{"id":180877,"date":"2024-05-22T22:05:23","date_gmt":"2024-05-22T19:05:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180877"},"modified":"2024-05-22T22:05:23","modified_gmt":"2024-05-22T19:05:23","slug":"norwayireland-iyo-spain-oo-falastiin-dowlad-u-aqoonsaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/norwayireland-iyo-spain-oo-falastiin-dowlad-u-aqoonsaday\/","title":{"rendered":"Norway,Ireland, iyo Spain oo Falastiin dowlad u aqoonsaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180878\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-22-at-20.04.04.png\" alt=\"\" width=\"1236\" height=\"1242\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-22-at-20.04.04.png 1236w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-22-at-20.04.04-300x300.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-22-at-20.04.04-1019x1024.png 1019w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-22-at-20.04.04-150x150.png 150w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-22-at-20.04.04-768x772.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-22-at-20.04.04-696x699.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-22-at-20.04.04-1068x1073.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-22-at-20.04.04-418x420.png 418w\" sizes=\"(max-width: 1236px) 100vw, 1236px\" \/><\/p>\n<p>Wadamada Ireland, Spain iyo Norway oo ka mid ah dalalka qaaradda Yurub ayaa Maanta oo Arbaco ah ku dhawaaqay iney dowlad u aqoonsanayaan Falastiin laga bilaabo 28-ka bishaan May ee sanadkaan 2024.<\/p>\n<p>Sadaxdaan dowladood ayaa sidoo kale sheegay iney ka rajeynayaan dalalka kale ee reer Galbeedka iney ku dayan doonaan oo ay Falastiin u aqoonsan doonaan dowladd, waxaana go&#8217;aankaan kasoo yeeray sadaxdan dowladood uu sababay in Israa&#8217;iil ay u yeerato safiiradeeda dalalka Ireland, Spain iyo Norway.<\/p>\n<p>Raysal wasaaraha dalka Spain Pedro Sanchez oo ka hadlay aqoonsiga dowladdiisa ee Falastiin ayaa sheegay in talaabadan looga gol leeyahay in lagu dardargeliyo dadaalada lagu xaqiijinayo xabad joojin laga gaaro dagaalka Israa&#8217;iil ay kula jirto Xamas ee Gaza.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan rajaynaynaa in aqoonsigeena iyo sababaheena ay ka qayb qaataan in dalalka kale ee reer galbeedku ay wadadaas raacaan, sababtoo ah kullamaa aan badanno, waxaa sii kordhaysa awoodda aan u yeelaneyno in aan xabad joojin sameyno, si loo sii daayo la haystayaasha Xamas, si dib loogu billaabo hanaanka siyaasadeed ee horseedi kara heshiis nabadeed&#8221; ayuu ku yiri khudbad uu ka jeediyay Aqalka hoose ee dalkaas.<\/p>\n<p>Sadaxdaan dal ayaa ayaa muddo bilo ah ololo ka dhex waday wadamo ay ka mid yihiin Faransiiska, Portugal, Belgium iyo Slovenia, si ay taageero ugu helaan aqoonsiga Falastiin.<\/p>\n<p>&#8220;Maanta, Ireland, Norway, iyo Spain waxay ku dhawaaqayaan inaan aqoonsannahay Dowladda Falastiin. Mid kasta oo naga mid ah hadda wuxuu qaadi doonaa tallaabo kasta oo qaran oo lagama maarmaan u ah si loo dhaqan geliyo go&#8217;aankaas&#8221; ayuu yiri Raysal wasaaraha Irelanad Simon Harris.<\/p>\n<p>Raysal wasaaraha dalka Norway Jonas Gahr Store ayaa sheegay in habka kaliya ee lagu heli karo xal siyaasadeed dhexmara Israa\u2019iili iyo Falastiin inay tahay iney noqdaan laba dal oo isku dhinac yaala oo ku wada nool nabad iyo amni.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii talaabada ay qaadeen dowladaha Ireland, Spain iyo Norway ayaa imaanaya, iyadoo howlgalada Isra&#8217;iil ay ka fulisay magaalada Gaza ay ku dhinteen in ka badan 35,000 qof oo Falastiiniyiin ah, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Falastiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wadamada Ireland, Spain iyo Norway oo ka mid ah dalalka qaaradda Yurub ayaa Maanta oo Arbaco ah ku dhawaaqay iney dowlad u aqoonsanayaan Falastiin laga bilaabo 28-ka bishaan May ee sanadkaan 2024. Sadaxdaan dowladood ayaa sidoo kale sheegay iney ka rajeynayaan dalalka kale ee reer Galbeedka iney ku dayan doonaan oo ay Falastiin u aqoonsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180878,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180877","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Norway,Ireland, iyo Spain oo Falastiin dowlad u aqoonsaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/norwayireland-iyo-spain-oo-falastiin-dowlad-u-aqoonsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Norway,Ireland, iyo Spain oo Falastiin dowlad u aqoonsaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wadamada Ireland, Spain iyo Norway oo ka mid ah dalalka qaaradda Yurub ayaa Maanta oo Arbaco ah ku dhawaaqay iney dowlad u aqoonsanayaan Falastiin laga bilaabo 28-ka bishaan May ee sanadkaan 2024. Sadaxdaan dowladood ayaa sidoo kale sheegay iney ka rajeynayaan dalalka kale ee reer Galbeedka iney ku dayan doonaan oo ay Falastiin u aqoonsan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/norwayireland-iyo-spain-oo-falastiin-dowlad-u-aqoonsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-05-22T19:05:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-22-at-20.04.04.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1236\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1242\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/norwayireland-iyo-spain-oo-falastiin-dowlad-u-aqoonsaday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/norwayireland-iyo-spain-oo-falastiin-dowlad-u-aqoonsaday\/\",\"name\":\"Norway,Ireland, iyo Spain oo Falastiin dowlad u aqoonsaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/norwayireland-iyo-spain-oo-falastiin-dowlad-u-aqoonsaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/norwayireland-iyo-spain-oo-falastiin-dowlad-u-aqoonsaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-22-at-20.04.04.png\",\"datePublished\":\"2024-05-22T19:05:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/norwayireland-iyo-spain-oo-falastiin-dowlad-u-aqoonsaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/norwayireland-iyo-spain-oo-falastiin-dowlad-u-aqoonsaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/norwayireland-iyo-spain-oo-falastiin-dowlad-u-aqoonsaday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-22-at-20.04.04.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-22-at-20.04.04.png\",\"width\":1236,\"height\":1242},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/norwayireland-iyo-spain-oo-falastiin-dowlad-u-aqoonsaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Norway,Ireland, iyo Spain oo Falastiin dowlad u aqoonsaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Norway,Ireland, iyo Spain oo Falastiin dowlad u aqoonsaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/norwayireland-iyo-spain-oo-falastiin-dowlad-u-aqoonsaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Norway,Ireland, iyo Spain oo Falastiin dowlad u aqoonsaday - Wardoon","og_description":"Wadamada Ireland, Spain iyo Norway oo ka mid ah dalalka qaaradda Yurub ayaa Maanta oo Arbaco ah ku dhawaaqay iney dowlad u aqoonsanayaan Falastiin laga bilaabo 28-ka bishaan May ee sanadkaan 2024. Sadaxdaan dowladood ayaa sidoo kale sheegay iney ka rajeynayaan dalalka kale ee reer Galbeedka iney ku dayan doonaan oo ay Falastiin u aqoonsan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/norwayireland-iyo-spain-oo-falastiin-dowlad-u-aqoonsaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-05-22T19:05:23+00:00","og_image":[{"width":1236,"height":1242,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-22-at-20.04.04.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/norwayireland-iyo-spain-oo-falastiin-dowlad-u-aqoonsaday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/norwayireland-iyo-spain-oo-falastiin-dowlad-u-aqoonsaday\/","name":"Norway,Ireland, iyo Spain oo Falastiin dowlad u aqoonsaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/norwayireland-iyo-spain-oo-falastiin-dowlad-u-aqoonsaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/norwayireland-iyo-spain-oo-falastiin-dowlad-u-aqoonsaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-22-at-20.04.04.png","datePublished":"2024-05-22T19:05:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/norwayireland-iyo-spain-oo-falastiin-dowlad-u-aqoonsaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/norwayireland-iyo-spain-oo-falastiin-dowlad-u-aqoonsaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/norwayireland-iyo-spain-oo-falastiin-dowlad-u-aqoonsaday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-22-at-20.04.04.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/Screenshot-2024-05-22-at-20.04.04.png","width":1236,"height":1242},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/norwayireland-iyo-spain-oo-falastiin-dowlad-u-aqoonsaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Norway,Ireland, iyo Spain oo Falastiin dowlad u aqoonsaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180877"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180877"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180877\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180879,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180877\/revisions\/180879"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180878"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180877"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180877"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180877"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}