{"id":180900,"date":"2024-05-25T11:13:41","date_gmt":"2024-05-25T08:13:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=180900"},"modified":"2024-05-25T12:48:57","modified_gmt":"2024-05-25T09:48:57","slug":"booliiska-soomaaliya-oo-ku-hanjabay-in-la-soo-xiri-doono-qof-walba-oo-ka-caytama-baraha-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliiska-soomaaliya-oo-ku-hanjabay-in-la-soo-xiri-doono-qof-walba-oo-ka-caytama-baraha-bulshada\/","title":{"rendered":"Booliiska Soomaaliya oo ku hanjabay in la soo xiri doono qof walba oo ka caytama baraha bulshada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-180901\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024525638522002828061310.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"334\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024525638522002828061310.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024525638522002828061310-300x152.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya Sulub Axmed Firin ayaa ka hadlay talaabooyin dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay ciidanka kusoo xirxireen qaar ka mid ah shaqsiyaad caan ka ah baraha bulshada oo aflagaado iyo kicin dadweyne ka dhex waday baraha Internetka.<\/p>\n<p>Taliye Sulub ayaa sheegay in marnaba la ogolaan doonin in baraha bulshada laga dhex caytamo, qof walbo oo ka caytantana lasoo xiri doono lana horkeeni doono sharciga, isagoona xusay in shaqada Booliiska ay tahay ilaalinta sharciga iyo sharafta bulshada.<\/p>\n<p>\u201cBaraha bulshada waxaa ku soo badatay dhalinyaro si qaldan u isticmaasha oo aflagaadeysa dadka kale, ciidanka Booliska masuuliyad ayaa ka saaran ilaalinta sharafta dadka laga caayo baraha bulshada. dalka wuxuu leeyahay shuruuc iyo kala dambeyn, wixii ka baxsan wixii qofka sharcigu u ogolyahay, waxaa naga go\u2019an inaan ku qabsano, maadaama waajib uu naga saaran yahay ilaalinta sharciga, qof kasta oo xadkiisa soo dhaafa waxaa la weydii doonaa cadeynta waxyaabaha uu ka hadlay&#8221; ayuu yiri Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Sulub Axmed Firin.<\/p>\n<p>Hadalkaan kasoo yeeray Taliye Sulub ayaa kusoo beegmaya, iyadoo ciidanka Booliiska Soomaaliya ay Muqdisho ku xireen in ka badan 30 ruux oo isugu jira rag iyo dumar, kuwaas oo ku eedeysan aflagaadada qabiilo, shaqsiyaad kale iyo waliba hadalo kicin dadweyne.<\/p>\n<p>Dadka ku nool Muqdisho ayaa si weyn u soo dhaweeyay talaabada ciidanka Booliiska Soomaaliya ay kusoo xirxireen dadkaan baraha bulshada ka dhex caaytami jiray mudooyinkii lasoo dhaafay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Taliye Sulub \u201cQof kasta oo baraha bulshada Isticmaala, dadkana ka caaya Sharciga ayaan la tigsanaya\u201d\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/lljQtHnlcPA\" width=\"717\" height=\"404\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya Sulub Axmed Firin ayaa ka hadlay talaabooyin dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay ciidanka kusoo xirxireen qaar ka mid ah shaqsiyaad caan ka ah baraha bulshada oo aflagaado iyo kicin dadweyne ka dhex waday baraha Internetka. Taliye Sulub ayaa sheegay in marnaba la ogolaan doonin in baraha bulshada laga dhex caytamo, qof [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":180901,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-180900","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Booliiska Soomaaliya oo ku hanjabay in la soo xiri doono qof walba oo ka caytama baraha bulshada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliiska-soomaaliya-oo-ku-hanjabay-in-la-soo-xiri-doono-qof-walba-oo-ka-caytama-baraha-bulshada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Booliiska Soomaaliya oo ku hanjabay in la soo xiri doono qof walba oo ka caytama baraha bulshada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya Sulub Axmed Firin ayaa ka hadlay talaabooyin dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay ciidanka kusoo xirxireen qaar ka mid ah shaqsiyaad caan ka ah baraha bulshada oo aflagaado iyo kicin dadweyne ka dhex waday baraha Internetka. Taliye Sulub ayaa sheegay in marnaba la ogolaan doonin in baraha bulshada laga dhex caytamo, qof [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliiska-soomaaliya-oo-ku-hanjabay-in-la-soo-xiri-doono-qof-walba-oo-ka-caytama-baraha-bulshada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-05-25T08:13:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-05-25T09:48:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024525638522002828061310.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"334\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliiska-soomaaliya-oo-ku-hanjabay-in-la-soo-xiri-doono-qof-walba-oo-ka-caytama-baraha-bulshada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliiska-soomaaliya-oo-ku-hanjabay-in-la-soo-xiri-doono-qof-walba-oo-ka-caytama-baraha-bulshada\/\",\"name\":\"Booliiska Soomaaliya oo ku hanjabay in la soo xiri doono qof walba oo ka caytama baraha bulshada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliiska-soomaaliya-oo-ku-hanjabay-in-la-soo-xiri-doono-qof-walba-oo-ka-caytama-baraha-bulshada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliiska-soomaaliya-oo-ku-hanjabay-in-la-soo-xiri-doono-qof-walba-oo-ka-caytama-baraha-bulshada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024525638522002828061310.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-05-25T08:13:41+00:00\",\"dateModified\":\"2024-05-25T09:48:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliiska-soomaaliya-oo-ku-hanjabay-in-la-soo-xiri-doono-qof-walba-oo-ka-caytama-baraha-bulshada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliiska-soomaaliya-oo-ku-hanjabay-in-la-soo-xiri-doono-qof-walba-oo-ka-caytama-baraha-bulshada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliiska-soomaaliya-oo-ku-hanjabay-in-la-soo-xiri-doono-qof-walba-oo-ka-caytama-baraha-bulshada\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024525638522002828061310.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024525638522002828061310.jpeg\",\"width\":660,\"height\":334},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliiska-soomaaliya-oo-ku-hanjabay-in-la-soo-xiri-doono-qof-walba-oo-ka-caytama-baraha-bulshada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Booliiska Soomaaliya oo ku hanjabay in la soo xiri doono qof walba oo ka caytama baraha bulshada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Booliiska Soomaaliya oo ku hanjabay in la soo xiri doono qof walba oo ka caytama baraha bulshada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliiska-soomaaliya-oo-ku-hanjabay-in-la-soo-xiri-doono-qof-walba-oo-ka-caytama-baraha-bulshada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Booliiska Soomaaliya oo ku hanjabay in la soo xiri doono qof walba oo ka caytama baraha bulshada - Wardoon","og_description":"Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya Sulub Axmed Firin ayaa ka hadlay talaabooyin dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay ciidanka kusoo xirxireen qaar ka mid ah shaqsiyaad caan ka ah baraha bulshada oo aflagaado iyo kicin dadweyne ka dhex waday baraha Internetka. Taliye Sulub ayaa sheegay in marnaba la ogolaan doonin in baraha bulshada laga dhex caytamo, qof [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliiska-soomaaliya-oo-ku-hanjabay-in-la-soo-xiri-doono-qof-walba-oo-ka-caytama-baraha-bulshada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-05-25T08:13:41+00:00","article_modified_time":"2024-05-25T09:48:57+00:00","og_image":[{"width":660,"height":334,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024525638522002828061310.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliiska-soomaaliya-oo-ku-hanjabay-in-la-soo-xiri-doono-qof-walba-oo-ka-caytama-baraha-bulshada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliiska-soomaaliya-oo-ku-hanjabay-in-la-soo-xiri-doono-qof-walba-oo-ka-caytama-baraha-bulshada\/","name":"Booliiska Soomaaliya oo ku hanjabay in la soo xiri doono qof walba oo ka caytama baraha bulshada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliiska-soomaaliya-oo-ku-hanjabay-in-la-soo-xiri-doono-qof-walba-oo-ka-caytama-baraha-bulshada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliiska-soomaaliya-oo-ku-hanjabay-in-la-soo-xiri-doono-qof-walba-oo-ka-caytama-baraha-bulshada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024525638522002828061310.jpeg","datePublished":"2024-05-25T08:13:41+00:00","dateModified":"2024-05-25T09:48:57+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliiska-soomaaliya-oo-ku-hanjabay-in-la-soo-xiri-doono-qof-walba-oo-ka-caytama-baraha-bulshada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/booliiska-soomaaliya-oo-ku-hanjabay-in-la-soo-xiri-doono-qof-walba-oo-ka-caytama-baraha-bulshada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliiska-soomaaliya-oo-ku-hanjabay-in-la-soo-xiri-doono-qof-walba-oo-ka-caytama-baraha-bulshada\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024525638522002828061310.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/2024525638522002828061310.jpeg","width":660,"height":334},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/booliiska-soomaaliya-oo-ku-hanjabay-in-la-soo-xiri-doono-qof-walba-oo-ka-caytama-baraha-bulshada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Booliiska Soomaaliya oo ku hanjabay in la soo xiri doono qof walba oo ka caytama baraha bulshada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180900"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=180900"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180900\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":180902,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/180900\/revisions\/180902"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/180901"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=180900"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=180900"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=180900"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}