{"id":181051,"date":"2024-06-09T19:56:21","date_gmt":"2024-06-09T16:56:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181051"},"modified":"2024-06-10T10:46:42","modified_gmt":"2024-06-10T07:46:42","slug":"daawo-maaha-madaxwaynuhu-inuu-naxli-ka-shaqeeyo-oo-uu-dadka-isku-diro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maaha-madaxwaynuhu-inuu-naxli-ka-shaqeeyo-oo-uu-dadka-isku-diro\/","title":{"rendered":"DAAWO:-&#8220;Maaha Madaxwaynuhu Inuu Naxli Ka Shaqeeyo Oo Uu Dadka Isku Diro&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181052\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-09-at-17.49.27.png\" alt=\"\" width=\"1232\" height=\"978\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-09-at-17.49.27.png 1232w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-09-at-17.49.27-300x238.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-09-at-17.49.27-1024x813.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-09-at-17.49.27-768x610.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-09-at-17.49.27-696x553.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-09-at-17.49.27-1068x848.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-09-at-17.49.27-529x420.png 529w\" sizes=\"(max-width: 1232px) 100vw, 1232px\" \/>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbad sanadeedka dastuuriga ka horjeediyay golaha baarlamaanka ayaa dib usoo celiyay xiisadda buurta Gacan Libaax, taasi oo horey uga heshiiyeen xukuumadda iyo odayaasha dhaqanka.<\/p>\n<p>Muuse Biixi ayaa waxa uu sheegay in wixii dhacay 11-kii bishii August 2023-kii aysan iloobin xukuumadda, islamarkaana ay cadaaladda horkeeni doonaan maleeshiyaddii ka dambeysay.<\/p>\n<p>\u201cIyada oo Qaranku uu u midaysan yahay difaaca dalka ayaa waxa dhacday 11-kii Bishii August 2023-kii Shir-qoolkii Buurta Gacan-libaax ee lagu laayey Ciidankii Booliska, dhagartaas laga galay qaranku waxay ahayd mid ugub ku ah Somaliland. Qaranku dhagartaa kuwii gaystay Caddaalada ayuu horkeeni doona,\u201d ayuu yiri Madaxweyne Biixi.<\/p>\n<p>Waxa uu intaas kusii daray \u201cArrintaasi waxay keentay in qayb ka mid ah odayaasha dhaqanka Somaliland ay soo jeediyaan in la qabto doorashooyin isku sidkan. Xukuumadda aan gadh-wadeenka ka ahay markay qiimaysay xaaladda gudaheenna waxay qaadatay inaga oo difaacii ku jirna in la qabto doorashooyinkaas la soo jeediyey. Waa laba arrimood oo culayskooda dhaqaale iyo bulsho leh.\u201d<\/p>\n<p>Dib usoo celinta xiisadda xilli ay xukuumadda Somaliland ay kal horey cafisay ciidankii hubeysnaa ee galay buurta Gacan Libaax ayaa waxaa lagu tilmaamay shirqool uu maleegayo madaxweyne Biixi, si markale carqalad u dhacdo kahor doorashada loo balansan yahay bisha November ee sanadkaan.<\/p>\n<p>Warqad kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland 5-tii bishii September ee sanadkii hore ee 2023-kii ayaa lagu cafiyey jabhadddii buurta Gacan Libaax, hase yeeshe waxaa maanta heshiiskii hore iyo warqadaasi buriyay madaxweyne Biixi oo ku dhawaaqay in maxkamad la soo taagayo dhammaanba jabhaddii Gacan Libaax.<\/p>\n<p>Si rasmi ah looma oga waxa keenay isbeddelka go\u2019aankii hore ay xukuumaddu cafiska ugu fidisay dhammaan xubnihii jabhadda, haddana waxaa soo baxeyso in shirqool siyaasadeed foolxun uu ka leeyahay Muuse Biixi oo wajahaya loolan adag xilli billooyin ka harsan tahay doorashooyinka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsaabtv%2Fvideos%2F978662853556878%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbad sanadeedka dastuuriga ka horjeediyay golaha baarlamaanka ayaa dib usoo celiyay xiisadda buurta Gacan Libaax, taasi oo horey uga heshiiyeen xukuumadda iyo odayaasha dhaqanka. Muuse Biixi ayaa waxa uu sheegay in wixii dhacay 11-kii bishii August 2023-kii aysan iloobin xukuumadda, islamarkaana ay cadaaladda horkeeni doonaan maleeshiyaddii ka dambeysay. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181053,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181051","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-&quot;Maaha Madaxwaynuhu Inuu Naxli Ka Shaqeeyo Oo Uu Dadka Isku Diro&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maaha-madaxwaynuhu-inuu-naxli-ka-shaqeeyo-oo-uu-dadka-isku-diro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-&quot;Maaha Madaxwaynuhu Inuu Naxli Ka Shaqeeyo Oo Uu Dadka Isku Diro&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbad sanadeedka dastuuriga ka horjeediyay golaha baarlamaanka ayaa dib usoo celiyay xiisadda buurta Gacan Libaax, taasi oo horey uga heshiiyeen xukuumadda iyo odayaasha dhaqanka. Muuse Biixi ayaa waxa uu sheegay in wixii dhacay 11-kii bishii August 2023-kii aysan iloobin xukuumadda, islamarkaana ay cadaaladda horkeeni doonaan maleeshiyaddii ka dambeysay. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maaha-madaxwaynuhu-inuu-naxli-ka-shaqeeyo-oo-uu-dadka-isku-diro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-06-09T16:56:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-06-10T07:46:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-09-at-17.55.35.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1232\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1126\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maaha-madaxwaynuhu-inuu-naxli-ka-shaqeeyo-oo-uu-dadka-isku-diro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maaha-madaxwaynuhu-inuu-naxli-ka-shaqeeyo-oo-uu-dadka-isku-diro\/\",\"name\":\"DAAWO:-\\\"Maaha Madaxwaynuhu Inuu Naxli Ka Shaqeeyo Oo Uu Dadka Isku Diro\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maaha-madaxwaynuhu-inuu-naxli-ka-shaqeeyo-oo-uu-dadka-isku-diro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maaha-madaxwaynuhu-inuu-naxli-ka-shaqeeyo-oo-uu-dadka-isku-diro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-09-at-17.55.35.png\",\"datePublished\":\"2024-06-09T16:56:21+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-10T07:46:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maaha-madaxwaynuhu-inuu-naxli-ka-shaqeeyo-oo-uu-dadka-isku-diro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maaha-madaxwaynuhu-inuu-naxli-ka-shaqeeyo-oo-uu-dadka-isku-diro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maaha-madaxwaynuhu-inuu-naxli-ka-shaqeeyo-oo-uu-dadka-isku-diro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-09-at-17.55.35.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-09-at-17.55.35.png\",\"width\":1232,\"height\":1126},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maaha-madaxwaynuhu-inuu-naxli-ka-shaqeeyo-oo-uu-dadka-isku-diro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-&#8220;Maaha Madaxwaynuhu Inuu Naxli Ka Shaqeeyo Oo Uu Dadka Isku Diro&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\"Maaha Madaxwaynuhu Inuu Naxli Ka Shaqeeyo Oo Uu Dadka Isku Diro\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maaha-madaxwaynuhu-inuu-naxli-ka-shaqeeyo-oo-uu-dadka-isku-diro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\"Maaha Madaxwaynuhu Inuu Naxli Ka Shaqeeyo Oo Uu Dadka Isku Diro\" - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbad sanadeedka dastuuriga ka horjeediyay golaha baarlamaanka ayaa dib usoo celiyay xiisadda buurta Gacan Libaax, taasi oo horey uga heshiiyeen xukuumadda iyo odayaasha dhaqanka. Muuse Biixi ayaa waxa uu sheegay in wixii dhacay 11-kii bishii August 2023-kii aysan iloobin xukuumadda, islamarkaana ay cadaaladda horkeeni doonaan maleeshiyaddii ka dambeysay. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maaha-madaxwaynuhu-inuu-naxli-ka-shaqeeyo-oo-uu-dadka-isku-diro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-06-09T16:56:21+00:00","article_modified_time":"2024-06-10T07:46:42+00:00","og_image":[{"width":1232,"height":1126,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-09-at-17.55.35.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maaha-madaxwaynuhu-inuu-naxli-ka-shaqeeyo-oo-uu-dadka-isku-diro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maaha-madaxwaynuhu-inuu-naxli-ka-shaqeeyo-oo-uu-dadka-isku-diro\/","name":"DAAWO:-\"Maaha Madaxwaynuhu Inuu Naxli Ka Shaqeeyo Oo Uu Dadka Isku Diro\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maaha-madaxwaynuhu-inuu-naxli-ka-shaqeeyo-oo-uu-dadka-isku-diro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maaha-madaxwaynuhu-inuu-naxli-ka-shaqeeyo-oo-uu-dadka-isku-diro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-09-at-17.55.35.png","datePublished":"2024-06-09T16:56:21+00:00","dateModified":"2024-06-10T07:46:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maaha-madaxwaynuhu-inuu-naxli-ka-shaqeeyo-oo-uu-dadka-isku-diro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maaha-madaxwaynuhu-inuu-naxli-ka-shaqeeyo-oo-uu-dadka-isku-diro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maaha-madaxwaynuhu-inuu-naxli-ka-shaqeeyo-oo-uu-dadka-isku-diro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-09-at-17.55.35.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-09-at-17.55.35.png","width":1232,"height":1126},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maaha-madaxwaynuhu-inuu-naxli-ka-shaqeeyo-oo-uu-dadka-isku-diro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-&#8220;Maaha Madaxwaynuhu Inuu Naxli Ka Shaqeeyo Oo Uu Dadka Isku Diro&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181051"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181051"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181051\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181054,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181051\/revisions\/181054"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181053"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181051"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181051"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181051"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}