{"id":181083,"date":"2024-06-13T11:32:04","date_gmt":"2024-06-13T08:32:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181083"},"modified":"2024-06-13T11:38:03","modified_gmt":"2024-06-13T08:38:03","slug":"sheekh-cali-wajiis-xaqiijiyay-arrinta-qubuuraha-iyo-warka-laga-sheegay-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-xaqiijiyay-arrinta-qubuuraha-iyo-warka-laga-sheegay-farmaajo\/","title":{"rendered":"Sheekh Cali Wajiis oo xaqiijiyay arrinta qubuuraha iyo warka laga sheegay Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-181084\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/hqdefault.jpeg\" alt=\"\" width=\"522\" height=\"392\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/hqdefault.jpeg 480w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/hqdefault-300x225.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/hqdefault-80x60.jpeg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/hqdefault-265x198.jpeg 265w\" sizes=\"(max-width: 522px) 100vw, 522px\" \/><\/p>\n<p>Sheekh Cali Wajiis oo ayaa si faahfaahsan uga hadlay arrinta qabuuraha Iskuul Buluusiya, isagoo si weyn u difaacay go\u2019aanka dowladda, tusaaleyn dhanka diiniga ahna ka bixiyey qodobada uu ku difaacayo go\u2019aanka qabuuraha looga rarayo dhulkaas.<\/p>\n<p>Sidoo kale Sheekh Cali Wajiis ayaa shaaciyey in xilligii dowladii Farmaajo, ay mar sidaan oo kale isugu dayeen maamulkii gobolka Banaadir, gaar ahaan in qabuurahaas lasoo fago oo laga saaro dhulkaas, balse ay ka diideen, maadaama la sii rabay shakhsiyaad gaar ah.<\/p>\n<p>Waxa uu si gaar ah u xaqiijiyey in Farmaajo iyo ra\u2019iisul wasaareyaashiisa aanay dalban, balse arrintaas uu soo jeediyey guddoomiyihii gobolka Injineer Yariisow.<\/p>\n<p>Hadda oo dowladda Xasan Sheekh ay go\u2019aankaan la qaateen iyo xiligii Farmaajo oo ay ka diideen wuxuu sheegay Sheekh Cali Wajiis inuu jiray kala duwanaasho, maadaama dowladda Xasan Sheekh ay dhulkaas uga faa\u2019iideysaneyso, si dan-guud ah, halka dowladii Farmaajo ay ka kirey rabtay shakhsiyaad ganacsato ah.<\/p>\n<p>Shiikha oo wareysigaan siiyey TV-ga Universal ayaa sidoo kale sheegay in xiligii Farmaajo ay mar kale dowladda ka diideen in dadka ku shaqeysta laga saaro dhul u badan hoteelo uu ku jiro Hotel Afrik oo dowladda u jireysan.<\/p>\n<p>\u201cGuddoomiye Injineer Yariisow ayaa noo keenay liis dheer oo qiyaastii 30 ah, kuwaas oo u kireysan dowladda oo Hotel Afrik uu ku jiro, waxaan R\/Wasaare Kheyre ku dhahnay dhulkaan hadii dadka ku shaqeysta laga saaro dan-guud maka hirgelinee? Wuxuu yiri maya, ka leexo ayaan dhahnay dadka degan ayaa u xaq leh oo sanado badan laga kireeyee, waana naga aqbalay,\u201d ayuu yiri Sheekh Cali Wajiis.<\/p>\n<p>Sidoo kale Sheekh Cali ayaa sheegay in xiligaas ay dowladii Farmaajo ka aqbashay culimada is hortaagii ay ku sameeyeen go\u2019aanka lagu fagi lahaa qabuuraha iskuul Buluusiya, balse hadda dowladda Xasan Sheekh ay halkaas ka fulineyso qorshe danguud ah oo dhulkaas la dejinayo in ciidanka ilaalada xeebaha dalka oo baahi weyn loo qabo.<\/p>\n<p>Sheekh Cali Wajiis waxaa la weydiiyey waxa la gudboon culimada, hadii dhulkaas laga dhigo dhul ganacsi oo shakhsiyaad la siiyo, isagoo sheegay markaas ay ka hor imaa doonaan dadkana u cadey doonaan in balantii ay uga baxday dowladdu, balse hadda qorshaha loo sheegay oo dowladda ay ku raaceen uu yahay in dhulkaas hanaan danguud ah loo isticmaalo.<\/p>\n<p>Wuxuu intaas ku sii daray, in diinta islaamka aysan baneyn in dangaar ah loo isticmaalo dhul danguud ah, inta laga saaro dadkii ku xabaalaa, sidoo kale wuxuu faahfaahin dheer ka bixiyey marka la ogolyahay in meyd laga saaro meel ee meel kale lagu aaso, isagoo ka bixiyey tusaalooyin waaweyn oo ku qanciyey in culimadu ay go\u2019aankaas la qaadayo dowladda.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka daawo<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Sh Cali Wajiis- dowladdii Farmaajo miiyee Culimada weydiisatay inay Qabuuraha Hotelo ka dhisto?\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ZiAhMdHuyhc\" width=\"717\" height=\"404\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheekh Cali Wajiis oo ayaa si faahfaahsan uga hadlay arrinta qabuuraha Iskuul Buluusiya, isagoo si weyn u difaacay go\u2019aanka dowladda, tusaaleyn dhanka diiniga ahna ka bixiyey qodobada uu ku difaacayo go\u2019aanka qabuuraha looga rarayo dhulkaas. Sidoo kale Sheekh Cali Wajiis ayaa shaaciyey in xilligii dowladii Farmaajo, ay mar sidaan oo kale isugu dayeen maamulkii gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181084,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181083","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sheekh Cali Wajiis oo xaqiijiyay arrinta qubuuraha iyo warka laga sheegay Farmaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-xaqiijiyay-arrinta-qubuuraha-iyo-warka-laga-sheegay-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sheekh Cali Wajiis oo xaqiijiyay arrinta qubuuraha iyo warka laga sheegay Farmaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sheekh Cali Wajiis oo ayaa si faahfaahsan uga hadlay arrinta qabuuraha Iskuul Buluusiya, isagoo si weyn u difaacay go\u2019aanka dowladda, tusaaleyn dhanka diiniga ahna ka bixiyey qodobada uu ku difaacayo go\u2019aanka qabuuraha looga rarayo dhulkaas. Sidoo kale Sheekh Cali Wajiis ayaa shaaciyey in xilligii dowladii Farmaajo, ay mar sidaan oo kale isugu dayeen maamulkii gobolka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-xaqiijiyay-arrinta-qubuuraha-iyo-warka-laga-sheegay-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-06-13T08:32:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-06-13T08:38:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/hqdefault.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-xaqiijiyay-arrinta-qubuuraha-iyo-warka-laga-sheegay-farmaajo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-xaqiijiyay-arrinta-qubuuraha-iyo-warka-laga-sheegay-farmaajo\/\",\"name\":\"Sheekh Cali Wajiis oo xaqiijiyay arrinta qubuuraha iyo warka laga sheegay Farmaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-xaqiijiyay-arrinta-qubuuraha-iyo-warka-laga-sheegay-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-xaqiijiyay-arrinta-qubuuraha-iyo-warka-laga-sheegay-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/hqdefault.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-06-13T08:32:04+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-13T08:38:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-xaqiijiyay-arrinta-qubuuraha-iyo-warka-laga-sheegay-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-xaqiijiyay-arrinta-qubuuraha-iyo-warka-laga-sheegay-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-xaqiijiyay-arrinta-qubuuraha-iyo-warka-laga-sheegay-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/hqdefault.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/hqdefault.jpeg\",\"width\":480,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-xaqiijiyay-arrinta-qubuuraha-iyo-warka-laga-sheegay-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sheekh Cali Wajiis oo xaqiijiyay arrinta qubuuraha iyo warka laga sheegay Farmaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sheekh Cali Wajiis oo xaqiijiyay arrinta qubuuraha iyo warka laga sheegay Farmaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-xaqiijiyay-arrinta-qubuuraha-iyo-warka-laga-sheegay-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sheekh Cali Wajiis oo xaqiijiyay arrinta qubuuraha iyo warka laga sheegay Farmaajo - Wardoon","og_description":"Sheekh Cali Wajiis oo ayaa si faahfaahsan uga hadlay arrinta qabuuraha Iskuul Buluusiya, isagoo si weyn u difaacay go\u2019aanka dowladda, tusaaleyn dhanka diiniga ahna ka bixiyey qodobada uu ku difaacayo go\u2019aanka qabuuraha looga rarayo dhulkaas. Sidoo kale Sheekh Cali Wajiis ayaa shaaciyey in xilligii dowladii Farmaajo, ay mar sidaan oo kale isugu dayeen maamulkii gobolka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-xaqiijiyay-arrinta-qubuuraha-iyo-warka-laga-sheegay-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-06-13T08:32:04+00:00","article_modified_time":"2024-06-13T08:38:03+00:00","og_image":[{"width":480,"height":360,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/hqdefault.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-xaqiijiyay-arrinta-qubuuraha-iyo-warka-laga-sheegay-farmaajo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-xaqiijiyay-arrinta-qubuuraha-iyo-warka-laga-sheegay-farmaajo\/","name":"Sheekh Cali Wajiis oo xaqiijiyay arrinta qubuuraha iyo warka laga sheegay Farmaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-xaqiijiyay-arrinta-qubuuraha-iyo-warka-laga-sheegay-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-xaqiijiyay-arrinta-qubuuraha-iyo-warka-laga-sheegay-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/hqdefault.jpeg","datePublished":"2024-06-13T08:32:04+00:00","dateModified":"2024-06-13T08:38:03+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-xaqiijiyay-arrinta-qubuuraha-iyo-warka-laga-sheegay-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-xaqiijiyay-arrinta-qubuuraha-iyo-warka-laga-sheegay-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-xaqiijiyay-arrinta-qubuuraha-iyo-warka-laga-sheegay-farmaajo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/hqdefault.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/hqdefault.jpeg","width":480,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-cali-wajiis-xaqiijiyay-arrinta-qubuuraha-iyo-warka-laga-sheegay-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sheekh Cali Wajiis oo xaqiijiyay arrinta qubuuraha iyo warka laga sheegay Farmaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181083"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181083"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181083\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181087,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181083\/revisions\/181087"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181084"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181083"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181083"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181083"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}