{"id":181029,"date":"2024-06-08T11:34:49","date_gmt":"2024-06-08T08:34:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181029"},"modified":"2024-06-08T11:37:00","modified_gmt":"2024-06-08T08:37:00","slug":"dagaal-culus-oo-saakay-ka-dhacay-degmada-ceeldheer","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-dhacay-degmada-ceeldheer\/","title":{"rendered":"Dagaal culus oo saakay ka dhacay degmada Ceeldheer"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181030\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/202468638534093382865368.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"345\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/202468638534093382865368.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/202468638534093382865368-300x157.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xoogan oo aroornimadii hore ee saakay kooxda Al-shabaab ku qaaday magaalada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Kooxda ayaa ugu horeyn ku weerartay fariisimo gudaha magaaladaasi ay ku leyihiin ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka qaraxyo xoogan, waxaana xigay dagaal toos ah oo lasoo wariyay in labada dhinac uu halkaas ku dhexmaray ku dhawaad 2 saacadood oo xiriir ahaa.<\/p>\n<p>Wali si rasmi ah looma ogaan karo khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka culus ee saakay ku dhexmaray Ceeldheer ciidanka dowladda oo kaashanaya kuwa deegaanka iyo kooxda Al-shabaab.<\/p>\n<p>Kooxda Al-shabaab oo war kooban kasoo saartay weerarka aroornimadii hore ee saakay ay ku qaaday Ceeldheer ayaa sheegtay in weerar cagtamarin ah ay ka fulisay fariisimaha ciidamada dawladda ku leeyihiin gudaha magaaladaas.<\/p>\n<p>Majirto war madax banaan oo xaqiijinaya sheegashada shabaab ee ah in weerar cagmarin ah ka geysatay Ceeldheer, waxaana wali adag in la helo qadka taleefanada dadka ku sugan magaalada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Bishii Janaayo ee sanadkii 2023-kii ayay aheyd markii ciidamada dowladda federaalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ay kooxda Al-Shabaab ka qabsadeen magaaladaan Ceeldheer, xilligaas oo ay ka socdeen inta badan gobolada dalka howlgaladii ugu cuslaa ee Al-shabaab looga xureeyay deegaano iyo degmooyin badan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xoogan oo aroornimadii hore ee saakay kooxda Al-shabaab ku qaaday magaalada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Kooxda ayaa ugu horeyn ku weerartay fariisimo gudaha magaaladaasi ay ku leyihiin ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka qaraxyo xoogan, waxaana xigay dagaal toos ah oo lasoo wariyay in labada dhinac uu halkaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181030,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181029","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal culus oo saakay ka dhacay degmada Ceeldheer - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-dhacay-degmada-ceeldheer\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal culus oo saakay ka dhacay degmada Ceeldheer - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xoogan oo aroornimadii hore ee saakay kooxda Al-shabaab ku qaaday magaalada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Kooxda ayaa ugu horeyn ku weerartay fariisimo gudaha magaaladaasi ay ku leyihiin ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka qaraxyo xoogan, waxaana xigay dagaal toos ah oo lasoo wariyay in labada dhinac uu halkaas [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-dhacay-degmada-ceeldheer\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-06-08T08:34:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-06-08T08:37:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/202468638534093382865368.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"345\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-dhacay-degmada-ceeldheer\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-dhacay-degmada-ceeldheer\/\",\"name\":\"Dagaal culus oo saakay ka dhacay degmada Ceeldheer - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-dhacay-degmada-ceeldheer\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-dhacay-degmada-ceeldheer\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/202468638534093382865368.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-06-08T08:34:49+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-08T08:37:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-dhacay-degmada-ceeldheer\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-dhacay-degmada-ceeldheer\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-dhacay-degmada-ceeldheer\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/202468638534093382865368.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/202468638534093382865368.jpeg\",\"width\":660,\"height\":345},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-dhacay-degmada-ceeldheer\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal culus oo saakay ka dhacay degmada Ceeldheer\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal culus oo saakay ka dhacay degmada Ceeldheer - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-dhacay-degmada-ceeldheer\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal culus oo saakay ka dhacay degmada Ceeldheer - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xoogan oo aroornimadii hore ee saakay kooxda Al-shabaab ku qaaday magaalada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Kooxda ayaa ugu horeyn ku weerartay fariisimo gudaha magaaladaasi ay ku leyihiin ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka qaraxyo xoogan, waxaana xigay dagaal toos ah oo lasoo wariyay in labada dhinac uu halkaas [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-dhacay-degmada-ceeldheer\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-06-08T08:34:49+00:00","article_modified_time":"2024-06-08T08:37:00+00:00","og_image":[{"width":660,"height":345,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/202468638534093382865368.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-dhacay-degmada-ceeldheer\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-dhacay-degmada-ceeldheer\/","name":"Dagaal culus oo saakay ka dhacay degmada Ceeldheer - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-dhacay-degmada-ceeldheer\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-dhacay-degmada-ceeldheer\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/202468638534093382865368.jpeg","datePublished":"2024-06-08T08:34:49+00:00","dateModified":"2024-06-08T08:37:00+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-dhacay-degmada-ceeldheer\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-dhacay-degmada-ceeldheer\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-dhacay-degmada-ceeldheer\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/202468638534093382865368.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/202468638534093382865368.jpeg","width":660,"height":345},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-saakay-ka-dhacay-degmada-ceeldheer\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal culus oo saakay ka dhacay degmada Ceeldheer"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181029"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181029"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181029\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181031,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181029\/revisions\/181031"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181030"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181029"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181029"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181029"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}