{"id":181166,"date":"2024-06-20T17:12:27","date_gmt":"2024-06-20T14:12:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181166"},"modified":"2024-06-20T17:26:35","modified_gmt":"2024-06-20T14:26:35","slug":"cismaan-cumar-dool-oo-laxiray-iyo-suldaankiisa-oo-dagaal-ku-hanjabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cismaan-cumar-dool-oo-laxiray-iyo-suldaankiisa-oo-dagaal-ku-hanjabay\/","title":{"rendered":"Cismaan Cumar Dool oo laxiray iyo Suldaankiisa oo dagaal ku hanjabay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181168\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024620638544662496441282.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"356\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024620638544662496441282.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024620638544662496441282-300x162.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Cismaan Cumar Dool oo ka tirsan saraakiisha xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa maanta lagu xidhay Magaalada Hargaysa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Cismaan oo katagay qurbaha gaar ahaana Norway ayay ciidamada Booliska Somaliland ka qabteen garoonka diyaaradaha Hargaysa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhallinyaro ka gadoodsan xadhiga Cismaan Cumar Dool oo xukuumada Somaliland ka dhaliila baraha bulshada, ayaa mudaharaad ka dhigay magaalada Hargaysa.<\/p>\n<p>Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Daa&#8217;uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, oo dhallinyarada la hadlay ayaa ku baaqay in Dool si dhakhso ah loo sii daayo &#8220;24 saacadood gudahood hadii ninkaa lagu sii dayn waayo, shaqo kuma lihi wixii ka dhaca&#8221;.<\/p>\n<p>Suldaanku dhanka kale dhallinyarada gadoodsan ayuu u qalbi qaboojiyay isaga oo sheegay in Dool anay wax dhibaato ahi soo gaadhin isla markaana raga la xidhi karo.<\/p>\n<p>Dool oo kamid ah qurbajoogta Somaliland ayaa mar ahaa u qaabilsanaha xisbiga Waddani ee arrimaha qaarada Yurub, waxa uuna si ba&#8217;an baraha bulshada uga dhaliilaa xukuumada Somaliland.<\/p>\n<p>Dhowr mar oo hore ayuu Dool yimid Somaliland lakiin wax xadhiga looma gaysan, wali lama oga sababta keentay in wakhtigan la xidho, dadwaynaha maanta mudaharaadka dhigay ayaa madaarka u tagay si ay usoo dhaweeyaan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FHoryaal24tv%2Fvideos%2F1528382834441900%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cismaan Cumar Dool oo ka tirsan saraakiisha xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa maanta lagu xidhay Magaalada Hargaysa. &nbsp; Cismaan oo katagay qurbaha gaar ahaana Norway ayay ciidamada Booliska Somaliland ka qabteen garoonka diyaaradaha Hargaysa. &nbsp; Dhallinyaro ka gadoodsan xadhiga Cismaan Cumar Dool oo xukuumada Somaliland ka dhaliila baraha bulshada, ayaa mudaharaad ka dhigay magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181167,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181166","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cismaan Cumar Dool oo laxiray iyo Suldaankiisa oo dagaal ku hanjabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cismaan-cumar-dool-oo-laxiray-iyo-suldaankiisa-oo-dagaal-ku-hanjabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cismaan Cumar Dool oo laxiray iyo Suldaankiisa oo dagaal ku hanjabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cismaan Cumar Dool oo ka tirsan saraakiisha xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa maanta lagu xidhay Magaalada Hargaysa. &nbsp; Cismaan oo katagay qurbaha gaar ahaana Norway ayay ciidamada Booliska Somaliland ka qabteen garoonka diyaaradaha Hargaysa. &nbsp; Dhallinyaro ka gadoodsan xadhiga Cismaan Cumar Dool oo xukuumada Somaliland ka dhaliila baraha bulshada, ayaa mudaharaad ka dhigay magaalada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cismaan-cumar-dool-oo-laxiray-iyo-suldaankiisa-oo-dagaal-ku-hanjabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-06-20T14:12:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-06-20T14:26:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024620638544663039346822.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"976\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cismaan-cumar-dool-oo-laxiray-iyo-suldaankiisa-oo-dagaal-ku-hanjabay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cismaan-cumar-dool-oo-laxiray-iyo-suldaankiisa-oo-dagaal-ku-hanjabay\/\",\"name\":\"Cismaan Cumar Dool oo laxiray iyo Suldaankiisa oo dagaal ku hanjabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cismaan-cumar-dool-oo-laxiray-iyo-suldaankiisa-oo-dagaal-ku-hanjabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cismaan-cumar-dool-oo-laxiray-iyo-suldaankiisa-oo-dagaal-ku-hanjabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024620638544663039346822.jpg\",\"datePublished\":\"2024-06-20T14:12:27+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-20T14:26:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cismaan-cumar-dool-oo-laxiray-iyo-suldaankiisa-oo-dagaal-ku-hanjabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cismaan-cumar-dool-oo-laxiray-iyo-suldaankiisa-oo-dagaal-ku-hanjabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cismaan-cumar-dool-oo-laxiray-iyo-suldaankiisa-oo-dagaal-ku-hanjabay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024620638544663039346822.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024620638544663039346822.jpg\",\"width\":660,\"height\":976},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cismaan-cumar-dool-oo-laxiray-iyo-suldaankiisa-oo-dagaal-ku-hanjabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cismaan Cumar Dool oo laxiray iyo Suldaankiisa oo dagaal ku hanjabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cismaan Cumar Dool oo laxiray iyo Suldaankiisa oo dagaal ku hanjabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cismaan-cumar-dool-oo-laxiray-iyo-suldaankiisa-oo-dagaal-ku-hanjabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cismaan Cumar Dool oo laxiray iyo Suldaankiisa oo dagaal ku hanjabay - Wardoon","og_description":"Cismaan Cumar Dool oo ka tirsan saraakiisha xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa maanta lagu xidhay Magaalada Hargaysa. &nbsp; Cismaan oo katagay qurbaha gaar ahaana Norway ayay ciidamada Booliska Somaliland ka qabteen garoonka diyaaradaha Hargaysa. &nbsp; Dhallinyaro ka gadoodsan xadhiga Cismaan Cumar Dool oo xukuumada Somaliland ka dhaliila baraha bulshada, ayaa mudaharaad ka dhigay magaalada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cismaan-cumar-dool-oo-laxiray-iyo-suldaankiisa-oo-dagaal-ku-hanjabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-06-20T14:12:27+00:00","article_modified_time":"2024-06-20T14:26:35+00:00","og_image":[{"width":660,"height":976,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024620638544663039346822.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cismaan-cumar-dool-oo-laxiray-iyo-suldaankiisa-oo-dagaal-ku-hanjabay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cismaan-cumar-dool-oo-laxiray-iyo-suldaankiisa-oo-dagaal-ku-hanjabay\/","name":"Cismaan Cumar Dool oo laxiray iyo Suldaankiisa oo dagaal ku hanjabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cismaan-cumar-dool-oo-laxiray-iyo-suldaankiisa-oo-dagaal-ku-hanjabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cismaan-cumar-dool-oo-laxiray-iyo-suldaankiisa-oo-dagaal-ku-hanjabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024620638544663039346822.jpg","datePublished":"2024-06-20T14:12:27+00:00","dateModified":"2024-06-20T14:26:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cismaan-cumar-dool-oo-laxiray-iyo-suldaankiisa-oo-dagaal-ku-hanjabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cismaan-cumar-dool-oo-laxiray-iyo-suldaankiisa-oo-dagaal-ku-hanjabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cismaan-cumar-dool-oo-laxiray-iyo-suldaankiisa-oo-dagaal-ku-hanjabay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024620638544663039346822.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024620638544663039346822.jpg","width":660,"height":976},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cismaan-cumar-dool-oo-laxiray-iyo-suldaankiisa-oo-dagaal-ku-hanjabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cismaan Cumar Dool oo laxiray iyo Suldaankiisa oo dagaal ku hanjabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181166"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181166"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181166\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181173,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181166\/revisions\/181173"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181167"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181166"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181166"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181166"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}