaraha Israa\u2019iil iyo hoggaanka Ururka Xamaas ayaa la kulmay soo dhaweyn iyo dhaleeceyn, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-maraykanka-oo-diiday-waaranka-soo-qabashada-ee-loo-jaray-netanyahu\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-05-21T08:02:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-05-21T20:30:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/images-2.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"168\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-maraykanka-oo-diiday-waaranka-soo-qabashada-ee-loo-jaray-netanyahu\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-maraykanka-oo-diiday-waaranka-soo-qabashada-ee-loo-jaray-netanyahu\/\",\"name\":\"Madaxweyne Maraykanka oo diiday Waaranka soo qabashada ee loo jaray Netanyahu - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-maraykanka-oo-diiday-waaranka-soo-qabashada-ee-loo-jaray-netanyahu\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-maraykanka-oo-diiday-waaranka-soo-qabashada-ee-loo-jaray-netanyahu\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/images-2.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-05-21T08:02:51+00:00\",\"dateModified\":\"2024-05-21T20:30:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-maraykanka-oo-diiday-waaranka-soo-qabashada-ee-loo-jaray-netanyahu\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-maraykanka-oo-diiday-waaranka-soo-qabashada-ee-loo-jaray-netanyahu\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-maraykanka-oo-diiday-waaranka-soo-qabashada-ee-loo-jaray-netanyahu\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/images-2.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/images-2.jpeg\",\"width\":300,\"height\":168},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-maraykanka-oo-diiday-waaranka-soo-qabashada-ee-loo-jaray-netanyahu\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweyne Maraykanka oo diiday Waaranka soo qabashada ee loo jaray Netanyahu\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweyne Maraykanka oo diiday Waaranka soo qabashada ee loo jaray Netanyahu - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-maraykanka-oo-diiday-waaranka-soo-qabashada-ee-loo-jaray-netanyahu\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweyne Maraykanka oo diiday Waaranka soo qabashada ee loo jaray Netanyahu - Wardoon","og_description":"Dacwad oogaha maxkamadda Dembiyada Caalamiga (ICC) ayaa dalbaday in la soo xiro Ra\u2019iisul wasaaraha Israa\u2019iil, Benjamin Netanyahu iyo Wasiirka gaashaandhigga Yoav Gallant iyo hoggaamiyaal katirsan kooxda Xamaas ee dagaalka kula jira Israa\u2019iil. Go\u2019aankan kasoo baxay maxkamadda ICC ee lagu soo xirayo Ra\u2019isul Wasaaraha Israa\u2019iil iyo hoggaanka Ururka Xamaas ayaa la kulmay soo dhaweyn iyo dhaleeceyn, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-maraykanka-oo-diiday-waaranka-soo-qabashada-ee-loo-jaray-netanyahu\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-05-21T08:02:51+00:00","article_modified_time":"2024-05-21T20:30:38+00:00","og_image":[{"width":300,"height":168,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/images-2.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-maraykanka-oo-diiday-waaranka-soo-qabashada-ee-loo-jaray-netanyahu\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-maraykanka-oo-diiday-waaranka-soo-qabashada-ee-loo-jaray-netanyahu\/","name":"Madaxweyne Maraykanka oo diiday Waaranka soo qabashada ee loo jaray Netanyahu - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-maraykanka-oo-diiday-waaranka-soo-qabashada-ee-loo-jaray-netanyahu\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-maraykanka-oo-diiday-waaranka-soo-qabashada-ee-loo-jaray-netanyahu\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/images-2.jpeg","datePublished":"2024-05-21T08:02:51+00:00","dateModified":"2024-05-21T20:30:38+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-maraykanka-oo-diiday-waaranka-soo-qabashada-ee-loo-jaray-netanyahu\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-maraykanka-oo-diiday-waaranka-soo-qabashada-ee-loo-jaray-netanyahu\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-maraykanka-oo-diiday-waaranka-soo-qabashada-ee-loo-jaray-netanyahu\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/images-2.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/images-2.jpeg","width":300,"height":168},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-maraykanka-oo-diiday-waaranka-soo-qabashada-ee-loo-jaray-netanyahu\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweyne Maraykanka oo diiday Waaranka soo qabashada ee loo jaray Netanyahu"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180871"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180871"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180871\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180873,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180871\/revisions\/180873"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180872"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180871"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180871"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180871"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}