{"id":181163,"date":"2024-06-20T11:30:15","date_gmt":"2024-06-20T08:30:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181163"},"modified":"2024-06-20T17:09:57","modified_gmt":"2024-06-20T14:09:57","slug":"daawo-shabaab-oo-bilaabay-in-dilalka-u-adeegsadaan-google-map","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-oo-bilaabay-in-dilalka-u-adeegsadaan-google-map\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Shabaab oo bilaabay in dilalka u adeegsadaan Google Map"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181164\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-20-at-09.29.08.png\" alt=\"\" width=\"1396\" height=\"652\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-20-at-09.29.08.png 1396w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-20-at-09.29.08-300x140.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-20-at-09.29.08-1024x478.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-20-at-09.29.08-768x359.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-20-at-09.29.08-696x325.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-20-at-09.29.08-1068x499.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-20-at-09.29.08-899x420.png 899w\" sizes=\"(max-width: 1396px) 100vw, 1396px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta la hor keenay nin ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo dilay Nabadoon caan aha aiyo askari ka tirsanaa booliska Soomaaliya, dilalkaas ayaa ka dhacay Muqdisho, waxaana maqan 3 nin oo kale oo dilalkaas wax ka geystay.<\/p>\n<p>Cabdi Cabdulqaadir Maxamed ayaa lagu magacaabaa dilaaga maanta la maxkamadeeyey, waxaana yaab leh sida ay dilalkaas u geysteen, maadaama ay isticmaaleen aalado casri ah, si ay u raadsadaan dadka ay dilayaan.<\/p>\n<p>Google Map, waa aalada ay adeegsadeen ragga uu ku jiray ninkaan maanta la maxkamadeeyey iyo ragga maqan, in la qabto Cabdi waxaa fududeeyey dhaawac soo gaaray markii ay dilka geysanayeen.<\/p>\n<p>\u201cNabadoon iyo askari istaaf u ahaa ayuu dilay ninkaan, sidoo kale askari kale ayuu Ex control ku dilay, 3 qof dilkood ayuu qirtay ninkaan, Nabadoonka waxay ku dileen deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka Muqdisho,\u201d ayuu yiri Xeer ilaaliye ku xigeenka maxkamadda ciidamada oo ninkaas dacwadda ku soo oogay.<\/p>\n<p>Xeer ilaalinta ayaa sheegtay in Nabadoonka xiliga la dilay uu gargaar u qeybinayey qoysas danyar ah oo ku nool duleedka Muqdisho, \u201cwuxuu ahaa nin darajo iyo maamuus leh, halkaas wuxuu u tegay caawinta bulshada, wanigaa dilay nin dhahaya ayaa maanta na horfadhiya, arxan daradaas ayuu cadeystay Cabdi,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa la soo qabtay oo maxkamadda la hor keenay ninkii Mooto Bajaaj-ta ku qaaday Cabdi oo dhaawac uu u geystay askarigii la socday nabadoonka la dilay, kaas oo isna dhintay, waxaana la qabtay Mootada uu sii dhaafeysa Ceelsha Biyaha, si ninka Nabadoonka dilay loo fakiyo.<\/p>\n<p>Ninka waday Mooto Bajaaj-ta waxaa ku cadaatay in markiisii hore uu ka yimid Al-Shabaab oo waalidkiis ay u gadeen Mooto Bajaaj uu Muqdisho uga shaqeysto, balse si hoose ayuu ugu laabtay kooxdii, siu u ula shaqeeyo, wuxuuna deg deg ugu gurmaday ninkaan loo heysto dilkii nabadoonka oo dhaawac culus uu u geystay askari la socday nabadoonka oo isna halkaas ku dhintay.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka daawo<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"DEG DEG: Dhagarqabayaal Google Map u isticmaalay dil ay geysanayeen - Maxkamadda Ciidamada.\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/TjCulLGTzsU\" width=\"717\" height=\"404\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta la hor keenay nin ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo dilay Nabadoon caan aha aiyo askari ka tirsanaa booliska Soomaaliya, dilalkaas ayaa ka dhacay Muqdisho, waxaana maqan 3 nin oo kale oo dilalkaas wax ka geystay. Cabdi Cabdulqaadir Maxamed ayaa lagu magacaabaa dilaaga maanta la maxkamadeeyey, waxaana yaab leh sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181164,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181163","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Shabaab oo bilaabay in dilalka u adeegsadaan Google Map - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-oo-bilaabay-in-dilalka-u-adeegsadaan-google-map\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Shabaab oo bilaabay in dilalka u adeegsadaan Google Map - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta la hor keenay nin ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo dilay Nabadoon caan aha aiyo askari ka tirsanaa booliska Soomaaliya, dilalkaas ayaa ka dhacay Muqdisho, waxaana maqan 3 nin oo kale oo dilalkaas wax ka geystay. Cabdi Cabdulqaadir Maxamed ayaa lagu magacaabaa dilaaga maanta la maxkamadeeyey, waxaana yaab leh sida [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-oo-bilaabay-in-dilalka-u-adeegsadaan-google-map\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-06-20T08:30:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-06-20T14:09:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-20-at-09.29.08.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1396\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"652\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-oo-bilaabay-in-dilalka-u-adeegsadaan-google-map\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-oo-bilaabay-in-dilalka-u-adeegsadaan-google-map\/\",\"name\":\"DAAWO:-Shabaab oo bilaabay in dilalka u adeegsadaan Google Map - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-oo-bilaabay-in-dilalka-u-adeegsadaan-google-map\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-oo-bilaabay-in-dilalka-u-adeegsadaan-google-map\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-20-at-09.29.08.png\",\"datePublished\":\"2024-06-20T08:30:15+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-20T14:09:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-oo-bilaabay-in-dilalka-u-adeegsadaan-google-map\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-oo-bilaabay-in-dilalka-u-adeegsadaan-google-map\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-oo-bilaabay-in-dilalka-u-adeegsadaan-google-map\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-20-at-09.29.08.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-20-at-09.29.08.png\",\"width\":1396,\"height\":652},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-oo-bilaabay-in-dilalka-u-adeegsadaan-google-map\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Shabaab oo bilaabay in dilalka u adeegsadaan Google Map\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Shabaab oo bilaabay in dilalka u adeegsadaan Google Map - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-oo-bilaabay-in-dilalka-u-adeegsadaan-google-map\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Shabaab oo bilaabay in dilalka u adeegsadaan Google Map - Wardoon","og_description":"Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta la hor keenay nin ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo dilay Nabadoon caan aha aiyo askari ka tirsanaa booliska Soomaaliya, dilalkaas ayaa ka dhacay Muqdisho, waxaana maqan 3 nin oo kale oo dilalkaas wax ka geystay. Cabdi Cabdulqaadir Maxamed ayaa lagu magacaabaa dilaaga maanta la maxkamadeeyey, waxaana yaab leh sida [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-oo-bilaabay-in-dilalka-u-adeegsadaan-google-map\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-06-20T08:30:15+00:00","article_modified_time":"2024-06-20T14:09:57+00:00","og_image":[{"width":1396,"height":652,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-20-at-09.29.08.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-oo-bilaabay-in-dilalka-u-adeegsadaan-google-map\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-oo-bilaabay-in-dilalka-u-adeegsadaan-google-map\/","name":"DAAWO:-Shabaab oo bilaabay in dilalka u adeegsadaan Google Map - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-oo-bilaabay-in-dilalka-u-adeegsadaan-google-map\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-oo-bilaabay-in-dilalka-u-adeegsadaan-google-map\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-20-at-09.29.08.png","datePublished":"2024-06-20T08:30:15+00:00","dateModified":"2024-06-20T14:09:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-oo-bilaabay-in-dilalka-u-adeegsadaan-google-map\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-oo-bilaabay-in-dilalka-u-adeegsadaan-google-map\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-oo-bilaabay-in-dilalka-u-adeegsadaan-google-map\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-20-at-09.29.08.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/Screenshot-2024-06-20-at-09.29.08.png","width":1396,"height":652},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shabaab-oo-bilaabay-in-dilalka-u-adeegsadaan-google-map\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Shabaab oo bilaabay in dilalka u adeegsadaan Google Map"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181163"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181163"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181163\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181165,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181163\/revisions\/181165"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181164"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181163"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181163"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181163"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}